Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland maxaa uga lumay xiriirkeeda xumaaday Ee Villa Somaliya?
    Somalia

    Puntland maxaa uga lumay xiriirkeeda xumaaday Ee Villa Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 26, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Caalamka iyo Somaliduba waa og yihiin Wadan Somaliya laysku yiraahdo oo Xasan Shiikh Madaxweyne ka yahay in uusan jirin.

    Guud ahaan Puntland waxaa ka socda mashaariic hormarineed oo 2-sano gudahood Puntland waxaa udhismay Laamiyo,Dekado,Garoomo,iskuulo,xarumo caafimaad,Ceelal biyoodyo,Saldhigyo,tayayn Garsoor iyo mid Ciidan.

    Sidoo kale xariirka beesha caalamka iyo Puntland waxa uu marayaa meeshii ugu saraysay,waxaana la bogaadiyay horumarka ka socda.

    Majirto sabab Puntland baahi gaara ugu qabto xariirka Muqdisho maba jirto wax uga baaqday.

    Puntland in ay hoos tagto Villa Banaadir ilaa inta dalkaan yeelanayo sharciyo kala saaraya awoodaha maamul ee Dowladnimada.

    “MASALAHA NIMAAN II DHIGAN MIDIG MASAARAAYO NINKII IGA MAARMI KARA UMA MURAAD YEESHO”

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.