Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Akhriso: Waa kuwee 17 Sarkaal ee Madaxweyne Deni u dalacsiiyay sugida Amniga Gaalkacyo ?
    Somalia

    Akhriso: Waa kuwee 17 Sarkaal ee Madaxweyne Deni u dalacsiiyay sugida Amniga Gaalkacyo ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeySeptember 10, 2021No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.25 ee september 9, 2021, kuna saabsan Daslacsiin saraakiil iyo saraakiil xigeeno ka tirsan Ciidanka Dowladda Puntland kuwaasi oo ka shaqeeyay nabadgelyada Gobolka Mudug.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland

    Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad

    Markuu arkay: Agoontooda kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda Ciidanimo.

    Wuxuu xeeriyey:

    Waxa min hal darajo la dalacsiiyey Saraakiisha iyo Saraakiil xigeenada hoos ku qoran oo dhmaantood ka wada tirsan Qaybaha Ciidanka Dowladda Puntland ee gobolka Mudug.

    *Ciidamada Booliska Puntland

    1. Waxa L/X/le Cabdiqani Yasiin Maxamud loo dalacsiiyey Dhame
    2. Waxaa X/le Cabdimahad Cabdi Jamac Loo dalacsiiyey L/X/Le
    3. Waxaa X/le Carab Cabdirasaq Axmad Loo dalacsiiyey L/X/Le
    4. Waxaa X/le Maxamed Cabdi Farax Loo dalacsiiyey L/X/Le
    5. Waxaa K/S Samatar C/lahi Aadan Loo dalacsiiyey X/Le
    6. Waxaa K/S Ayaanle Axmad Aadan Loo dalacsiiyey X/Le
    7. Waxaa K/S Maxamed Daahir Xuseen Loo dakacsiiyey X/Le

    *Ciidamada Daraawiishta Puntland.

    1. Waxaa G/dhexe Maxamud Maxamed Maxmud loo dalacsiiyey G/Sare
    2. Waxaa G/Le Maxamed Mursal Maxamud loo dalacsiiyey G/Dhexe
    3. Waxaa G/le Maxamed C.lahi Xirsi loo dalacsiiyey G/Dhexe
    4. Waxaa G/le Cabdiqafar Xasan Cuuke loo dalacsiiyey G/Dhexe
    5. Waxaa G/le Maxamed Axmed Muuse loo dalacsiiyey G/Dhexe
    6. Waxaa Dhame Salaad Caato Ciiraale loo dalacsiiyey G/le
    7. Waxaa L/x/le Khadar Jamac Caabi loo dalacsiiyey dhame
    8. Waxaa L/X/le Raage Xasan Farax loo dalacsiiyey Dhame
    9. Waxaa K/S Daahir Xasan Cali loo dalacsiiyey X/Le

    *Ciidanka Nabad sugida Puntland

    1. Waxaa Dhame Maxamed Khaliif Jaamac loo dalacsiiyey G/le

    *Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxiixay.

    DHAMMAAD

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    January 11, 2026

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    January 11, 2026

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    January 10, 2026
    Latest Posts

    Imaaraadka oo uga digay Yurub xagjiriinta Islaamka

    Maraykanka oo duqaymo isdaba joog ah ka fuliyay Buuraha Calmiskad

    Villa Somaliya awood ma uleedahay in ay Ciidamo ka hawlgiso gudaha dhulka PL?

    2025 oo noqday Sanadkii xaqiijinta Amniga Puntland.

    Faallo:-Xiriirka Sacuudiga iyo Imaaraadka keebaa uleh muhiimad PL?

    Faallo:-Villa Somaliya maka saari kartaa Dalka Dowlada Imaaraadka?

    Villa Somaliya oo ku cadaadinaysa Shiinaha in uu Wasiirka Arimaha dibada yimaado.

    Faallo:-Maxaa sababay baaqashada Wasiirka Shiinaha Ee Muqdisho?

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.