Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Gabadha Trump oo shirka G20 ku matashay Aabaheed iyo caanbarayn baalaran oo ay la kulantay
    Somalia

    Video:-Gabadha Trump oo shirka G20 ku matashay Aabaheed iyo caanbarayn baalaran oo ay la kulantay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 9, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Warbaahinta Dalka Maraykanka ayaa siwayn uga Faalootay Taariikhda Markii i ugu horaysay oo Qof aan la dooran ku Fadhiistay Kursigii Madaxwyanaha, Kadib markii Gabadha uu dhalay Madaxwayne Trump ay Aaabaheed ku matashay Kursiga shirkii G-20.
     
    Aqalka cad ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta qof aan la dooran, isla markaana ah gabadhii Madaxweynuhu ay ugu fariisatey kursigii Madaxweynaha iyada oo dhinac fadhida hoggaamiyaasha caalamka. Warka Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in Ivanka ay fadhidey gadaal, laakiin markii Donald Trump uu banaanka u baxay si uu ula kulmo hoggaamiyaal kale ay iyadu sii fariisatey.
     
    Kulanka Trump isaga abxay ee Gabadhiisu u meteshey, ayaa looga hadlaayey Afrika, taas oo la is weydiinayo siyaasadda Trump ee Afrika heerka ay taagan tahay.
     
    Ivanka Trump ayaa canbaareyn kala kulantey falka ay ku kacdey waxaana baraha bulshada is qabsadey in qof aan la dooran uu metalayo dalkii ugu awooda iyo dhaqaalah weynaa dunida,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.