Video:-Madaxweyne Deni oo si waadixa u amray in LC la xoreeyo 25-ka Bishan ka hor

Madaxweyne Deni oo Kumanaan Qof kula hadlay Garoonka Kubada Cagta Cawaale Gaalkacyo,ayaa si cad u amray in LC la xoreeyo ka hor  Bishan 25-keeda hadii rabi idmo.

“Ma qarsanayno waa difaacaynaa LC,waxaana farayaa Shacabka PL in ay xoreeyaan 25-ka Bisha ka hor”Ayuu yiri M.Deni.

Waa hadal aan looga baran oo ka fog Siyaasadii ay ku hawlgalaysay PL.

 

Halkan ka daawo muuqaalka