Ciidanka Dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen deegaanada Mareerey iyo Bariire oo ay gacanta ku hayaan Ashabaab, waxaana halkaasi ka socda dagaal u dhaxeeya labada dhinac.
Halkan ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/nEHcVa0zszE