Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Gudoomiyaha iyo ku xigeenka Maxkamada ugu saraysa Itoobiya oo iscasilay
    Somalia

    Gudoomiyaha iyo ku xigeenka Maxkamada ugu saraysa Itoobiya oo iscasilay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddoomiyaha Maxkamadda ugu sarreysa dalka Itoobiya, Me’asa Ashenafi iyo ku xigeenkeeda Solomon Areda ayaa si lama filaan xilkii isaga casilay.

    Ma aysan sheegin sababta ay isku casileen.

    Me’asa Ashenafi oo horey ugu ololeyn jirtay arrimaha haweenka,ayaa sanadkii 2018 loo magacaabay xilkan, waxaana loo arkay tallaabo isbaddal ah oo uu waday Abiy Axmed markii uu xilka qabtay.

    Tan iyo dabayaaqadii 1980-kii waxay aheyd Garsoore ka tirsan Maxkamadda sare ee Itoobiya,waxayna markii dambe sameysay Urur ay ku mideysan yihiin Haweenka Qareemada ah ee Itoobiya si ay u caawiyaan Haweenka u baahan adeegyada sharciga ah.

    Meaza Ashenafi waxay ku lug laheyd kiis caan ahaa oo xitaa lagu soo bandhigay filimka Hollywood-ka ay soo saare ka aheyd Angelina Jolie.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka iyo Iran oo ay ubadan tahay in heshiiyaan

    April 16, 2026

    Maraykanka oo xayiray Saliidii Iran Ee Shiinaha aadaysay

    April 16, 2026

    Faallo:-Saamaynta Shiinaha Ee Soomaaliya

    April 16, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka iyo Iran oo ay ubadan tahay in heshiiyaan

    Maraykanka oo xayiray Saliidii Iran Ee Shiinaha aadaysay

    Faallo:-Saamaynta Shiinaha Ee Soomaaliya

    In ka badan Boqol Xildhibaan iyo Seneter Oo soo saaray Baaq

    Puntland oo Xasan Shiikh ugu baaqday in uu qabto Shir Deg-deg ah

    Trump oo Xabad joojin dhexdhigay Israa’iil iyo Lumnaan

    Somaliland rejects Somalia’s claims over its diplomatic engagement with Israel

    Dowlada Israa’iil oo Safiir usoo dirsatay Somaliland

    Beesha caalamka oo udigtay Maamulka Xasan Shiikh

    Maraykanka oo xiray Marinka Hurmus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.