Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»4 Ruux oo ku dhintay Shil gaari oo ka dhacay Godey (Sawirro)
    Somalia

    4 Ruux oo ku dhintay Shil gaari oo ka dhacay Godey (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shil Gaari oo sababay dhimashada 4 qof, ayna ku dhaawacmeen 22, ayaa ka dhacay maanta duleedka Magaalada Goday ee Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya.

    Gaarigan shilka galay oo ay leedahay shirka basaska ee Falkon coach, ayaa saaka subaxnimadii ka baxay Magaalada Goday, isagoona ku sii jeeday Caasimada Dowlad Degaanka ee Magalada Jigjiga, waxaana uu ku rogmaday duleedka Godey.

    Dadka ku dhaawacmay Shilkan ayaa qayb kamida loo qaaday Isbitaalka wayn ee Magalada Jigjiga ee caasimada degaanka Soomalida, halkaas lagu daaweynayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dugsiyada Waxbarashada Puntland oo berri fasax la galiyay

    August 24, 2026

    Madaxweyne Deni oo noqday Madaxweynihii u horreeyay ee taga Towfiiq

    August 24, 2026

    Doorashada aan haysan heshiiska ee Galmudug oo la qaadacay

    August 24, 2026
    Latest Posts

    Dugsiyada Waxbarashada Puntland oo berri fasax la galiyay

    Madaxweyne Deni oo noqday Madaxweynihii u horreeyay ee taga Towfiiq

    Doorashada aan haysan heshiiska ee Galmudug oo la qaadacay

    Puntland oo ka digtay in madax furasho la siiyo Burcad-badeeda (War-saxafadeed)

    EYL: Turkey oo duqeyn ku dilay kalluumeysato Reer Puntland ah

    Maxay yihiin maleeshiyaadka la wareegay Marka ?

    Madaxweyne Deni oo kormeeray Maxjarka dhoofinta Xoolaha ee Buubi

    Diyaaradaha F-16 ee Turkey oo maanta qeyb ka ah dhul boobka Muqdisho

    Madaxweyne Deni oo caawa ku hoyday deegaanka Balli-busle

    Cabdiraxmaan Cirro oo qaabilay Fahiima Quuje

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.