Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhagayso:-Maxaa kasoo baxay kulankii dhexamaray wasiirada Puntland iyo maamulka Cadaado?
    Somalia

    Dhagayso:-Maxaa kasoo baxay kulankii dhexamaray wasiirada Puntland iyo maamulka Cadaado?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 12, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Waxaa maanta magaalada Gaalkacyo ka dhacay wadaxaajood dhexmaray maamulka Cadaado iyo wasiiro Puntland ka tirsan oo uu hogaaminayo wasiirka deegaanka Cali Cabdulaahi Warsame.
     
    Kulanka oo ahaa gogol xaar loo gogol xaarayo wada xaajood u bilaabanaya labada dhinac maalinka berito ah,ayaa ka dhacay xaafada Baraxley.iyadoo looga xaajooday sidii loo adkayn lahaa amniga Gobolka Mudug gaar ahaan magalaada Gaalkacyo.
     
    Maalinka beri foog ah ayaa waxaa furmi doona wada xaajood rasmiya oo labada dhinac dhexmari doona sida uu saxaafada u xaqiijiyay wasiir Cali Cabdulaahi Warsame,hoos ka dhagayso codka wasiirka.

     

     

     

    Halkan ka dhagayso codka wasiirka Deegaanka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2017/06/d.mp3
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.