Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday
    Puntland

    Dhismaha garoonka diyaaradaha Galkacyo oo lakala saxiixday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa awood kale oo reer Mudug muujiyeen dhismaha garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf Galkacyo.

    Wasaaradda Duulista Hawada PL iyo shirkadda Galkayo Development Group (GDG),ayaa kala saxiixday heshiiska.

    Ganacsato isku tagtay,ayaa qaadatay qandaraas ay ku dhisayaan garoonka oo ku kacaya $30-Milyan……

    1.Waxaa la dhisayaa Dhabaha diyaaraduhu ku ordaan ( Run Way).

    2.Waxaa la dhisayaa Terminalka.

    3.Waxaa la dhisayaa qaybta kaydka shidaalka.

    4.Waxaa la dhisayaa qaybta dabdamiska.

    5.Waxaa la dhisayaa Hotel ( Five Star).

    Dowlada PL,waxay ku amaanan tahay in ay ufududaysay ganacsatada maalgashiga dalka.

    Heshiiska caawa lala galay ganacsatada,waa isfahan haysta hal sano oo fulin ah.

    Horay,waxay reer Mudug udhiseen Dekeda Garacad oo ku baxday $200 Milyan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.