Madaxweyne Deni iyo hormuudka dhaqanka iyo Siyaasada Mudug oo heshiiyay

Si buuxda ayay uheshiiyeen reer Mudug iyo Madaxweyne Deni.

Markii koobaad,waxuu hoygiisa ku booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdille,isagoo uga soo hoyday waxii kala gaaray xiligii doorashada.

Kadib,waxuu la kulmay Labada Xildhibaan ee kala ah Fu’aad iyo Cawil,iyagana si dhamaystiran ayay uheshiiyeen.

Kadib,waxuu la kulmay Nabadoonadii oo ay is afgarteen.

Maanta Shirweyne,ayaa layskugu yimid,kaasoo lagu ducaystay oo lagu ballamay wada shaqayn iyo tushuush la’aan.

Waxaa la oran karaa Mudug,waxay raacday Deni.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka