Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wefti Sare oo Shiinaha ka socda ayaa gaaray Puntland
    Puntland

    Wefti Sare oo Shiinaha ka socda ayaa gaaray Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Boosaaso: 08 January 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda China ee Soomaaliya Amb. Wang Yu iyo wafdi uu hoggaaminayo.

    Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Mudane Liibaan Muuse Boqor iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdifataax Maxamed Cabdinuur.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo qaabilay saraakiisha Qeybta 60aad ee Ciidanka Puntland ee Saaxo

    August 20, 2026

    Gaalkacyo oo kamid noqotay degmooyinka ku guuleystay mashruuca Bulsho

    August 20, 2026

    Garoowe oo dhowaan helaysa koronto raqiis ah

    August 19, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo qaabilay saraakiisha Qeybta 60aad ee Ciidanka Puntland ee Saaxo

    Gaalkacyo oo kamid noqotay degmooyinka ku guuleystay mashruuca Bulsho

    Garoowe oo dhowaan helaysa koronto raqiis ah

    MUQDISHO: Hay’addaha Caalamiga oo qaraxyo uga digay Shaqaalahooda

    MUQDISHO: Halkee lala beegsaday qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho

    Madaxweyne Deni oo ku wajahan degmooyinka Bariga gobolka Mudug

    DEGDEG: Dagaal culus oo ka bilowday Baydhabo

    Ciidanka Laftagareen oo la wareegay Baydhabo

    GAALKACYO: Ciidanka Puntland oo xiray waddooyinka ka yimaada xaafada Baraxley

    MAREYKANKA: Trump oo ku guuleystay joojinta sharci ilaalinayay Soomaalida

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.