By:-Ismail Warsame. Bosaso,Bari Puntland – In a dramatic and high-stakes intervention, Puntland State Marine Forces have intercepted a vessel carrying a deadly cargo: a significant shipment of heavy armored weapons reportedly destined for non-state factions in Mogadishu, and potentially, the fledgling Federal Government itself. This seizure isn’t just a routine bust; it’s a stark and terrifying symptom of a dangerous new phase engulfing Somalia. For decades, the flow of small arms into South-Central Somalia has been a tragic constant, a relentless undercurrent fueling violence even at the height of the Civil War. Mogadishu’s myriad factions are, as reports rightly state,…
Author: Jibril Qoobey.
Markabkii siday Hubka ee lagu qabtay Xeebaha PL,gaar ahaan Xeebta Bareeda ee Gobolka Raascaseyr. Markabku,wuxuu soo gaaray Dekeda,wuxuuna toos ugu soo xirtay Dekeda,iyadoo la amray in la dajiyo oo laguna xareeyo Hubka saaran Xerada Ciidamada Badda PL. Xogtan danbe ee sheegaysa in la amray dajinta Markabka,waa mid hada soo baxday oo ah isbadal cusub. Warkan sheegaya in Markabka Hubka saaran laga dajinayo ,waxaa aad ugu diirsanaya Shacabka PL ee sida weyn utaageersan Xukuumada Mw Deni. In Hubkan lasii daayo Xukuumada iyo Mw Deni,waxay ku luminayaan taageerada Shacabka PL ee qiiraysan,waxaana muuqata in Shacabka PL ka fogaadeen Siyaasada iyo Siyaasiyiinta Xamar.
Sawiarada,waa qayb ka mida Hubka saaran Markabka,waana Qoryo uu farsameeyo ama soo saaro dalka Turkigu. Sidoo kale Sawirada marka la barbar dhigo kuwo horay looga qaaday Ciidanka Turkigu tababaro ee Gor gor,waxay muujinayaan in ay isku mid yihiin. Waa cadaymaha kaliya ee macquulka ah ee ilaa hada la hayo ee muujinaya in Hubkan Turki ku lugleeyahay.
Markabku,wuxuu kusoo aadan yahay Dekeda Bosaso Caawa ilaa Berri Subax haduu rabi idmo. Dowladu,waxay uxilsaartay Gudi Amni oo iskugu jira Madaxtooyada iyo Ciidamada Badda. Xogaha soo baxaya…. SL,ayaa leh oo wuxuu ka yimid Taiwan,waa xog? Xasan Shiikh,ayaa leh oo wuxuu ka yimid Asarbajaan,waxaana Mw Deni xogta Hubka la wadaagay Sirdoonka Reer Galbeed,waana sababta uu uga baaqday Jigjiga,iyagoo diidan in Xasan Hubkaas u isticmaalo mudo kororsi? Hubkan,waxaa si gaar ah loogu talagalay Maleeshiyaad lagu diyaariyay Mudug iyo Gedo oo lagu weerari lahaa JL iyo PL,war kale,ayaa sheegaya? Turkiga,ayaa leh oo wuxuu ku socdaa Xerada tababarka Turkisom,waxaana Bosaso soo gaaraya Safiirka Turkiga…
Markabku,wuxuu ka yimid Taiwan,wuxuuna usocday Somaliland. Wuxuu sidaa Hub iskugu jira… 1.Taangiyo.2.Beebayaal.3.Sawaariikh. Sababta loo qabtay,waa in uu soo galay Biyaha PL ee 24-KM oo uu kasoo degay Biyaha Caalamiga ah. Marka la qabanayo,wuxuu marayay Bareeda,wuxuuna Afkiisu usii jeeday Gulf of Aden. Warka sheegaya in uu usocday Xamar,waxbaa kasoo laabtay oo markii wax kalaba laga soo tago Markab ka yimid Turki oo usocda Xamar masoo aadeen Gulf of Aden mana kasoo dageen Biyaha Caalamiga ah. Sidoo kale in uu xumaaday oo sidaa lagu qabtayna,waxbaa kasoo laabtay. Markabkan,waa mid ku jira Liiska Madow,kadib baaris la sameeyay. Ciidanka Badda PL,ayaa qabtay,waxayna usoo wadaan…
Garoowe : 17 July 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah, oo todobaadkan looga hadlay Adkeynta Amniga, Midnimada iyo wadajirka dadka reer Puntland, Xaaladda Siyaasadeed ee dalka, waxaa si gaar ah diirada loo saaray Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Calmiskaad oo maraya meel gebogebo ah. Kulanka Golaha Wasiirada,ayaa lagu qeybiyey wax-ka-bedelka Xeerka Kalluumeysiga oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Kalluumeysiga, Kaasi oo ay soo akhrin doonaan xubnaha Golaha wasiirada si ay uga doodaan ansixintiisa, waxaa sidoo kale lagu…
𝗪𝗔𝗥 𝗦𝗔𝗫𝗔𝗔𝗙𝗔𝗗𝗘𝗘𝗗 𝗚𝗮𝗿𝗼𝘄𝗲: 𝗝𝘂𝗹𝘆 𝟭𝟲, 𝟮𝟬𝟮𝟱:Dowladda Puntland waxay soo dhaweysay go’aankii Isimada Beesha Dhulbahante ee February 6, 2023kii ka soo baxay Magaalada Laascaanood, waxayna qayb libaax ka qaadatay halgankii dib loogu qabtay Magaalada Laascaanood iyo guud ahaan Gobolka Sool 25kii August 2023. Isla markaasna Dowladda Puntland waxay ku dhawaaqday in ay soo dhaweynayso in Hogaanka dhaqanka iyo Waxgaradka Beesha Dhulbahante ay isugu yimaadaan shir wadatashi, kadibna la qabto shirweyne ka dhexeeya guud ahaan Reer Puntland oo iyagu ay kamid yihiin si looga arrinsado mustaqbalka Gobolada ay dagaan Beesha Dhulbahante. Haseyeeshee, waxaan wali qabsoomin shirarkii wadatashiga ahaa ee lagu gorfeyn lahaa…
Waa Warqad cadaynaysa in Villa Somaliya ka danbayso shaqaaqada Dhahareed. Sidoo kale,waa Warqad xaqiijinaysa eedayntii Dowlada Puntland ee ahayd in Xamar soo abaabushay dhacdada Dhahar. Xasan Shiikh,waxaa waxqabad uga baahan 47- Degmo ee Alshabaab ka qabsadeen,halka PL oo xasiloon uu ka abuurayo colaado. PL ahaan si weyn,ayay igu filan tahay ka hor tagida talaabooyinka guracan ee Xasan Shiikh.
Magaciisu,waa Jaamac Ok,waana Ninka leh Maleeshiyada qaska kasamaysay Dhahar. Hada,wuxuu ku sugan yahay Laascaanood oo ka hagayaa qaskaas. Waa Muwaadin Maraykanka oo haystaa dhalashada Wadankaas. Horay,wuxuu uga qayb qaatay fawdooyin hore,waana waxaan la aqbali karin in muwaadin Maraykan ah yimaado Somaliya oo ku dhex samaysto Maleeshiyo Calooshood ushaqaystayaal ah oo Dadka laaya. Sidoo kale Muwaadin Maraykan ah in uu khatar ku noqdo xasiloonida Geeska Afrika ma ahan wax looga bartay Shacabka iyo Dowlada Maraykanka. Waxaan rajaynaynaa in Dowlada Maraykanku deg- deg uga jawaabto cabashooyinka gaaray ee ka dhanka ah Muwaadinkooda qaybta ka amnidarada Somaliya.
Iskuul Magaalada duleedkeeda ku yaal,ayay Xalay ay ku hoydeen firxadkii Maleeshiyadii Xasan Shiikh soo abaabulay. Saakay Ciidanku inta uusan ku dhaqaaqin,waxaa uyimid Odoyaal codsaday in fursad ay isku dhiibaan la siiyo. Saacadaha soo socda haday isdhiibi waayaan,waxaa loogu galayaa Iskuulka. Ciidan xoog badan oo Dowlada ah,ayaa ku hareeraysan firxadka Maleeshiyada Xamar laga soo abaabulay. Dhanka kale Shacabka PL,waa in ay fahmaan Magaalada lasoo marayo oo Xabada ka dhacday Dhahar Dadka fulinaya ay fadhiyaan,waa Laascaanood oo ahayd Magaaladii ay Naf iyo Maalba ku bixiyeen. Laascaanood,waxaa jooga Wasiir Geesood iyo Jaamac OK oo ah Raga loosoo wakiishay qaska Dhahar.
Addis Ababa, July 15, 2025 (ENA) — The National Intelligence and Security Service has announced today the arrest of 82 ISIS (the extremist armed group) members recruited for terrorist missions in Ethiopia. According to a statement sent to ENA by the National Intelligence and Security Service (NISS), investigations have been conducted regarding the efforts of the Somalia wing of ISIS operating in Puntland to expand and establish cells of the terrorist group in various countries and Ethiopia. NISS, which stated that it has been closely monitoring the attempts of the ISIS Somalia wing to establish a terrorist network in Ethiopia…
Garoowe, 15 Luulyo 2025 – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 16-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada. Fadhiga maanta, Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dowladda Puntland waxay cod aqlabiyad leh ku meel-mariyeen 𝗮𝗾𝗯𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗹𝘂𝗺𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘅𝘂𝗯𝗶𝗻𝗻𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗚𝗼𝗹𝗮𝗵𝗮 ee Xildhibaan 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱 𝗬𝘂𝘂𝘀𝘂𝗳 𝗝𝗶𝗯𝗿𝗶𝗶𝗹. Waxaa Oggol ugu codeeyay 𝟯𝟴 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲, Diidmo 𝟭 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲, halka ay ka aamuseen 𝟰 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲.
Sirdoonka Dowlada Itoobiya,ayaa sheegay in ay Gacanta ku dhigeen 82-Xubnood oo ka Tirsan Kooxaha Daacish iyo AS. “82-Xubnood,waxaa looga shakausan yahay in ay tababar kusoo qaateen Puntland oo uu ka socdo hawlgal guulaystay oo lagula dirirayo Daacish”Ayaa lagu yiri Warbixinta kasoo baxday Wardoonka Itoobiya. According to a statement sent to ENA by the National Intelligence and Security Service (NISS), investigations have been conducted regarding the efforts of the Somalia wing of ISIS operating in Puntland to expand and establish cells of the terrorist group in various countries and Ethiopia. Deegaamada lagu qabqabtay Xubnahan,waxaa ka mid ah Deegaanka Oromada,Deegaanka Somalida iyo…
Fashilka Amni Ee Xasan Shiikh? 60% Bartamaha iyo Koonfura Dalka,waxaa la wareegay argagixisada,iyadoo 40% inta Xasan joogay ay qabsadeen… Intaas waxaa dheer Degmooyinka hoos ku qoran oo iyaga la xoreeyay (doorashadii Xasan ka hor) si kasta oo ay argagixisadu iskugu daydana ay qabsan waayeen,balse haatan Xasan ka soo saaray Ciidamadii…. Sidoo kale Dowlada Xasan Shiikh,waxay ku faantaa qaraxyadii ka dhici jirey Muqdisho in aysan Labo sano dhicin,taasna ma sababin qorshe ka yimid Dowlada Xasan ee argagixisada,ayaa go’aansatay….. 2.Lacagihii baada ahaa ee ay ka qaadi jireen Shacabka in ay joojiyaan. Ujeedka argagixisadu sidaa usamaynayso,waa in ay kacdoonkii Shacabka damiso,waana ku guuleystay…
Ciidanka Difaaca PL,ayaa kala eryay Qaadwalayaal iyo Jirri Xamar laga soo abaabulay oo qas ka sameeyay Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan Puntland. Marya calastaan,ayaa loogu sheekeeyay,waxaad tihiin Ciidamada Booliska Somaliya,qaybta Haramcad,balse Ciidamada PL,ayaa Cagta mariyay oo kala cayrshay. DFS,waxay usoo maryo dhigatay in ay Deegaanada xasiloon ee Maamuladu ka jiraan qas ka abuurto. Iyadoo 60% argagixisadu la wareegtay Bartamaha iyo Koonfurta Wadanka ayay PL oo laga sifeeyay argagixisada ka dhex abuuraysaa colaado. Somalida iyo caalamkuba,waa in ay ku baraarugaan Colaad abuurida Xasan Shiikh.
𝗖𝗔𝗠𝗕𝗔𝗔𝗥𝗔𝗬𝗡: Garowe: July 15, 2025: Waxaan si adag u cambaaraynaynaa Dawladda Federaalka ah oo maalmahan Gobollada Puntland ee nabadda ah ka dhex wadda “Hurin colaadeed, kicin bulsho iyo degenaansho la’aan”. Waxaan kaloo, sida ugu adag ugu cambaaraynaynaa Xukuumadda XSM in ay galabta Maleeshiyaad hubaysan oo ay soo abaabushay ay Degmada Dhahar ee Gobolka Haylaan ka abuureen xiisad colaadeed, taas oo keentay dhimasho nafeed iyo Dhaawac. Falkaan gurracan oo ah mid lagu dhabar-jebinayo halganka xaqa ah ee ay Dawladda Puntland kula jirto Argagixisada Caalamiga ah ee Daacish iyo AS ee buuraha CALMIDKAAD iyo CALMADOW, wuxuu noqonayaa mid Dawladda Federaalka ah lagula…
Xasan Shiikh,waxaa ku dhacay dharbaaxo xoog leh oo kaga timid Shidaalkii Turkigu baarayay. Xog soo ururintii Turkigu ka waday Xeebaha ku aadan Galmudug,markay soo idlaatay oo Markabkii Turkigu soo maray Muqdisho,waxaa la yaab noqotay in Turkidu yiraahdeen…..”$3-Milyan oo naga raacday Shaqadii xog ururinta hada ha nala siiyo,waxaana laga soo qaaraamay Ganasatada Muqdisho”. Taas marka laga soo tago rajadii Xasan ee ahayd in uu dhaqaale deg-deg ah ka helo Shidaalka,waxaa soo afjaray markii Maraykanku usheegay Turkiga in ay halkaas ku hakiyaan Shaqada. “Xogta aad soo ururiseen,waan idinku sharfaynaa in aad marka hore Shaybaaradiina kusoo baartaan,kadibna kusoo wareejinaysaan Gacantayada,waxaana lagu baarayaa Shaybaar…
Mashruuca Barwaaqo oo horay loo oran jiray Biyoole,ayaa taagnaa Labadii Sano ee lasoo dhaafay. Taagnida Mashruucan,waxaa sabab u ahaa faragelinta DFS oo isku dayday in ay ka leexiso nidaamkii Fadaraalka ee awooduhu kala qaybsanaayeen. DFS,waxay kaliya xaq uleedahay markay timaado nidaamka Wadanku qaatay ogaysiin Mashruuca la fulinayo iyo Saxiix,balse inta kale Shaqada fulinta Mashruuca,waxaa iska leh Dowlad Goboleedka. Xamar,waxay damacday in ay Wadadaas ka leexato oo Dalka ka dhigto hanaan Dowlad Dhexe oo toos wax walba umaamusha… 1.Mashruuca in iyada uu soo maro. 3.Mashruuca Dadka Maamulaya in iyadu qaadato. 4.Mashruuca adeegiisa ilaa Qalin iyo Buug in iyadu soo gado. PL,waa…
Tallaabooyinka ay tahay in la qaado? B. SL.T. UK & USA.J. Itoobiya iyo Imaaraadka. Albaab kasta oo naga xirnaa JSB,ayaa noo furtay ee waa in aan ka faa’idaysanaa oo kula dirirnaa. Guusha ugu weyn ee aan gaarnay Saakay,waa….. B. Shacabka,Dhaqanka iyo Siyaasiyiibta Beelweynta Daarood oo PL ku taageersan soo afjaruda JSB ee Xasan samaystay. T. Shacabka iyo Dhaqanka Beesha Majeerteen oo ku midaysan garab istaaga Dowlada ee iska dhicinta JSB ee Xasan soo dilindileeyay. J. Shacabka iyo Dhaqanka Beesha Warsangeli oo 100% muujiyay Puntlandernimadooda kana dhiidhiyay ilhaamada lagula kacay oo nagu garab taagan loolanka Xasan Shiikh iyo Jamhadiisa Sool Bari.…
B. Magacii ay wateen goosanka yimid oo aan la xusin. T.Garaadadii Maxamuud Garaad oo si qayaxan ugu gafay Saldanadii Warsangeli. Shirkan Puntland-ta balaaran,waa u guul Siyaasadeed oo ay ku hananayso Sool,isla markaana kusoo afjarayso Jamhada ka dilaacday halkaas.
Todobaad ka hor,ayay PL go’aamisay in Abwaan laga xayuubiyo Xubinimada,balse,way ka hakatay,iyadoo la xeerinayo…. Way dhacday oo markii uu ogaaday in aan laga xayuubinayn Xubinta,ayuu iscasilay,waana intay rabtay PL oo ilaalsanaysa maqaamka Golaheeda Sharcidajinta. In uu iscasilo iyo in la casilno,waxaa uquruxoonayd in uu iscasilo. Suldaan Siciid Todobaad ka hor,ayuu soo gudbiyay Xubintii badali lahayd.
Mashruuca Barwaaqo oo horay loo oran jiray Biyoole,ayaa taagnaa Labadii Sano ee lasoo dhaafay. Taagnida Mashruucan,waxaa sabab u ahaa faragelinta DFS oo isku dayday in ay ka leexiso nidaamkii Fadaraalka ee awooduhu kala qaybsanaayeen. DFS,waxay kaliya xaq uleedahay markay timaado nidaamka Wadanku qaatay ogaysiin Mashruuca la fulinayo iyo Saxiix,balse inta kale Shaqada fulinta Mashruuca,waxaa iska leh Dowlad Goboleedka. Xamar,waxay damacday in ay Wadadaas ka leexato oo Dalka ka dhigto hanaan Dowlad Dhexe oo toos wax walba umaamusha… 1.Mashruuca in iyada uu soo maro. 3.Mashruuca Dadka Maamulaya in iyadu qaadato. 4.Mashruuca adeegiisa ilaa Qalin iyo Buug in iyadu soo gado. PL,waa…
Suldaan Maxamed iyo Isimada kale ee Dhahar kasoo hadlay,waxay xoojiyeen ama tilmaameen….. Xaqiiqdii si hufan ayay usoo hadleen Isimada Beelweynta Warsangeli oo ay ula garnaqsadeen Isimada Beesha Dhulbahante. Garaad Jaamac oo ah Isinka kaliya ee garnaqsigooda ka garaabay oo bixiyay raaligelintana,waa umahadceliyeen.
President Donald Trump threatened duties of 30% on products from Mexico and the European Union in two letters he released on social media on Saturday, adding to the global trade war that he’s sparked since taking office in January. “The United States of America has agreed to continue working with the European Union, despite having one of our largest Trade Deficits with you. Nevertheless, we have decided to move forward, but only with more balanced and fair TRADE,” Trump wrote in the letter to Ursula von der Leyen, president of the European Commission, which he posted to Truth Social. agreement”…
Todobaadkan,waxay PL samaysay dhaqdhaqaaq Diblomaasiyadeed oo sareeya,kuwaasoo durba mira dhalay. Qasriga Madaxtooyada Garowe,waxaa booqday… 14-ka Bishan,waxaa Bosaso kasoo degaya wefti Maraykan ah oo iskugu jira Siyaasada iyo Milleteriga oo ay kala hogaaminayaan Safiirka iyo Talyaha Africom. Sidoo kale Todobaadka danbe Mw Deni,wuxuu ku wajahan yahay Wadamo ay ku jirto Itoobiya. 18- ka Bisha Mw Deni,wuxuu ubaqoolaya Jigjiga oo uu kula kulmayo Rw Abiy. Xiriirka Caalamka ee PL kor,ayuu usii kacay Sanadkan.
Si Mw Faroole looga leexiyo Wadada goosashada,waxay Dowlada Maraykanku uleexisay Geeddi-socodkii Dastuurka ee la dhamaystiray 1’dii August 2012 ee KMG looga baxay. Waxaa xarun looga dhigay Garowe si Faroole ugu sii xirnaado Federaalka. ” Faroole waa muhiim in qaab lala taacamilo si aysan uxoogaysan ujanjeeridiisa goosasho in Puntland Dal madax bannaan noqoto”Ayuu yiri Safiirkii awooda badnaa ee Maraykanka ufadhiyi jiray Kenya xilligaas. Maraykanku,wuxuu Garowe ugeeyay Dastuurka ka hortagid goosashada Puntland. Markale,ayuu Maraykanku PL qancinayaa,isagoo ka hortagaya in PL goosato xiligan Deni hogaaminayo,wuxuuna ka taageeray…. “Godka goosashada ee SL ay gashay in aad ku dhacdaan ma rabno ee sii haysta doorkiina…
Wuxuu uga mahadceliyay Garaad Jaamac ka garaabista xadgudubka ay tirsadern Isimada reer Sanaag iyo Haylaan ee ah in Dadkoodii la farataystay. Markale,waxa uu cadeeyay Shirka ka socda LC in Dadkiisa aysan qayb ka ahayn oo cid ku matashaa aysan jirin. DFS,ayuu ugu baaqay in aysan Walaalnimada Dadka Sool iyo Sanaag ku nool aysan kala dilin. Warsangeli la duruuf mahan Dhulbahante oo… Suldaan Cabdisalaan PL iyo Somali,waa ka badbaadiyay qorshaha khatarta ah ee Xasan Shiikh,waana Isinka wax badbaadshay ee xeerka loo hayo haday noqon lahayd Dhaqan iyo Siyaasadba.
“Talo meel kale ka timi nala ku dhiqimaayo… Warsangelina fadhataysan mayno, iyaga oo isku dhan baa dantayadu ku jirtaa.”Ayuu yiri Garaad Jaamac. Markale,ayuu yiri Garaad Jaamac“Warsangeli in aan fadhataysanno oo u joojin-wayno dhaqankooda nagama qabato wixii aanu shalay diidanayn in aan ku samayno, walaalayaaloow raalli ahaada; anigu waxaan leeyahay intaynaan cid kale aadin aan tashanno innagu cidda aan doonaynona aan si mugleh u doono.” Fasirka hadalka Garaad Jaamac…. 3.Warsangeli,wuxuu ka qabaa aragti ah..” Waan xodxodan lahayne maxaad nooga didinaysaan”. 4.Xamar in ay Hargaysa badashay oo ay tahay khatar kale oo soo korortay ma cadayn. Garaadka hadalkiisu,waa caro uu kasoo qaaday…
Guddiga Doorashooyinka Puntland iyagoo ka duulaya qodobka 114-aad, farqadiisa 1-aad ee Dastuurka Dawladda Puntland, Qodobka 8-aad, farqadiisa 19-aad ee Xeerka Guddiga Doorashooyinka iyo Dastuurada Xisbiyada Siyaasadda, gudanaya waajibaadkiisa dastuuriga ah iyo ilaalinta Hannaanka dimuqraadiyadda, wuxuu si rasmi ah ugu wargelinayaa dhammaan Xisbiyada Siyaasadda ee Puntland arrimaha soo socda: Ugu dambayn, Guddigu wuxuu si xushmad leh ugu adkaynayaa xisbiyada in ay ilaaliyaan jadwalka kor ku xusan, kana dhabeeyaan waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran hannaanka dimuqraadiyadda.Wadashaqayn wacan. DHAMMAADXafiiska Warfaafinta iyo Wacyigelinta Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC. 𝘹𝘢𝘲𝘪𝘪𝘫𝘪𝘹𝘢𝘲𝘢𝘢𝘨𝘢𝘮𝘶𝘸𝘢𝘢𝘥𝘪𝘯𝘪𝘮𝘰 𝘨𝘰𝘢𝘢𝘮𝘪𝘮𝘢𝘴𝘪𝘪𝘳𝘬𝘢𝘢𝘨𝘢𝘮𝘶𝘴𝘵𝘢𝘲𝘣𝘢𝘭𝘬a
Nayrobi: 10-July-2025: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dawladda Hon. Da’ud Mohamed Bisinle ayaa furey shir u dhaxeeyay dawladda Puntland, Bangiga Adduunka iyo Bangiga horumarinta Jarmalka, kaaso looga hadlay dhaqaale Bangiga Jarmalku(KFW) ku darey mashruuca Barwaaqo ee ka socda Puntland. Kulanka w,xaa ka qaybgalay Madaxda hay’adaha Dowladda ee ka wada shaqeeya mashruuca Barwaaqo iyo Madaxtooyada Dowladda Puntland.
Garoowe: 10 July 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya, Ambassador Charles King iyo wafdi uu hoggaaminayo. Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda, waxaa looga hadlay guud ahaan xaaladda Siyaasadeed iyo Amni ee Soomaaliya, Arrimaha gudaha ee Puntland sida ladagaalanka Argagixisada, dhameystirka dimuqraadiyadda Puntland iyo mashaariicda horumarin ee UK ay ku fuliso Puntland. Dowladda Ingiriiska ayaa Dowladda Puntland soo gaarsiisay deeq isugu jirta Daawooyin iyo Agab caafimaad, oo ay ku taageertay Hawlgalka…
Waxay isku dayeen in ay Hotelka Jabutaawi ka furaan Shirka,waxaase Lix Gaari udiray Cabdirisaaq Khaliif. Waxay hadana damceen in ay Jaamacada la aadaan,iyadana Ciidan,ayaa waxaa udiray Karaash. Kadib,waxaa hawsha la wareegay Garaadada,waxayna amreen in labada dhinac baneeyaan Magaalada,waana la aqbalay. Garaadada hada,waxaa usocda fadhi,waxayna soo saarayaan Qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin…. 1. In aan Hal Qodob lagu dari karin Qodobadii Dhulbahante ku heshiiyay ee lagu dhisay Maamulka Firdhiye loo dhiibay. 2. In Warsangeliga jooga Magaalada dib ugu laabtaan Deegaamadoodii. 3. In Amniga Magaalada la sugo. 4. In Garaadadu la kulmaan Raga Xamar ka yimid. Majirayo Shir dhacaya,waxaana…
Garaadada,ayaa ka codsaday Axmed Karaash M.xigeenkii hore ee PL in uu furo garoonka diyaaradaha oo ogolaado weftiga Fadaraalku in ay soo galaan Magaalada LC. Garaadadu,waxay ku qanciyeen Axmed,hadii Shirkii aad joojisay ufasax Ragaas ha soo galaan oo waxay wadaana hala arko,waana aqbalay Madaxweyne Karaash Sadex Saac oo uu hor taagnaa kadib. Siyaasiyiinta Sool,waa Ninka ugu awooda badan oo ugu mudan markay timaado u adeegida danaha reer Sool mana jiro Qof uga Lexjeclo badan.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shalay la kulmay ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu markii labaad muddo 24 saac gudahood ah, iyada oo Trump uu sii xoojinayo cadaadiska ku aaddan heshiis lagu soo afjarayo “musiibada” dagaalka Qaza iyo sii deynta la haystayaasha. Ilaa hadda si rasmi ah looma faah faahin kulanka labaad ee labada dhinac. Madaxweynaha Mareykanka ayaa kulankii labaad ee uu la qaatay ra’iisul wasaaraha Israa’iil muddo labo maalmood gudahood ah uu ka turjumayaa rabitaanka is-afgaradka ah ee dhammaan dhinacyada. Waxa uu yiri, “Waa masiibo, wuxuu rabaa inuu xaliyo, anigu waxaan rabaa in aan xaliyo, waxaanan aaminsanahay in dhinaca kale…
Ingiriisku Qabiiladii Waqooyi Galbeed ee uu qabsaday oo Beesha Warsangeli ay ku jirtay si gaar ah,ayuu ula dhaqmay Beesha. Halka Beelaha kale uu Gumaystay,iyaga heshiis gaar ah,ayuu la saxiixday. Xuduuda Maanta ay SL sheegato ee Ingiriiska,waxaa lagu asteeyay heshiiskii Suldaan Maxamuud Cali Shire iyo Ingiriis dhexmaray. Suldaan Maxamuud,wuxuu ahaa Geesi,Deeqsi iyo Aftahan ka sheeganaa Geeska Afrika. Saldanada Dhaqan ee Beeshu,waa mida ugu Faca weyn guud ahaan Beelaha Somalida. Si gaar ah Suldaan Maxamuud Cali Shire iyo Boqor Cismaan,waxay lahaayeen xiriir adag oo Ciidankii looga hor tagay Sayidka ee Boqortooyada,waxaa hogaaminayay Suldaan Maxamuud Cali Shire. La soco Qaybaha danbe.
U Doorashada masuul kasoo jeeda Xisbiga Mideeye ee Mucaaradka ah Duqa Magaalada Ubucda u ah Ganacsiga Puntland ee Bosaso,waxay xaqiijinaysaa in Dimuqraadiyada PL tahay hanaqaad xor ah oo ku dayasho mudan. Waxaa markhaati ka noqday oo qiraya kuwii dhaliili jiray oo ku doodi jiray Dalkan Digtatooriyad,ayaa ka jirta. Hanbalyo,waxaan rajaynayaa in uu noqdo Duq ka faa’idaysta fursadaha horyaala oo Bosaso bilicdeeda iyo amnigeeda wax badan ka qabta. Bosaso,waxay haysataa Maanta fursado waa weyn…. Kaliya,waxay ubaahan tahay hogaan daacad ah oo karti iyo hal abuur leh.
Wefti sare oo Maraykan ah,ayaa yimid PL,waxayna kulan Albaabadu uxiran yihiin la yeesheen Dowlada PL oo ugu horeeyo Mw Deni. Qodobada ay kawada hadleen,waxay kala yihiin….. 2.Hay’adaas,waxaa ka taageeraya dhinacyada kala ah…. B. Farsamada.T. TababarkaJ. Gaadiidka,Saadka iyo Qalabka.X.Dhaqaalaha. Weftiga Maraykanka ah ee yimid,waxay hor-dhac u yihiin safarka Safiiirka Maraykanka ee Somaliya iyo Talyaha Taliska Africom oo imaanaya Garowe.
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo Wasiir Qorsheel,waa dadaalayaan. Si loo xoojiyo dadaalkooda,waxaan ku talin lahaa…..
Ilaa hada,waa ku dhici la’ayahay Abwaan Jibril in uu banaanka isa soo dhigo oo wuxuu ka gabanayaa Baarlamaanka in laga saaro. Badhan,waa laga cayrshay Abwaan Jibril,waxaana ka hor yimid dhamaan Bulshada oo dhan. Si gaar ah Isimada ugu horeeyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan,ayaa udiiday in uu Shir ku qabto Badhan. Ceelbuh,ayuu isku sii daayay,waxaase loo diray Ciidan. Guud ahaan xaalada Sanaag,waa degan tahay mana rabto Bulshadu wax lid ku ah Maamulkooda Puntland.
Laascaanood 80% Dadkii,waa ka hor yimaadeen qorshaha Damjadiid ee loosoo dhiibay Aaran-jaan oo uu fulinayo Firdhiye. Qorshuhu,muxuu yahay? Dadka reer LC? Siyaasiyiintii,Garaadadii,Aqoonyahankii iyo Ganacsatadii si cad ayay uga hor yimaadeen qorshaha Damjadiid,waxayna qaateen Laba Qodob oo kala ah….. B. Doorashada hogaankeena xiligeeda,waa in ay ku qabsoontaa. T. Shir hadaan qabsanayso,wuxuu noqonayaa mid ku kooban Beesha Dhulbahante oo kaliya. 5-ta Agoosto oo hada ay ka harsan tahay 30-Casho hadii Firdhiye ogolaan waayo tartan hogaanka ah,waxaa soo bixi doona ilaa 5- hogaamiye oo sheegan doona Sharciyad. WQ/Jibril Qoobey.
Warqadan,waxaa looga dan leeyahay in lagu mashquuliyo Dadka reer Laascaanood oo laga jeediyo wakhtiga Firdhiye gabaabsiga ka ah iyo mudo kororsiga uu rabo. Macnaha rasmiga ah ee Warqadan,waa ( Reer Sool hays laaayaan). Sharkan oo idil,waxaa ka Shaqaynaya Aaran-jaan oo ka dhaadhiciyay Xasan… Aaran- shaydaan,waa Dhurwaa Gowracan oo sii rafanaya oo aan waxba xeerinayn. Kursiga ay Deni ugu caraysan yihiin,waa kan PL,waana kan ay Maanta burburkiisa ka shaqaynayaan,waxayna taasi ku tusaysaa Laba arimood… B. In aysan qiyam lahayn. T. In aysan aragti lahayn. Shacabka Puntland,waa in ay Aaran- shaydaan si gaar Isha ugu hayaan. WQ/Jibril Qoobey.
Decapitating Daesh’s top leadership continues to be a fundamental, strategic component of @PL_CTOperations overarching mission objectives. The relentless pursuit of high-ranking figures has already produced significant results, with an estimated 85% decapitation of their leadership structure since the commencement of Operation Hilaac (Lightning). High-Value Individuals that have been positively identified as killed or captured thus far in the offensive include: Eliminated:• Abdihakim Badiin Mawaled, of Yemeni descent, who served as the head of the policing (Hizba) department and was fluent in Somali.• Marwan Abdrizk, of Tunisian descent, who led the foreign fighters division and spoke many languages.• Barow Abdi Mo’alim,…
Furitaanka Kal-Fadhigii 36 ee Gollaha deegaanka Degmada Bosaaso ayaa maanta u furmay si habsami leh waxaana munaasabada furitaanka ka qaybgalay masuuliyiin ka tirsan wasaarada Arimaha gudaha Puntland oo uu hogaaminayo Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Cabdiraxmaan Khaliif, wasiiru dowlaha wasaarada yuusuf maxamed caways dhedo, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maxamed Cali Farmayeeri iyo masuuliyiin kale. Intii ay munaasabadu socotay ayaa waxaa madasha isku casilay Duqii hore ee degmada Bosaaso Mudane Eng Abdifitah Mohamed Osmaan Shanle iyadoo shaqadana uu si rasmi ah ula wareegay gudoomiye kuxigeenka Degmada ahna kusimaha Gudoomiyaha Mudane Bashiir Faarax Siciid iyadoo ay kulanka soo Xaadireen 33 ka xubnood ee Golluhu…
Garoowe, 5 Luulyo 2025 — Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, oo uu weheliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad, Mudane Hon Mohamed Mahamud Esse, ayaa maanta shir-guddoomiyey Fadhiga 13-aad ee Kalfadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada. Ajandaha fadhiga maanta wuxuu ahaa Xeerarka ay Xukuumaddu soo gudbisay/gudbiso ama Goluhu curiyo. Fadhiga waxaa Golaha hor-yimid Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland, isagoo Golaha la wadaagay faah-faahin la xiriirta wax-ka- baddelka Xeerka, iyadoo xildhibaannadu su’aalo ka weydiiyeen Wax-ka-baddelka Xeerka Tacliinta Sare. Intaas kadib waxaa Xeerka lagu wareejiyey Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta Iyo Isgaarsiinta, kuwasoo ku samaynaya akhrinta labaad,…
Isagaa ka faa’iday oo iskaga dajiyay cadaadiskii Beesha Caalamka ka haystay. “Bilow wada xaajood” fariintaas,ayuu iskaga reebay Xasan Odoyaasha la baxay samata bixinta. Uma tanaasulayo marnaba sababtoo ah…. 3.Sharciyad mahaystaan,Dhulna ma Maamulaan,waa Siyaasiyiin Baagamuudo ah. Xasan Dastuurka iyo Doorashada,ayuu ku gorgortamayaa,wuxuuna la sugayaa PL iyo JL oo ah kuwa dhabta ah ee doodu kala dhaxayso. Dhanka Odoyaasha samatabixinta,waxay ka dhiganayaan dhaqdhaqaaq Siyaasadeed la kulanka Xasan,balse saamayn ma yeelan doonaan ilaa Xasan mudo xileedku ka dhamaado oo uu la mid noqdo.
Waxaa fashilmay kulankii udhaxeeyay Xasan Shiikh iyo Golaha samata bixinta oo ay ku mudaysan yihiin Siyaasiyiinta Mucaaradka Muqdisho. Sida uu sheegay Afhayeenka Golaha samata bixinta Daahir Geelle,waxaa laysku mari waayay Qodobka Dastuurka ah. Kulan kale,ayaa loo balamay 20- ka Bishan.
Sadexda Mashruuc ee reer Mudug muhiimada u lahaa Mw waa dul istaagay…. Khudbada Mw,waxaa kaloo mudan in la dul istaago… Dadku in ay fahmaan shaqada Xamar ay ka haystaan iyo ilaalinta Deegaanka ay kasoo jeedaan,waana xaqiiq Qofkii aan isku wadi karin difaaca Deegaankiisa iyo dantiisa gaarka ah Siyaasadaba in uu galo ma ahayn. Sidoo kale,waxaa mudnaan leh ka daba taga hadalka Wasiirka Hawlaha Guud uu ka sheegay Injineerada Wasaarada oo markii uu dhamaaday Mashruuca JLPG. ka tagay Shaqada,maadaama Mushahaarka ay qaadan jireen uu aad ubadnaa oo uu ka sareeyay darajada PL ku bixiso Mushahaaraadka.
Bacaadweyn: 03 July 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni oo safar shaqo ku tegay Deegaanka Bacaadweyn, ayaa dhagax dhigay dhismaha wadada isku xirta Bacaadweyn iyo Gaalkacyo, taasi oo lagu dhisayo isku tashi iyo cashuurta shacabka laga qaado oo dalka dib loogu dhisayo. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Maxamuud Ciise, Goleyaasha Dowladda Puntland, Isimo, waxgaarad, qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Injineerada shirkadaha dhisaya wadada. -DHAMMAAD- -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-
Wasaaradda difaaca ee Uganda ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay ku sheegtay in khasaare dhimasho leh uu ka dhashay ka dib markii dayaarad Helikobter ah oo ciidankooda qaybta ka ah hawlgalka midowga Afrika ee Soomaaliya leeyihiin ay ku dhacday meel u dhow garoonka dayaaradaha ee magaalada Muqdisho. Qoraalka ayaa lagu sheegay in dayaaradaas oo nooceedu yahay Mi-24, kuna dhacday meel garoonka u jirta 200 mitir ay saarnaayeen 8 qof oo 6 ka mid ah ay ahaayeen shaqaalihii dayaaradaas. “Jugtii ay dhulka ku dhacday ayaa dhaliyey in rasaas saarnayd ay qaraxdo , taasoo sababtay dhaawac soo gaaray dhismayaal u…
Labada Bisha 7-Aad,ayaa la bilaabayaa dhismaha Wadada Galkacyo-Xarfo oo dhan 40- km,sida uu sheegay W.Waxbarashada PL oo Marti noogu ahaa Barnaamij aan ku dul istaagnay baahiyaha Mudug. Dhismaha Wadadan muhiimka ah,waxay ka bilaabanaysa gudaha Magaalada Galkacyo oo 3- km laga soo dhisayo,iyadoo 37- da km ee kale ay noqon doonto Wadada isku xiraysa Galkacyo- Xarfo. Lacagta ku baxaysa,waxaa bixinaysa Dowlada Puntland si la mid ah qaybaha kale ee Wadada dheer ee Galkacyo- Bosaso. Waxaa xusid mudan Dowlada PL oo ku jirta dagaal weyn oo ay kula dirirayso argagixisada in ay Gacanta kalana ku fulinayso Mashaariicda horumarineed.
Aragtida Puntland First (Muhimada Puntland baa leh),waa lama taabtaan. PL in ay noqoto Dowlad gaar ah,waa dareenka Bulshada inteeda badan ee xiligan kadib niyad Jab ay kala kulmeen DFS. Markii gudaha Wadanka laga soo tago,waxaa diidan in PL noqoto Dowlad gaar utaagan reer Galbeedka. “Godka gooni goosadka haku dhicina,waa idin garabgalaynaa oo Amniga iyo horumarinta adeegyada Bulshada,waan idinla haynaynaa”Ayuu ku yiri PL, Safiirka Maraykanka ee Somaliya. “Caalamku,wuxuu ka rabaa Somaliya Dowlada Fadaraal ah oo DG awooda leeyihiin,waxaana Saldhig u ah Puntland”Ayuu ku yiri PL Safiirka UK. Mw Deni oo ka jawaabaya fariimaha Beesha Caalamka,ayaa Xalay yiri… “PL,waxay diyaar utahay qayb…
Ugu danbayn Dabkii ka kacay Sanaag,waa soo yaraanayaa. Dabku,wuxuu gaaray Dhul gaaraya100-km oo isku wareeg ah. Dad kuma dhiman ilaa iyo hada,waxaase jira dhaawacyo aan aad ucuslayn oo soo gaaray Dad gaaraya 20-Qof. Khasaaraha ugu weyn,wuxuu soo gaaray Dhul Beereedyadii,waxaana gubtay 220-Beerood. Dabka wuxuu ka kacay Deegaanka Gaacidh iyo Dowga tabco ee silsilada Buuraha Daalo iyo Surad cad ee Degmooyinka Ceerigaabo iyo Maydh. Xaqiiqdii,waa Dhul qiimo weyn lahaa oo ku wanaagsanaa Tacabka Beeraha iyo Dalxiiska.
Garowe : 01 Luulyo 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ay weheliyaan Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane Cabdirisaaq Axmed Said, ayaa bulshada kala qeybgalay munaasabadda xuska 1-da Luulyo ee sanad-guurada 65-aad ee kasoo wareegatay maalinta Xornimada iyo Midowga Soomaaliyeed. Munaasabadda oo ka dhacday barxada caasimada Garoowe, waxaa Madaxdu goobjoog u noqotay Calansaarka, Iyadoo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, uu salaan ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa khudbadiisa uga hadlay midnimada iyo wadajirka dadka Soomaaliyeed, isagoo xusay in Dowladda Puntland ay marwalbo u taagantahay dhismaha…
Waddamo badan oo dariska ah ayaa ku lug leh dagaalka sokeeye ee ka socda Suudaan, waxaana taliyaha ciidamada Waqooyiga Suudaan, Maxamed A’Jakumi uu sheegay in madaxweynaha Eritrea Isaias Afewerki uu u ballan qaaday in dalkiisa uu gacan ka geysan doono tababaridda ciidamada. Waxa uu u sheegay wargays ka soo baxa Sudan, A’Sudani, 27-kii June in madaxwaynuhu u ballan qaaday Eritrea inay ku taageerto isaga oo siin doona tababar ciidan oo la siinayo ilaa 50,000 oo dagaalyahano ah si ay dalka uga difaacaan khatarta xoogagga Gurmadka dedgdegga ah . Ciidamada Sudan iyo xoogagga Gurmnadka degdega aha ayaa la sheegay inay ku…
Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in uu helay koox maalqabeenno ah oo danaynaya in ay iibsadaan barnaamijka TikTok ee muuqaallada gaagaaban lagu soo bandhigo. Wareysi uu siiyay Fox News, Trump wuxuu ku sheegay in arkaasi uu kala caddaan doono qiyaastii laba toddobaad kaddib. In la iibsado TikTok waxa ay u baahan tahay oggolaansho laga helo Shiinaha, laakiin Trump ayaa u sheegay Fox News in madaxweyne Xi Jinping laga yaabo in aanu diidin dalabkaasi. Heshiis hore oo TikTok looga iibin lahaa ganacsade Mareykan ah ayaa burburay bishii Abriil, markaas oo dagaal-ganacsiyeed uu ka dhex qarxay Maraykanka iyo Shiinaha.
Maqaamka ay ku qaabishay,waa sareeyay oo Ra’isalwasaaraha ahna Wasiirkii Arimaha dibada,ayaa qaabilay. Balse,waxaa dilay quruxdii lagu qaabilay Warqada laga soo daba saaray ee tilmaamaysay midnimada iyo Madaxbanaanida Somaliya. Xataa haday Qadar udhaqmayso si Laba Wajiilayn ah,waxaa la qaadanayaa waxa muuqda ee ay qortay. Way dhici kartaa in Cirro Lataliyayaashiisu ku qanciyeen tagida Qatar,waxaa noogu jira Dhaqaale aan ku badalanayno xoogaa bahdil Diblomaasiyadeed ah oo aan ku doodi karno…. “Anaga mowqifkayaga,waan gaarsiinay ee waxba nagama gelin aragtida Qatar”. Doodaasna,waxaa macno tiraya saamaynta fog ee ay ku yeelanayso Warqada Qatar aqoonsi raadiska SL. Aadistii Cirro ee Qatar,waxaa la oran karaa,waa lagu deg-…
Garowe : 29 June 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland HSiciid Cabdullahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furayShirweynaha maamul-baahinta Dowladda Puntland, muddo Labo maalmood ah ka socon doona xarunta Madaxtooyada ee caasimada Garowe. Shirka,ayaa intuu socdo la iskula wadaagi doona xogo ku saabsan…. 1.Shaqooyinka Dowladnimo ee qabsoomay iyo kuwa qorsheysan. 2.Fursadaha iyo caqabadaha, iyo sida ugu waanagsan ee maamul daadijinta heer deegaan, heer degmo illaa heer Gobol. Waa kulan isla xisaabtan ah oo firfircooni u horseedaya adeega dowladnimo ee loo hayo bulshada. Waxaa Shirka ka qeybgalaya Golaha Xukuumadda, La-taliyeyaal Madaxweyne, Agaasimeyaasha Guud, Hanti-dhowraha Guud,…
Mw Gaas oo Midowga Afrika uxushay in uu noqdo Wakiilka Wadanka Koonfurta Sudan. Sharaf ayay noo tahay in Mw PL lagu karaameeyo Wakiil Hay’ad Qaaradeed ee heer Wadan. Gaas,waa soo shaqeeyay,waana diyaarsan yahay oo waa sababta loo xushay oo wuxuu soo noqday….. Mw PL,Rw JFS,RW xigeen,Wasiirka Qorshaynta,Xildhibaan,Lataliye iyo Aqoonyahan haysta Shahaadada ugu saraysa ee PHD oo uu ka qaatay mid ka mid ah Jaamacadaha caalamka ugu sareeya ee Harvard University. Hogaamintiisii Puntland,waxaa lagu xasuustaa….. 1.Dhismaha Kaabayasha Dhaqaalaha2.Casriyaynta hay’adaha Maamulka.3.Hirgelinta Barnaamijka iskutashi.4.Difaaca Xuduudaha.5.Midaynta Bulshada PL. Hogaamintiisii DFS,waxaa lagu xasuustaa… 1.Ka saaridii AS Xamar.2.Samayntii Dastuurka Fadaraalka.3.Ka saaridii Kmg Somaliya. Sida muuqata Gaas,wuxuu…
Wadada Galkacyo-Xarfo,waxaa la dhagax dhigayaa maalmahan soo socda,waxaana Mudug tagaya Mw Deni iyo wefti la socda. 40-km,ayaa la dhisayaa oo Shirkadii heshay qandaraaska,ayaa la shaacinayaa isla maalmahan. Dowlada Puntland,ayaa bixinaysa Lacagta ku baxaysa dhismaha Wadadan oo gaaraysa $9-Milyan. Sidoo kale,waxaa wax laga qabanayaa….
Madaxweyne Cirro,wuxuu udhoofay Qatar oo uu ka helay casuumad rasmi ah sida Madaxtooyada SL ay sheegtay. Wararka hoose ee laga helayo,waa iska hor imaanayaan oo waa kala duwan yihiin…. Dhinac walba oo uu noqdo,waxaa cad in uu yahay….. B. Safar Cirro usamaynaya sumcad oo muujinaya dadaalka uu gelinayo kor uqaadida Diblomaasiyada SL. T. Safar SL maqaamkeeda dibada kor usii qaadaya. Halka fashil ee safarkan uu yeelan karo oo SL kusoo laaban kara,waa in Imaaraadku uusan ku faraxsanayn,inkastoo Qatar iyo Imaaraad meelaha qaar iskaga soo dhawaadeen.