Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ganacsigii Bosaso oo dib ufurmay iyo wada xaajood dawlada iyo ganacsatada usocda
    Somalia

    Ganacsigii Bosaso oo dib ufurmay iyo wada xaajood dawlada iyo ganacsatada usocda

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 9, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Waxaa maanta albaabada loo xiray suuqyada ganacsiga ee magaalada Boosaaso, kadib markii ganacsatadu ay ka biya diideen canshuur macaash ah oo la dul dhigay ganacsatada ku jirta guryaha ijaarka ah.
     
    Gancsade ka mid ah kuwa xiray goobahooda ganacsi ayaa sheegay in ay si weyn uga cabanayaan canshuurta cusub oo 4% ah kirada guryaha laga qaado.
     
    Guddoomiyaha Gobolka Bari Yusuf Maxamed Wacays ayaa xaqiijiyey in uu hada ka socdo Rugta ganacsiga kulan ganacsatada iyo dowladda u dhexeeya kaasoo lagu maareeynayo cabashada ganacsatada, wuxuu kaloo Guddoomiyuhu intaas ku daray in ganacsigii uu dib u furmay, loona saaray Guddi ka kooban Rugta Ganacsiga Puntland, Wasaarada Maaliyad iyo maamulka Gobolka.
     
    Ma aha markii ugu horeysay ee dowladu isku daydo in ay hirgeliso canshuuro, balse mar walba waxaa diidmo uga imaaneysay Ganacsatada oo sheeganayey in ay ku culus tahay bixinta canshuurtanoocaas ah.
     
    Ganacsatada Puntland ayaa hela faa’ido xoog leh,balse aan ogolayan in ay bixiyaan canshuurta rasmiga ah ee ku waajibtay.
     
    Jibril Qoobey.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.