Video:-Maxaa ka socda Gobolka Tigreega Ee Itoobiya?

Waxaa caasimada GobolkaTigraay ee Maqelle gaaray Safiirada 32-Dal ufadhiya Itoobiya iyo Ururada Caalamiga ah.

SIdoo kale Guddigii wada hadalka ee Midowga Afrika oo uu hogaaminayo Madaxweynihii hore ee Kenya Uhuru Kenyata,ayaa tagay Saakay Maqalle.

Isgaarsiintii,Bangiyadii,Duulimaadyadii Shirkada Itoobiyan Airlines iyo Shidaalkii,ayaa si rasmi ah loogu fasaxay Gobolka.

Waxaa kaloo gudaha ugalay Gobolka Tigreega Hal Batalyan oo Ciidamada Mileteriga Itoobiya ka mid ah iyo kormeerayaal ka socda Midowga Afrika,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka