Muhiimadu ma’ahan in uu Baydhabo qabsado Laftagareen ee waa in kaliya uu muujiyo…
1.In Baydhabo dagaal ka socdo weli
2.In qorshihii Xasan fashilmay.
Shaqadan oo kale,ayaa loo riyaaqi karaa oo Laftagareen lagu taageeri karaa,
sababtoo ah,waa mira dhal laga faa’idaystay fursadaha soo baxay ee kala ah……
Burburka ku yimid isbahaysigii Raxanweyn ee Xasan la socday.
Kala dhimashada shacabkii KG iyo Xasan.
Raxanweyn aamintay in Hawiye kusoo duulay oo la gumaysanayo.
Shacabka KG oo arkay maamulkoodii oo la burburiyay oo amnigii iyo horumarkii oo Gacanta ka baxay.
Durba nacaybkii loo hayay Laftagareen oo meesha ka baxay.
BC oo Xasan markii hore uu ku yiri Baydhabo waxba ka dhici mahayaan oo si nabad ah,ayaan ku xalinayaa,haatan,waxay daawanaysaa waxa ka socda.
Isku soo wada duuboo ismiidaaminta uu sameeyay Laftagareen,waa shaqadii ugu macno badnayd ee uu qabsado.
