Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Xoogaga Ahlusunna ayaa ka baxay saaka magaalada Guriceel, oo 4 maalmood ee lasoo dhaafay ay kula dagaalamayeen Ciidammada DFS iyo kuwa Galmudug. Idilnews