Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa ka dhalan kara weerarada Afka ah Ee Trump ku hayo Somalida?
    Somalia

    Maxaa ka dhalan kara weerarada Afka ah Ee Trump ku hayo Somalida?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Indhaha Shacabka iyo maamulka Maraykanka,ayaa lagu soo jiheeyay Somalida ku nool gudaha iyo kuwa dalkiiba.

    Laba baaris,ayaa hada ku socota oo kala ah….

    1.Dadkii lunsaday Lacagtii taageerida danyarta Minisota.

    2.Lacagaha loo diro Somaliya.

    Baaristaas kadib,waxaa soo bixi kara talaabooyin Somalida caqabad ku noqon kara oo waxaa dhici karta…..

    B.In la mamnuuco Xawaaladaha.

    T.In Lacagihii horay Xawaaladuhu udireen laga daba tago Magacyadii lagu diray,taasoo si fudud looga dhex heli karo khaladaad lagu maxkamadayn karo masuuliyiinta xawaaladaha.

    J.In Qofka Somaliga ah calaamad su’aal gaar ah la saaro isaga iyo mashruucuu wato.

    X.In nacayb,sumcad xumo iyo fogayn Somalidu la kulanto.

    Kh.In gelida siyaasada Maraykanka ilgaar ah lagu fiirsho markay timaado Somalida.

    Xaalada taagan eedeeda,waxaa iska leh Somalida oo samaysay Laba Qodob….

    B.Guuxooda oo ay ka dheereeyeen oo aysan ku darin caqli,deganaan iyo bisayl.

    T.Dadka siyaasada Maraykanka ugalay oo udhaqmay sida kuwa siyaasada Somaliya ku jira oo kale.

    J.Fursad lagu dhibaatayn karo oo ay siiyeen cunsuriyiinta.

    Waxa ugu yar ee laga dhaxlayo weeraradan Somalida ku socda,waa in ugu yaraan Minisotadii ahayd Somaliyada Labaad lagu kala cararo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.