Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wada xaajoodkii GMS iyo DF Ee Mustaqbalkaoo lagu soo kala kacay
    Puntland

    Wada xaajoodkii GMS iyo DF Ee Mustaqbalkaoo lagu soo kala kacay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 22, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Burburka wada xaajoodka markii Labaad,waxaa sababay hal qodob oo ah…..

    1.Doorashada DG Sadexda ah ee Hir-shabelle, Galmudug iyo KG….

      B.GMS,waxay soo jeediyeen in uu Xasan Shiikh faraha kala baxo oo ay qabsadaan doorashadooda sidii caadiga ahayd.

      T. Xasan Sh,waa ku Gacansayray,wuxuuna ku adkaystay in ay isaga utaal doorashadooda oo GMS iyagu faraha kala baxaan.

      Qodobkaas,ayaa laysla dhaafi waayay oo looma gudbin Qodobadii kale.

      GMS,waxay Berri yeelan doonaan kulan ugaar ah oo la rajaynayo in ay kasoo saaraan Warmurtiyeedkooda.

      GMS,waa dadaaleen,waxayna muujiyeen dulqaad,Wadaniyad iyo Lexjeclo.

      Balse dhanka DF,ayay ka muuqataa masuuliyaddaro,damqasho la’aan iyo uturid yari Dalka iyo Dadka.

      Majiro ilaa iyo hada balan kale oo isku soo laabad oo lagu soo kala tagay.

      Si walba oo xaalku yahay,waxaa rajo fiican ah in doodii iyo loolankii doorashadu bilowday.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

      June 2, 2026

      Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

      June 1, 2026

      In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

      June 1, 2026
      Latest Posts

      Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

      Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

      In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

      Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

      Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

      At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

      Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

      Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

      Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

      Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.