Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowlada Jubaland oo qaadacday go’aanka DFS
    Somalia

    Dowlada Jubaland oo qaadacday go’aanka DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 13, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Dowladda Federaalka oo ku fashilantay masuuliyaddi loo igmaday ee isku haynta dalka iyo dadka Soomaaliyeed, waxay u aragtaa arrimahan oo kale inay kaga dhuumanayso masuuliyadihii ay gabtay, oo ay ka mid ahaayeen isku haynta dadka Soomaaliyeed iyo sidii looga bixi lahaa waqtigan adag ee dalku ku jiro, hubanti la’aanta doorasho iyo kala irdhowga ku dhacay dadka Soomaaliyeed.

    Dhammaan heshiisyada horumarineed iyo kuwa amni, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga iyo horumarinta kaabayaasha kala duwan ee Dowladda Jubaland uu xaqa u siinayo Dastuurkeeda iyo kan Dowladda Federaalka, way sii jiri doonaan, Jubaland kaliya ayaa xaq u leh wax ka beddelkooda ama baabi’intooda.”

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.