Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiir Beyle oo ka qeybgalay Shir looga hadlay deyn cafinta Soomaaliya
    Somalia

    Wasiir Beyle oo ka qeybgalay Shir looga hadlay deyn cafinta Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 28, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shir dhinaca Khadka Internet-ka ah ee Aalada (Zoomka) una dhaxeeya mas’uuliyiin ka tirsan Bangida Adduunka iyo IMF iyo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa furmay.

    Shir ayaa waxaa looga hadlayaa dib u eegis lagu sameeynayo wixii ka qabsoomay Barnaamijka (ECF) ee hanaanka deynCafinta Soomaaliya.

    Shirka ayaa muddada Todobaadka ah ee uu socdo sidoo kale diiradda lagu saarayaa saameynta Covid-19 ee dhaqaalaha Soomaaliya iyo qaabkii wax looga qaban lahaa.

    Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in ay si wadajir ah dib ugu eegayaan dhameystirka shuruudihii ugu dambeeyay ee hanaanka deyn Cafinta.

    ” Tani waa fursad weyn oo inoo ogolaaneysa in aan Adduunka kala doodno fursadaha horumarineed ee Soomaaliya ayuu yiri” Wasiir Cabdiraxmaan Beeyle.

    Soomaaliya ayaa Afartii sano ee la soo dhaafay waxaa ay dadaal ugu jirtay sidii looga cafin lahaa deymaha ay ku leeyihiin qaar kamid ah dalalka Caalamka, iyada oo dowladaha qaarkood cafiyeen kuwana ay dhawaan ka cafin doonaan.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    January 11, 2026

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    January 11, 2026

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    January 10, 2026
    Latest Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    2025 oo noqday Sanadkii xaqiijinta Amniga Puntland.

    Faallo:-Xiriirka Sacuudiga iyo Imaaraadka keebaa uleh muhiimad PL?

    Faallo:-Villa Somaliya maka saari kartaa Dalka Dowlada Imaaraadka?

    Villa Somaliya oo ku cadaadinaysa Shiinaha in uu Wasiirka Arimaha dibada yimaado.

    Faallo:-Maxaa sababay baaqashada Wasiirka Shiinaha Ee Muqdisho?

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.