Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hardanka Maraykanka iyo Shiinaha Ee Laatiin America iyo saamaynta Venezuela
    Puntland

    Hardanka Maraykanka iyo Shiinaha Ee Laatiin America iyo saamaynta Venezuela

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Go’doominta Maraykanka ee Venezuela,waa mid ku salaysan ka hor tagida kobaca Shiinaha,gaar ahaan Laatiin America.

    Shiinuhu,wuxuu lagalay Venezuela heshiis ganacsi oo balaaran,isagoo daymiyay Lacag dhan $5-Bilyan,inkastoo uu ku khasaaray oo Venezuela awoodi wayday in ay iska bixiso,iyadoo Venezuela ay bilowday in ay ku bixiso Saliideeda.

    Sidoo kale Shiinuhu,wuxuu soo galay in ka badan 10 Wadan oo Laatiinka ah,isagoo la saxiixday ganacsi xor ah.

    Wadamadaas,waxaa ku jiray,Argentina,Columbia,Chili Urugway,Peru iyo Panama.

    Maamulkii Mw Biden,ayaa ku sasay saamaynta Shiinaha ee Laatiinka oo gaartay in Shiinuhu qabto Shirweyne maalgashi gaaraya $9-Bilyan oo uu galinayo Laatiin Ameica.

    Wax badan kama qaban maamulkii Biden soo gelidii Shiinaha ee Laatiinka,balse Trump oo ku galay olalaha doorashada,ayaa si hortabin leh uga hawlgalay markuu guulaystay,wuxuuna gacanta Maraykanka kusoo celiyay inta badan Wadamadii Shiinuhu soo galay oo ay ku jirto Panama oo ah marin muhiim ah.

    Tusaale,waxaa loosoo qaadan karaa Argentina oo Shiinuhu damcay in uu siiyo $5 Bilyan oo dayn ah,balse Maraykanku ugu badalay $20 Bilyan.

    Haatan Venezuela awood qaawan,ayuu u isticmaalay Maraykanka,isagoo ka duulaya danihiisa qaran,balse ku gabanaya la dagaallanka daraagiska.

    Venezuela daraaga laguma sameeyo ee waa lasoo marsiiyaa,wuxuuna ugudbaa daraaga mara Yurub,waxaana laga keenaa Columbia iyo Peru.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.