Naasir Warsame oo laga mamnuucay in uu iska Sharaxo Minisota

Abid,ayaa lagu ganaaxay in uu iska sharaxo Gobolka Minisota Naasir Warsame,waxaana lagu eedeeyay kicin Bulsho kadib markii taageerayaashiisu ay Gacan ka hadal ka dhex sameeyeen Hoolkii tartanka.

Muuqaalo ay duubeen Kaamirooyinka,ayaa noqday cadaymo buuxa oo loo cuskaday Ganaaxa la saaray.

Sidoo kale,waxaa Maxkamad la saari doonaa in badan oo taageerayaashiisa ah.

Naasir,waxuu iska sharaxay Word-10 oo Somalidu aysan ku badnayn,waxaana lagu qiyaasaa Somalida degan ee codaysa 3000-Qof,iyadoo guud ahaan Dadka codeeya ee Xaafadaas ay dhan yihiin 8000-Qof.

 

Halkan ka akhriso:-

 

Jibril Qoobey.