Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 29, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Awoodii Gantaallada ee Wadaadada si weyn,ayaa loo diciifiyay.

    Diciifintaas kadib Waji cusub oo hawlgalka ah,ayaa bilaabanaya,waxaana Ciidamo Lug ah la gelinayaa gudaha Iran.

    Ujeedku,waa Sadex qodob oo kala ah…..

    1.In Jasiirada Shidaalka uga dhoofo Wadaadada la xiro.

    1. In Marinka Hormus laga fogeeyo Gantaallada Wadaadada oo Cirka iyo Dhulkaba laga dego.

    3.In Isfahaan oo kaydka Yuraaniyamka Wadaadada uyaalo la qabto.

    Trump ugu badnaan Laba Todobaad oo danbe kadib in uu hawlgalka soo koobo,ayuu rabaa,waxaase khatartooda leh Ciidamada Lugta iyo Wajiga cusub…..

    1. Carabta Khaliijka maysan helin,waxay rabeen ee ahaa in Wadaadada meesha laga saaro si dhamaystiran.
    2. Israa’iil maysan helin,waxa ay rabtay ee ahayd in Iran la burburiyo guud ahaan.
    3. Maraykanku,wuxuu rabay,waa gaaray oo ahaa in uu diciifiyo awooda Wadaadada.

    Sidoo kale Maraykanku ma rabo in Wadaadadu meesha ka baxaan si dhamaystiran,sababtoo ah…..

    B.Iran oo nidaamkeedu burburo,waxaa ka dhalanaya Qaxooti fara badan,argagixiso iyo fawdo aan la xakamayn karin.

    T. Wadaadada joogistooda,wuxuu Maraykanku ku maalaa Carabta Khaliijka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.