Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay
    Puntland

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 3, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Isbadalka lagu sameeyay maamulka Bangiga Dowlada Puntland xaqiiqiyan,waa loo baahnaa.

    Sanad kadib Agaasinka hayay shaqada,waxaa la oran karaa,waxba ma qaban ama masoo kordhin…..

    1. Waxaa laga sugayay in uu Bangiga usameeyo Swift Code si uu ula jaanqaado heer caalami mase samayn.
    2. Waxaa laga sugayay in uu bixiyo Daymo yar yar oo dadka danyarta ah lagu maalgeliyo,mana fulin.
    3. Waxaa laga sugayay samaynta Lacagtii PL,iyadana ma dhaqaaqin mana sharixin waxa dib dhigay.
    4. Waxaa laga sugayay wada shaqaynta Bangiga iyo Bangiyada gaarka loo leeyahay in ay ka macno badato inta hada jirtay,kamase miro dhalin.

    Qodobadaas,waxay ahaayeen kuwii hortabinta ulahaa oo aan Afkayga ku waydiiyay Agaasimaha markii la magacaabay.

    Bangigu,wuxuu leeyahay dhaqaale fiican oo ugaar ah oo Miisaaniyada ugu jirta,taasoo ah 5% in uu qaato dhamaan Lacagaha soo mara.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.