Garaad Mukhtaar oo ujawaabay Muuse Biixi

“Haddii Ingiriis tabasho qabo hanoo yimaaddo, san-ku-neefle kale ka dhegeysan mayno xuduudaha SSC.”Ayuu yiri Garaad Mukhtaar oo jawaab gaaban ka bixiyay hadalkii Muuse Biixi ee Caawa uu ka jeediyay Hargaysa.