Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso: Sidee Beelaha Degaanada Puntland u kala Heleen Wasiirada Cusub ?
    Somalia

    Akhriso: Sidee Beelaha Degaanada Puntland u kala Heleen Wasiirada Cusub ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 11, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa soo Dhisay Gole Wasiiro oo ka kooban 18 Wasiir, 18 Wasiir ku-xigeen iyo 9 Wasiiru dowle, kuwaas oo Maalmihii ugu dambeeyay si weyn loo hadal hayay Magacaabistooda.

    Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland ayaa loo qeybiyay Beelaha Degaanada Puntland, Iyadoona 7 kamid ah la siiyay Beesha Majeerteen, Halka 5 kamid ahna ay yihiin Dhulbahante, waxaana labo kamid ah heshay Beesha Warsangeli.

    Hadaba Hoos ka Akhriso Liiska Golaha Wasiirada iyo Qabiilada ay kasoo Jeedaan.

    1. Wasiiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Sheikh Xaamud (Ciise Maxamuud, Muuse Ciise)

    2. Wasiirka Arimaha Gudaha Federalka Mohamed Abdirahman Dhabancad (Cumar Maxamuud, Reer Mahad)

    3. Wasiirka Amniga iyo DDRTa Cabdisamad maxamed Gallan (Cali Saleebaan Cowl-yahan)

    4. Wasiirka Maaliyadda Xassan Shire Abgaal (Ciise Maxamuud, Axmed Kheyre)

    5. Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange (Reer Bicidyahan, Reer Waceys)

    6. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi maxamed Xassan (Warsangeli, Cumar)

    7. Wasiirka Caafimaadka Dr, Jaamac Faarax Xassan (Dhulbahante, Bah-hararsame)

    8. Wasiirka Howlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta Axmed Bashiir Muuse (Ugaar Saleebaan)

    9. Wasiirka Dekeddaha & Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan Majaajiyo (Dashiishle)

    10. Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay) (Dhulbahante, Xasan Ugaas)

    11. Wasiirka Haweenka & Horumarinta Qoyska Aamina cisman Xaaji Jaamac (Cumar Maxamuud, Reer Xirsi)

    12. Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta & Dalxiiska Cali Xassan Axmed Sabareey (Dhulbahante, Jaamac Siyaad)

    13. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aden (Warsangeli, Dubeys)

    14. Wasiirka Deegaanka, Beeraha & Waraabka Ismaaciil Diiriye Gacmadiid (Dhulbahante, Khaalid)

    15. Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashuga Cabdullaahi Cabdi Xirsi (Leelkase)

    16. Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash (Siwaaq roon)

    17. Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda & Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse (Dhulbahante, Reer Hagar)

    18. Wasiirka Tamarta, Macdanta & Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran) (Cismaan Maxamuud, Bah dir-rooble)

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Halkee marayaa hawlgalka sifaynta haraadiga argagixisada Calmiskaad?

    May 6, 2026

    Shacabka Puntland waa in ay toos udoortaan Madaxweynaha 2029

    May 6, 2026

    Halkee marayaa dhusmaha Santuukh horumarinta Puntland?

    May 6, 2026
    Latest Posts

    Halkee marayaa hawlgalka sifaynta haraadiga argagixisada Calmiskaad?

    Shacabka Puntland waa in ay toos udoortaan Madaxweynaha 2029

    Halkee marayaa dhusmaha Santuukh horumarinta Puntland?

    Puntland oo dhisanaysa Bankiga horumarinta iyo maalgashiga

    Boosaaso oo heshay soo kabasho dhaba iyo rajo mustaqbal oo ifaya

    Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray garoonka Kubada Cagta Bosaso

    Qaramada Midoobay oo soo dhawaysay Gogosha Xasan Shiikh dhigay

    Wefti sare oo ku wajahan Bosaso maalmaha soo socda

    Faallo:-Ma tahay in la tago Gogosha Xasan dhigay?

    Midowga Yurub oo soo dhaweeyay Gogosha Xasan Shiikh dhigay

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.