Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiir Fiqi “Waxaan garan weynay xiriirka u dhaxeeya Al Shabaab iyo Qoorqoor” (VIDEO)
    Somalia

    Wasiir Fiqi “Waxaan garan weynay xiriirka u dhaxeeya Al Shabaab iyo Qoorqoor” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 10, 2021Updated:October 10, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirkii hore ee wasaaradda Amniga ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Galmudug in uu abaabulaayo dagaallo ka dhan ah dadka shacabka ah ee kunool Magaalada Guriceel.

    Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in aan marnaba la aqbali doonin in Madaxweynaha uu weeraro magaalooyin nabdoon oo ay ku sugan yihiin culimada Ahlusunna.

    ”Weerarka Guriceel lagu qaadayo waxa uu la mid yahay kii la doonayay in lagu qaado Saadaq John oo Shirkole degana la rabay in lagu soo qabto iyo kii marinaayo ee la doonayay in lagu sumcad dilo Madaxwaynihii hore ee dalka, Reer Guriceel waxa aan kula dardaarmayaa in ay ilaalsadaan culimadooda. Dagaalka Guriceel waa Mashruuc doorasho oo degaankaas galay guriceel ma joogaan cadaw.” Ayuu yiri Wasiir Fiqi.

    Sidoo kale, Wasiir Fiqi ayaa xusay in dowladda Soomaaliya ay ciidamo xoog leh ku daabushay magaalada Dhuusamareeb si Ahlusunna weerar loogu qaado, balse markii ay dagaalka kula jireen Shabaab in ay si weyn u diiday in ciidamo la keeno.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    January 11, 2026

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    January 11, 2026

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    January 10, 2026
    Latest Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    2025 oo noqday Sanadkii xaqiijinta Amniga Puntland.

    Faallo:-Xiriirka Sacuudiga iyo Imaaraadka keebaa uleh muhiimad PL?

    Faallo:-Villa Somaliya maka saari kartaa Dalka Dowlada Imaaraadka?

    Villa Somaliya oo ku cadaadinaysa Shiinaha in uu Wasiirka Arimaha dibada yimaado.

    Faallo:-Maxaa sababay baaqashada Wasiirka Shiinaha Ee Muqdisho?

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.