Ka hor 20-Janaayo,ayaa Gudiga farsamada looga fadhiyaa in ay diyaariyaan qorshe ay ka baaraan dageen oo fadhiya……
1.Hadii Xasan Shiikh kasoo jawaabi waayo mudada bisha ah ee loo qabtay,talaabada xigta ee la qaadayo.
2.Hadii Xasan Shiikh kasoo jawaabo mudada Bisha ah ee loo qabtay,iyadana waxa laga yeelayo.
