Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug
    Puntland

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 7, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaa Maanta Mw Deni Dhagax dhigay dhismaha Xarun cusub oo si casri ah loo dhisayo oo uu yeelanayo Garsoorka Gobolka Mudug,waxaana maalgelinaysa Dowlada Puntland oo ma’ahan Deeq iyo Mashruuc.

    Sidoo kale,waxaa la karaameeyay Xeer ilaaliyihii Gobolka ee muujisay hufnaan Garsoor,iyadoo Gaari hadyada la siiyay.

    Horay,waxay Dowlada Puntland udhistay….

    1.Taliskii iyo Saldhigyadii Booliska.
    2.Xaruntii Wasaarada Maaliyada.
    3.Xaruntii Qaybtii Banigiga PL ee Mudug.
    4.Dib udhiska Wadada Galkacyo-Xarfo oo gabagaba ku dhow.

    Waxaa Tuubada kusoo jira oo la Dhagax dhigi doonaa…..

    B.Dhismaha Garoonka diyaaradaha oo Ganacsato la siiyay.

    T.Dhismaha Wadada Garacad-Goldogob oo PL ay ka taageerayso Dowlada Imaaraadka Carabta.

    J.Mashruuca Biyo saarista Magaalada Galkacyo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.