Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaad kala socotaa noocyada doorasho Ee lakala wato?
    Puntland

    Maxaad kala socotaa noocyada doorasho Ee lakala wato?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 21, 2026Updated:February 22, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sadex nooc doorasho,ayaa doodaha ku jira oo kala ah….

    1.Doorasho dadban oo la kordhiyay Ergooyinka.

    2.Hanaanka Labaad,waa Doorasho Afar Xisbi ah.

    Tusaale?

    1.GMS Xisbi in ay noqdaan.
    2.DFS oo Xisbigeeda JSP.
    3.Mucaaradka kale Laba Xisbi.

    Afartaa Xisbi in loo sameeyo habraac ay kusoo saartaan Xildhibaanada midkiiba 25%.

    Sidoo kale Gudi doorasho oo laysla ogol yahay in lawada samaysto.

    3.Hanaanka Sadexaad,waa in loo laabto Odoyaashii 135 ee Saxiixayaashii hore.

    Puntland?

    Sadexda nooc PL dhib kuma ahan oo dhankii la’aadaba,waa ugu badisaa….

    1.Doorasho dadban PL culays kuma ahan oo si fudud ayay uqaban kartaa oo siyaasiga ay wadato ugu soo saari kartaa.

    2.Xisbiyada hadii la’aado PL,JL,SL ama Dirta Waqooyi iyo siyaasiyiinta Xamar kuwooda ugu culus qaar ka mid ah,waxay wada dhisanayaan Hal Xisbi oo awood badan,waxayna si fudud kusoo saaranayaan 50% Xildhibaanada Baarlamaanka.

    3.Odoyaashii 135-ta ahaa hadii la’aado PL qaybteedii 95% Madaxtooyada ayay Gacanta ugu jiraan,waana ka fududahay Labada nooc ee kale oo Hal Qof,ayaad wax kala goosanaysaan meeshii Ergo 500 ah ama Xisbiyo aad wax ka dhex raadin lahayd.

    Dhankii la’aadaba PL,waa ugu badisaa.

    Muhiimadu,waa in doorashada Dalka Xasan laga dhigo oo Wadanka jawi doorasho la geliyo,waana shaqada socota.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    April 10, 2026

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.