Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hawlgalkii Hillaac Ee Buuraha Calmiskaad oo gabagabo ku dhow
    Puntland

    Hawlgalkii Hillaac Ee Buuraha Calmiskaad oo gabagabo ku dhow

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 27, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hawlgalkii Hillaac ee Calmiskaad,waa gabagabo.

    Dhamaan Ciidamadii ka qayb qaatay,ayaa lasoo xaraynayaa Todobaadyada soo socda,waxayna dib ugu soo laabanayaan fariisimihii ay ka dhaqaaqeen markii hore.

    Ciidamada soo degaya,ayaa gaaraya ku dhawaad 5000 oo Askari.

    900 oo Askari oo dhawaan tababar loosoo xirayo oo Daraawiish ah iyo 500 oo cusub oo Ciidanka Badda ah oo lagu kabay 700 oo Maleeshiyaad Deegaanka ah,ayaa la dajinayaa Calmiskaad si rasmi ah oo badalaya Ciidamada soo baxaya.

    Sidoo kale,waxaa gabagaba ku dhow Wadada Dhaadaar-Bosaso oo muhiim u ah ilaalinta Calmiskaad si aysan mar danbe argagixiso ugu soo dhuuman.

    Ciidamada kasoo dagaallamay Calmiskaad,ayaa dib loogu samaynayaa waxa loogu yeero (Feero celin),iyadoo loo samaynayo…

    1.Dayactir Gaadiid
    2.Baaris caafimaad.
    3.Nasin &, Daryeelid.

    Hawlgalka Calmiskaad,waxaa si weyn ugu dhismay Ciidamada Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.