Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xaalada adag oo biyo la’aaneed ayaa ka taagan deegaanka Dhooba-cantuug ee gobalka Mudug, Shacabka iyo Waxgaradka deegaanka ayaa ugu baaqay dowladda Puntland inay si deg-deg ah uga soo gaarto dadka kunool Dhooba-cantuug. Idilnews