Shirka Madasha Qaranka oo loo baajinayo Puntland darteed

Shirka Madasha Qaranka oo ay ahayd in uu qabsoomo 23-ka May,waxay ubadan tahay in dib loo dhigo markale.

Ujeedka loo baajinayo,ayaa lagu sheegay xal uhelida khilaafka PL iyo Dowlada Fadaraalka.

Sidoo kale,waxaa isla Bisha May dhici doona doorashooyinka Golayaasha Deegaanka PL,taasoo iyadana la tixgelinayo.

Dhawaan,waxaa la filayaa in ay gaaraan Garowe Laftagareen iyo Qoor-qoor.

Tagidooda kadibna,waxaa la rajaynayaa in ay kulmaan Gudiyada khilaafaadka ee PL iyo Fadaraalka.

Jibril Qoobey.