Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Tirakoobka shaqaalaha Puntland oo gabagaba maraya ugu danbayna gaaray G.Sool
    Somalia

    Video:-Tirakoobka shaqaalaha Puntland oo gabagaba maraya ugu danbayna gaaray G.Sool

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 21, 2017No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga tiro koobka iyo tayaynta shaqaalaha rayidka ah ee dawladda Puntland ayaa gaarey gobollada Sool iyo Cayn si’ ay halkaasi uga soo sameeyaan  tiro koobka shaqaalaha rayidka ah ee dawaladda eek a hawl gala gobolladaasi.

    guddoomiyayaasha gobolladaasi yo degmooyinkaasi ayaa ka hor intaan tiro koobku bilaaban waxa ay si weyn uga qayb qaateen sii diyaarinta iyo abaabulidda shaqaalaha rayidka ah ee ku kala sugan degmooyinka iyo tuulooyinka iyagoona ugu dambayn ku guuleystey inay shaqaalaha isugu geeyaan magaalo Madaxyada labadaasi gobol si’ay guddiga ugu fududaato shaqada tiro-koobku.

    Muddadii uu socdey tiro koobku ayaa  waxaa lagu diiwaan geliyey dhammaan shaqaalihiii saxda ahaa ee dawladda hore ugu diiwaan gashanaa kuwas oo shaqooyin rasmi ah oo cayiman  u haya dawladda si loo kala saaro shaqaalaha dawladda iyo shaqaalaha loo yaqaano caaglaha.

    Barnaamijka tiro koobka shaqaalaha dawladda ayaa waxa uu kamid ahaa ballanqaadkii Madaxweynaha ee ahaa dib u habaynta shaqaalaha rayidka ah ee dawladda, waxaana fududaynta barnaamikan dawladda ka caawinaya Bangiga adduunka.

    Hore waxaa tiro koobkan oo kale looga soo sameeyey gobollada Bari, Karkaar, Gaardafuu, Mudug, Sanaag, Highland iyo Nugaal iyadoona ay gobollada Sool iyo Cayn yihiin goobihii ugu dambeeyey ee lagu diiwaangeliyo shaqaalaha dawladda,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    June 20, 2025

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    June 19, 2025

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    June 19, 2025
    Latest Posts

    Dagaalka Iran iyo Israa’iil oo Maalinkii Lixaad galay.

    Xasan si farsamaysan,ayuu ufuliyay amarkii Beesha Caalamka

    Xeerka la dagaalanka argagaxisada PL oo wax laga badalay

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Xasan Shiikh Ee Xamar?

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Shirka Bangiyada iyo Maaliyada Puntland oo soo xirmay

    Trump oo ku doodaya Ruushka in lagu daro G-7

    Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Israa’iil?

    Faallo:-Maxaa dhacaya hadii Maraykanku ku biiro dagaalka Iran?

    Update:-Dagaalka Iran iyo Israa’iil

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.