Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump oo Shirka dhaqaalaha Aduunka ku dhex aflagaadeeyay Somalida
    Somalia

    Trump oo Shirka dhaqaalaha Aduunka ku dhex aflagaadeeyay Somalida

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 21, 2026Updated:January 21, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Maraykanka oo ka hadlayay Shirweynaha Davos ee dhaqaalaha,ayaa markale Somalida ku eedeeyay in ay ka xadeen $19-Bilyan.

    “Trump: “Soomaalidu wey ka caqli badan yihiin sidii aan moodeyney, waxa ay naga xadeen 19 bilyan oo doollar, waxay xarfaan ku yihiin dhaca xataa kan badda.”

    Trump,ayaa si cad usheegay in uu la kulmay Xasan Shiikh Sadex jeer oo uu ka baryay Lacag.

    Villa Somaliya,waxaa ku matalaya Shirka Dhaqaalaha Oday Saalax oo ah Rw xigeenka Dowlada haysata aqoonsiga QM ee Diblomaasiyada ku nool.

    Sida ka muuqata Sawirka Saalax,waa ku caajisay fadhiga,sababtoo ah qolada uu matalayo xiiso looma hayo oo Mw Maraykanka,ayaa ku hor caayay markale caalamka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.