Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Puntland oo Dhulka soo dhigay Drons-kii ugu badnaa Ee Daacish
    Puntland

    Ciidamada Puntland oo Dhulka soo dhigay Drons-kii ugu badnaa Ee Daacish

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaaradahan aan duuliyaha laheyn waa isku daygii Ururka Argagixisada Daacish ay ku doonayeen in ay ku hakiyaan weerarka Ciidamada Difaaca Puntland.

    Dooranaskan,waa Nooca Basaaska iyo Nooca Qaraxyada.

    Dhammaan,waa laga hortagay si xeeladaysan,waxayna Ciidanku ku guulaysteen in ay dhulka soo dhigaan.

    Dhanka kale wararkii ugu dambeeyay ee Cal-miskaad,waxay sheegayaan in haraagii Ururka Argagixisada Daacish ay qaybo ka mid ah gaareen Xarumihii ugu dambeeyay ee ay ku lahaayeen Deegaannada Dhaadaar, Unuun iyo Tuurmasaale.

    Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa wada weerar Sadax jiho ah,waxayna ku sii siqaayaan Deegaano hor leh.

    Dagaalka oo socda wax ka yar Todobaad,ayay Ciidamada Difaaca Puntland ka soo hoyeen Guulo la yaab leh.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo qaabilay saraakiisha Qeybta 60aad ee Ciidanka Puntland ee Saaxo

    August 20, 2026

    Gaalkacyo oo kamid noqotay degmooyinka ku guuleystay mashruuca Bulsho

    August 20, 2026

    Garoowe oo dhowaan helaysa koronto raqiis ah

    August 19, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo qaabilay saraakiisha Qeybta 60aad ee Ciidanka Puntland ee Saaxo

    Gaalkacyo oo kamid noqotay degmooyinka ku guuleystay mashruuca Bulsho

    Garoowe oo dhowaan helaysa koronto raqiis ah

    MUQDISHO: Hay’addaha Caalamiga oo qaraxyo uga digay Shaqaalahooda

    MUQDISHO: Halkee lala beegsaday qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho

    Madaxweyne Deni oo ku wajahan degmooyinka Bariga gobolka Mudug

    DEGDEG: Dagaal culus oo ka bilowday Baydhabo

    Ciidanka Laftagareen oo la wareegay Baydhabo

    GAALKACYO: Ciidanka Puntland oo xiray waddooyinka ka yimaada xaafada Baraxley

    MAREYKANKA: Trump oo ku guuleystay joojinta sharci ilaalinayay Soomaalida

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.