Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sawiro:-Jaaliyada Puntland ee Siyaala washinton oo xaflad soo dhaweyn ah u samaysay Jeneral Ereg
    Somalia

    Sawiro:-Jaaliyada Puntland ee Siyaala washinton oo xaflad soo dhaweyn ah u samaysay Jeneral Ereg

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 10, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Jaaliyada Puntland ee magaalada Siyaala Washinton ee cariga Maraykanka ayaa uqabatay xaflad soo dhaweyn iyo sagootin iskugu jirta Talyaha Booliska Puntland Jeneral Ereg oo maalmahan joogay halkaas.
     
    Xafladan oo si qurux badan loosoo agaasimay,ayaa waxaa kasoo qaybgalay guud ahaan jaaliyada Puntland ee Siyaala washinton.
     
    Nuune Diiriye Dhagaweyne Gudoomiyaha jaaliyada Puntland ee Siyaala washinton oo soo abaabulay xaflada ayaa maadsha ka jeediyay khudbad ku aadanayd soo dhaweynta talyaha Booliska Puntland Jeneral Ereg,sidoo kale waxaa iyaguna madasha ka hadlay oo hadalo qiimo leh ka jeediyay haldoor tiro badan oo jaaliyada ka tirsan.
     
    Jeneral Ereg Talyaha Booliska Puntland oo ugu danbayntii ka hadlay xaflada ayaa si weyn ugu mahadnaqay jaaliyada iyo soo dhaweyntooda aadka u saraysa ee ay usameeyeen,sidoo kale Talye Ereg waxuu jaaliyada xog ka siiyay xaalka Puntland gaar ahaan dhanka amaanka iyo guulihii ugu danbeeyay ee laga gaaray la dagaalanka argagixisada.
     
    Isku soo wada duuboo xaflada ayaa habeenkii xalay ahaa kusoo gabagabowday si qurux badan.
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    September 14, 2026
    Latest Posts

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Burcad-badeeda

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.