Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Roob-doon maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo (VIDEO)
    Somalia

    Roob-doon maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 24, 2021Updated:October 24, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Shacabka iyo Culimada Gobolka Mudug kala qayb galay isu soo bax Roob doon ah oo alle lagu baryayo.

    Isu soo baxan ayaa sidoo kale waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Mudug, Gudoomiye ku xigeenka Degmada, Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada, Culima udiin iyo Shacabka Magaalada Gaalkacyo.

    Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa yiri “ Shacabka kula dar-daarmayaa in alle dib loogu laabto la waydiisto danbi dhaaf iyo Roob, illaahyow noo danbi dhaaf adoomahaagan nahaye roob na sii, oo maatada qabooji, roobkaaga iyo khayrkaagan u oomanahaye noo naxariiso “.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland maka faa’idaysan doontaa Saabiriina Dhowre

    November 22, 2025

    Maqnaanshaha Trump oo macno tirtay Shirkii G-20

    November 22, 2025

    Madaxii GPS-yada Daacush oo Gacanta lagu dhigay

    November 22, 2025
    Latest Posts

    Puntland maka faa’idaysan doontaa Saabiriina Dhowre

    Maqnaanshaha Trump oo macno tirtay Shirkii G-20

    Madaxii GPS-yada Daacush oo Gacanta lagu dhigay

    Tiro kale oo argagixisada ah oo lagu dilay duqayn Cirka ah

    Firxad argagixiso oo isku soo dhiibay Ciidamada Puntland

    Abaaraha daran Ee Puntland ka jira oo laga shiray

    Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka hadashay hakintii barnaamijka TPS

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.