Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL
    Puntland

    Faallo:-Isbarbardhiga doorashada Xasan iyo doorashooyinka SL&PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 26, 2025No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Doorashada Xasan ee Xamar,waxaa lagu tilmaami karaa ( Canjilid doorasho).

    Xaqiiqdii,waa fursad dahabiya oo uu ka macno tiray Xasan dadka ku dhaqan Muqdisho doorashadan oo waxay noqon kartay mid loo dhan yahay oo laga wasa qaybgalo oo taariikhiya.

    Hadaba,waxaan isbarbardhigaynaa doorashooyinka ka qabsoomay PL& SL iyo canjilida doorasho ee Xasan kawado Xamar……

    1.Doorashooyinkii SL& PL,waxay ahaayeen kuwo lagu midaysnaa oo loo dhamaa.

    2.Gudiyadii doorasho ee maamulayay doorashooyinkii SL& PL,waxay ahaayeen kuwa kalsooni kawada haystay mucaaradka,muxaafidka,bulshada rayidka iyo beesha caalamka.

      3.Doorashooyinkii SL & PL,waxay ahaayeen kuwo Xisbiyo isku awood ah ay ku tartamayeen.

      4.Doorashooyinkii SL& PL,waxay ahaayeen kuwo Xisbiyadii talada hayay looga adkaaday magaalooyinka waa weyn,halka qaarna ay isbahaysiyo uraadsadeen.

      5.Doorashooyinkii SL& PL,waxaa aqoonsanaa caalamka oo taageero dhan walba ah la garab taagnaa,isla markaana kormeerayaal usoo diray.

      6.Doorashooyinkii PL& SL,waxaa natiijooyinkoodii wada aqbalay Mucaarad iyo Muxaafad.

      Doorasho canjilka Xasan ee Xamar?

      1.Gudiga doorashada,isagaa leh,waana diideen mucaaradkii.

      2.Beesha caalamku,waa ka fogaatay.

      3.Shacabku,waa diideen marka laga reebo tiro lagu soo saaray dhaqaale.

      4.Dhaqaalaha ku baxaya lama yaqaan halka uu ka yimid oo kuma jiro miisaaniyada.

      5.Xisbiga Xasan kaligii,ayaa tartamaya marka laga soo tago Xisbiyo magac uyaal ah oo malxiisayaal ah.

      6.Natiijada cida baahinaysa,cida ku qancaysa iyo cida kirmeeraysa iyo cida aqoonsanaysa,waa isla Xasan.

      Halka qodob oo doorasho canjilka Xasan loogu hakan karo,waa in 50 sano kadib,wuxuun doorasho u eg laga dhaqdhaqaajiyay Xamar.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

      June 2, 2026

      Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

      June 1, 2026

      In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

      June 1, 2026
      Latest Posts

      Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

      Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

      In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

      Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

      Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

      At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

      Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

      Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

      Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

      Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.