Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Garaad Saleebaan oo iska diiday shirka Farmaajo xamar ka abaabulayo ee Puntland looga soo horjeedo
    Somalia

    Video:-Garaad Saleebaan oo iska diiday shirka Farmaajo xamar ka abaabulayo ee Puntland looga soo horjeedo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 10, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link
    Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah isimada ugu miisaanka culus ee soo jireenkana ah ee Puntland ayaa iska fogeeyay in uu qayb ka yahay ama wax ka og yahay ama wakiil udirsaday shirka Xamar ee uu abaabulayo madaxweyne Farmaajo.
     
    ”Aniga cidna ima matasho shirkaas shaqo kuma lihi ina Dabagooye ma dirsan mana wakiilan Dhulbahante ha ogaado,Puntland ha ogaato Somali ha ogaato”ayuu yiri Garaad Saleebaan.
     
    Magaalada muqdisho waxaa ka socda abaabulka shir madaxweyne Farmaajo dabada ka riixayo oo uu iskugu keenayo isimada iyo siyaasiyiinta beesha Dhulbahante,
     
    Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale maalgaliyay shaqsiyaad sheegta siyaasiyiin iyo isimo kuwaasoo kasoo jeeda beelaha Puntland qaarkood sida Dishishe iyo leelkase,waxyan durba bilaabeen qorshaha laga leeyahay ay tahay kala qaybinta bulshada Puntland.
     
    Madaxweyne Farmaajo ayaa faragalintan oo kale ku sameeyay Puntland xiligii uu Ra’isalwasaaraha ka ahaa dawladii KMG ahayd ee madaxweyne Shiikh Shariif hogaaminayay,
     
    Ujeedka Farmaajo ayaa ah carqaladaynta nidaamka dawliga ah iyo midnimada Puntland oo uu khatar weyn u arko.
     
    Hoos ka daawo muuqaalka Garaad Saleebaan oo saxaafada la hadlay.

     

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://youtu.be/H3nJaQVb350

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    UPDATE: Cutubyo kamid ah Ciidanka Puntland oo lagu daabulay Calmadow

    September 20, 2026

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    September 15, 2026

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    September 15, 2026
    Latest Posts

    UPDATE: Cutubyo kamid ah Ciidanka Puntland oo lagu daabulay Calmadow

    Turkey oo Muqdisho kasoo dajiyay Soomaali uu soo tarxiilay

    Maxaan ka naqaan Safiirka cusub ee Trump u soo magacaabay Soomaaliya?

    𝐀𝐑𝐓𝐈𝐂𝐋𝐄| The Heaven of the Earth: A Journey Beyond the Horizon into the Spirit of Ras Caseyr

    Xaawo Aadan Camey oo geeryootay

    FAALLO: Ganacsiga Turkiga oo xaalka Somaliya sii cakiray

    BADHAN: Maleeshiyaad beeleedyada oo bilaabay in ay fuliyaan Amarkii Puntland

    XOG: Maxaan ka ognahay safarka Madaxweyne Deni ku aaday Kenya ?

    JABUUTI: Yemeniyiin kasoo cararay dagaalada cusub oo gaaray Obock

    YEMEN: Muhiimada magaalada Mocha ee Xuutiyiintu qabsadeen

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.