Video:-Macawisleydii oo bilaabay Isbaarooyin ay baad uga qaadayaan Gaadiidka

Waa nasiibdarro weyn Dhulkii Shabaab ka baxay ee Deegaamada Hir-shabelle in ay Isbaarooyin Dadka iyo Gaadiidka lagu baaranayo dhigtaan Macswisleydii la abaabulay.

Jidgooyooyin door ah oo looga qaado Gaadiidka Xamuulka ukala safriya Deegamadaas,ayaa ka dilaacay Dhulkii Shabaab laga saaray ee ay hada Gacanta ku hayaan Maleeshiyaad Beeleedyada loo yaqaan Macawisley.

Haldoor fara badab,ayaa horay uga digay hawlgelinta Macawisley oo haatan ku noqotay habacsanaan weyn oo soo wajahday dagaalkii argagixisada.

Moorayaan Hub helay yaa xakamayn kara waa su’asl lays waydiinayo ???

Halkan ka daawo muuqaalka Shacabka Deegamadaas oo ka cabanaya Isbaarooyinka