Dimuqraadiyada PL oo soo jiidatay Dareenka Beesha caalamka

Hadalka Beesha Caalamku,waxuu Puntland u ahaa garabgal Dimuqraadiyadeed.

Marka ugu horaysa waxay Beesha caalamku dul istaagtay in ay si dhow ula socoto Dimuqraadiyada PL.

Marka xiga,waxay sheegtay in ay si dhow ula socoto kuwa dhibka ku haya,waxayna ku baaqday in ay xal wada xaajood wax lagu xaliyo.

Cadaadis gaar ah ma saarin Dowlada iyo Gudiga Doorashada midkoodna.

Muhiimada ugu weyn ee PL ay ka heshay warka Beesha Caalamka,waa in hirgelinta Dimuqraadiyada ka socota ay heshay dareenka caalamka.

Jibril Qoobey.