Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Golaha Wasiirada Jubbaland oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2021-2022 (VIDEO)
    Somalia

    Golaha Wasiirada Jubbaland oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2021-2022 (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 20, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Golaha Wasiirada Jubbaland oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn oo uu shir gudoominayay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam, ayay golahu dood dheer ka yeesheen miisaaniyada sanadka oo ay soo gudbisay Wasaarada maaliyada.

    Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo hormarinta dhaqaalaha Xuseen Xirsi Axmed, ayaa golaha la wadaagay hormarka dhinaca wax soo saarka iyo dib u dhiska dhinaca dhaqaalaha ah kaas oo wax badan ka badali doona xaalada deegaanka sanadaha soo socda.

    Wasiirku wuxuu sheegay in kobaca dhaqaalaha iyo wax soo saarka Jubaland uu sanadka soo socda ee 2022 uu gaari doono 60%, taas oo kamid ah yoolasha ay wasaaradu hiigsanayso.

    Miisaaniyada sanadka 2021-2022 ayaa gaaraysa 40,301,997.05 taas oo ka kala imanaaysa dhinacyo kala duwan, Golaha Wasiirada ayaanta dood kaddib cod aqlabayad leh ku ansixiyay miisaaniyadda.

    https://www.facebook.com/Jubalandstatehouse/videos/261303712676382

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland maka faa’idaysan doontaa Saabiriina Dhowre

    November 22, 2025

    Maqnaanshaha Trump oo macno tirtay Shirkii G-20

    November 22, 2025

    Madaxii GPS-yada Daacush oo Gacanta lagu dhigay

    November 22, 2025
    Latest Posts

    Puntland maka faa’idaysan doontaa Saabiriina Dhowre

    Maqnaanshaha Trump oo macno tirtay Shirkii G-20

    Madaxii GPS-yada Daacush oo Gacanta lagu dhigay

    Tiro kale oo argagixisada ah oo lagu dilay duqayn Cirka ah

    Firxad argagixiso oo isku soo dhiibay Ciidamada Puntland

    Abaaraha daran Ee Puntland ka jira oo laga shiray

    Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka hadashay hakintii barnaamijka TPS

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.