Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Ra’isalwasaare Khayre oo kulan deg-deg ah iskugu yeeray saraakiisha amniga fadaraalka
    Somalia

    Video:-Ra’isalwasaare Khayre oo kulan deg-deg ah iskugu yeeray saraakiisha amniga fadaraalka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJune 21, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Ra’isul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah la qaatay saraakiisha Amniga Dalka ka dib qarixii shalay lagu weeraray xarunta Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.
     
    Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa saraakiisha amniga u sheegay in aan loo dulqaadan karin in kooxda nabad diidka ah ee Al-shabaab ay helaan Fursad ay Shacabka ku waxyeeleyn karaan asaga oo xusay in ciidamada amaanka laga doonayo in ay si adag uga hortagaan dhacdooyinka nuucaan ah oo ay kooxda shabaab shacabka ku waxyeeleynayaan.
     
    Saraakiisha amniga Dalka ayaa Ra’isul Wasaare kheyre uga warbixiyey sida uu dhacay qarixii ka dhacay xarunta degmada Wadajir iyo baaritaanada dheeriga ee la xiriira qarax oo ilaa iminka socdo.
     
    Saraakiisha amniga iyo ciidamada Xasilinta Caasimadda ayaa wado dadaalo adag oo ay ku doonayaan in ay ku naafeeyaan kooxda nabad diidka ah ee Al-shabaab.,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/2Fui0vH4q3I

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    𝗪𝗮𝗳𝘁𝗶 𝘂𝘂 𝗵𝗼𝗴𝗴𝗮𝗮𝗺𝗶𝗻𝗮𝘆𝗼 𝗪𝗮𝘀𝗶𝗶𝗿 𝗝𝘂𝘅𝗮 𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮𝘆 𝗗𝗵𝗮a𝗱𝗮𝗮𝗿

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Ciidamada Puntland oo qaaday hawlgal culus

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.