In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. Africa Command (AFRICOM) conducted an airstrike against multiple ISIS-Somalia targets on March 29, 2025. The airstrike occurred Southeast of Bosasso, Puntland, in Northeastern Somalia. AFRICOM’s initial assessment is that multiple ISIS-Somalia operatives were killed and no civilians were harmed. ISIS-Somalia has proved both its will and capability to attack U.S. and partner forces. This group’s malicious efforts threaten U.S. security interests. AFRICOM, alongside the Federal Government of Somalia and Somali Armed Forces, continues to take action to degrade ISIS-Somalia’s ability to plan and conduct attacks that threaten the U.S. homeland, our…
Author: Jibril Qoobey.
Jubaland,waxay soo gudbisay shuruudaheeda ku saabsan wada hadal dhexmara DFS,waxaana ugu muhiimsan Qodobadeeda…… 1.In la qaado xanibaada Diyaaradaha. 2.In Mashaariicda la fasaxo. 3.In aan Gargaarka la siyaasadayn. Axmed Madoobe si cad,ayuu ugu sheegay,Swan iyo Safirada in uu diyaar u yahay wada hadal oo uusan marna Albaabada xiran. Safiiradu Xasan mar ay la kulmeen,wuxuu muujiyay in uu diyaar uyahay dhankiisa wada hadal,mase cadayn 100%. Haatan markale ayay ku laabanayaan Xasan Shiikh. Sidoo kale Swan,ayaa usocda Kismaayo Afarta Bisha danbe. Ujeedka,waa in laga gudbo Ismari waaga Siyaasadeed si Amniga fashilmay loo badbaadiyo.
Maanta Garaacis macno leh,ayuu Maraykanku ka fuliyay Lix Goobood oo Miraale ah. Khasaaraha argagixisada gaaray ee sida hordhaca ah loo helayo,waa…. 1.In ku dhawaad Afartamaeeyo soconaya oo argagixisada lagu dilay duqaynta. 2.In la bartilmaameedsaday koox meel God ah ku jirtay. Khasaaraha oo faahfaahsan hawlgalka Ciidamada,ayaa shaacin doona.
Ugu danbayn Cadaadiskii,waa taabtay Xasan Shiikh oo loo joojin mahayo,waa socon wayday. Safaaradaha reer Galbeedku taladii ugu danbaysay ayay siiyeen oo ah in Siyaasada Dhulka dhigo. Wasiirru Dowlihii Imaaraadka ee dhawaan yimid,waxaa ilo xog ogaal ah xaqijiyeen in uu ukeenay digniin uu ka waday Maraykanka oo ahayd….. ” Sida aad wax kuwado raali kama nihin ee wax ka badal”. Talooyinka la siiyay Xasan,waxaa ugu horeeya in uu Xukuumada badalo,waxaana jira Shaqsiyaad loo tilmaamay. JL,ayuu hor fariisan doonaa oo la heshiin doona,kadibna DG K&B iyo DFS,ayaa Wadajir ukulmi doona,waxaana jira qorshe dagaal oo Wadajir loo diyaarin doono.. Kabacdi,waxaa la abaabuli doona…
Bosaso, March 29, 2025 – Powerful airstrikes were heard today, Saturday, in the areas between the Miraale and Baalade valleys, targeting the remnants of the ISIS militants who fled from previous attacks. According to Puntland Defense Forces stationed in Miraale, the strikes are concentrated in the areas between the two valleys, where some of the fleeing ISIS fighters are still hiding. The explosions from the bombardment have been described as intense and continuous. The Puntland government has yet to issue an official statement regarding the entity conducting the strikes. However, military officials who spoke to our sources indicated that Puntland’s…
Greenland is rich in natural resources, including zinc, lead, gold, iron ore, rare earth elements (REEs), copper and oil. It is home to some of the world’s largest deposits of rare earths used in high-tech industries. These resources have attracted significant attention, including from Trump, who recently attempted to negotiate with Ukraine to access its minerals. Greenland is rich in natural resources, including zinc, lead, gold, iron ore, rare earth elements (REEs), copper and oil. It is home to some of the world’s largest deposits of rare earths used in high-tech industries. These resources have attracted significant attention, including from…
M.xigeenka Maraykanka,ayaa booqasho ku tagay Greenland oo ah DG hoos yimaada Boqortooyada Danmark. Booqashada M.xigeenka Maraykanka,waxaa ka xumaaday Danmark oo aan raali ka ahayn imaanshihiisa. Fariinta booqashadan ay dirayso,ayaa ah…”Rabitaanka Maraykanka ee Greenland gorgortan kuma jirto,isla markaana cid looga haybaysanayo ama lagu tixgelinayo majirto”. Danmark oo ah Sxb iyo Gaashaanbuur Maraykan oo soo jireen ah,ayuu si cad uweeraray M.xigeenka Maraykanka. Danmark,wuxuu ku dhaleeceeyay sida ay ula dhaqantay Dadka Greenland iyo sida ay udayacday muhiimada Dhulkan istiraatiijiga ah. Maraykanku,wuxuu ku doodayaa Danmark awood ay ku maarayso maleh Greenland oo muhiim u ah amniga caalamka. Ruush iyo Shiine lama goosgoosan karto Danmark…
Warqada Xasan uga jawaab celiyay ogaysiinta Maraykanka ee isticmaalka Dekedaha Bosaso iyo Berbera,waxay PL utahay fursad Dahabiya…… 1.Waxay xirtay fursad kasta oo SL Aqoonsi ku heli kartay. 2.Waxay PL ufurtay Caalamka. 3.Waa Warqadii PL ugu anfac badnayd oo kasoo baxda Xaafiiska Xasan fadhiyo. Tusaale? Wasiirka Ganacsiga mid ka mid ah DG Canada iyo waxaa wada hadlay Xoghayaha Ganacsiga Maraykanka,iyagoo ka xaajoonaya arimo Ganacsi oo ka dhaxeeya Maraykanka iyo Gobolkaas,waxaase la ogaysiiyay DF Canada. Dhanka kale Dekedaha iyo Garoomada Bosaso iyo Berbera ee Imaaraadku horumariyay,waxaa loo diyaarinayay Maraykan. Waxaa kaloo xusid mudan hawlgalka Xuutiyiinta lagu qaaday in ay maalgalinayaan Imaaraadka iyo…
Introduction J. Peter Pham, a seasoned expert on African security and U.S. foreign policy, has consistently advocated for a decentralized approach to Somalia’s governance. He has emphasized direct engagement with regional administrations such as Puntland and Somaliland rather than relying solely on the fragile and often dysfunctional central government in Mogadishu. His position aligns with a pragmatic U.S. strategy that prioritizes stability, counterterrorism, and economic opportunities. Given the Trump administration’s focus on strong regional partnerships, national security, and countering global terrorism, a recalibrated U.S. policy that strengthens Puntland as a reliable partner is both strategic and essential. Puntland: A Model…
Ogaysiinta Maraykanku udiray DFS,waxay Waji gabax ku tahay Damacii SL ee aqoonsi raadiska. Bilihii udanbeeyay SL,waxay Dhaqaale ku bixinaysay Saxaafad iyo Senetero hore iyo kuwo hada jooga oo galaangal ku leh Aqalka-cad. Si weyn,ayaa loo buunbuunshay dadaalkii aqoonsi raadiska SL ee Aqalka-cad,waase lagu hungoobay oo waxay Xaajo kusoo idlaatay….. (SL,waa mid ka mid ah DG xubinta ka ah DFS ee QM aqoonsan tahay). Sida caadiga ah Maraykanku,isagoo ilaalinaya Gobanimada JFS,ayuu hadana la Shaqeeyaa Maamulada masuulka ah sida PL iyo SL. PL,waa Xubin ka mid ah DFS wax dhib ahna uma aragto ogaysiinta DFS la ogaysiiyay isticmaalka Dekeda Bosaso.
Warqada Xasan qoray,way jirtaa oo dhab. Ujeedka uu uqoray,waa ka jawaab celin Ogaysiin Maraykanku usoo diray oo lagu ogaysiinayo in la isticmaalayo Dekedaha Berbera iyo Bosaso. Fariinta ogaysiinta,waa mid ku salaysan ilaalinta Gobanimada iyo Madaxbanaanida Wadanka. Tusaale? Maraykanku mar walba oo uu duqayn ka fulinayo meel ka mid ah Somaliya,waxaa fariin kooban oo ogaysiin ah loo diraa DFS,iyadoo loo marsiinayo Taliska Danab. Balse duqaynta sida udhacayso,halka ay ka dhacayso,Saacada ay dhacayso,wuxuu Maraykan la wadaagaa oo kala Shaqeeyaa Maamulka ka jira Deegaanka wax laga fulinayo. Mida isticmaalka Dekedaha,waa la mid. Maraykanku,wuxuu rabaa in uu dagaalka Xuutiyiinta Goobaha uu ka qaadayo ay…
Swan awood buuxda,ayaa la siiyay,waana MW dadban ee JFS. Waxaa sii yaraanaya qorshihii ahaa in la yareeyo awooda Xafiiska QM ee Somaliya oo loo badalo ( Country Office). Waxaa fashilmay qorshihii ahaa… B.In Somaliya Cunaqabataynta Hubka laga qaado. T.In Somaliya Daynta laga cafiyo. J.In Somaliya laga saaro Chapter-7. Sida muuqata Xaafiiska QM ee Siyaasada Somaliya,waa sii jirayaa,sababtoo ah….. 1.Somaliya weli ma gaarin isku filnaansho Siyaasadeed oo waxay usii baahan tahay garabgal. 2.Kala qaybsanaanta Siyaasadeed ee taagan xiligan,waxay ku khasbaysaa QM in ay dhagaysato Codadka usheegaya in aan Somalida layskaga dhex bixin. 3.Fashilka Amniga ee ku habsaday DFS. Swan,waa Diblomaasi,waayo arag…
Xasan,wuxuu dhibane uyahay heshiiskii Amniga iyo Dhaqaalaha ee uu la galay Turkiga. Su’aashu,waxay tahay? Turki maka dhicin karaa Quwadaha uu damqay heshiiska Turkiga Cagaha loogu soo galiyay Shidaalka iyo Badda Somaliya? Dadka xog ogaalka ah,waxay qabaan in Turkigu wajihi karin si cad Quwadahaas oo xataa haduu isku dayo looga adkaan doono loolankaas. Mida kale ee Turkiga dabraysaa,waa fashilka Xasan dhex taagan yahay oo ay adag tahay in laga saaro. Sida muuqata Turkigu wax la yaab leh Xasan kuma soo taageeri doono.
Waa la gorgoriyay jiritaankeena mar Afraad si xoog badan. Sagaashameedyadii Anagoo ku mashquulsan Difaaca Dhulkeena,ayaa Urur Diimeed naloo soo adeegsaday,wuxuuna Gacanta ku dhigay si fudud Deegaamadii iyo haldoorkii Bulshada. Rag xul ah oo ay ku jiraan Cabdullaahi Yuusuf,M.Abshir iyo Islaaan Maxamed,ayaa galay Gacanta Cadowgaas. Ilaahay mahadii Gacana Difaacii Dhulka,ayaan kusii wadnay Gacana sifayntii gudaha,ayaan ku galnay,waana ku guulaysanay mudo kooban. Waxaa xigtay Carta iyo Dowladii Cabdiqaasim oo Jabuti Geed fadhiga u ahayd,waxayna ku dhaqaaqday gorgorinta jiritaankeena,taasoo sababtay in aan iska difaacno weerarkii Carta,isla markaana burburino nidaamkii Geelle watay oo ku badalno Dowlad Somali wada leedahay oo danaheeda ka Shaqaynaysa. Waxaa…
Markale guul Puntland keentay,ayaa Magaca Somaliyed kor uqaaday. Waa la taliyaha Amniga Qaranka Maraykanka Mike Waltz iyo Agaasimaha Waaxda La Dagaalanka Argagixisada Sebastian Gorka oo Gacantoodu dul saaran tahay Qaybo ka mid ah khariirada Somaliya oo Guulo looga soo hoyay la dagaalanka argagaxisada. Caalamku,wuxuu markhaati ka noqday guulaha ay kasoo hoyeen dagaalka argagixisada Ciidamada Difaaca Puntland. Sidoo kale,wuxuu caalamku markhaati ka noqday Koonfurta Somaliya oo ku fashilantay ka adkaanta argagixisada. Wuxuu kaloo Caalamku markhaati ka noqday Maamul wanaag iyo Dimuqraadiyad ay muujisay PL oo Qayb ka ah nidaamka Fadaraalka ee JFS. Wuxuu kaloo markhaati ka noqday Caalamku DFS oo ah…
Ciidamada Difaaca Puntland,gaar ahaan Guuto 2-Aad,waxay Maanta gaareen mid ka mid ah Fariisimihii argagixisada ee Habeen hore la garaacay,kaasoo lagu magacaabo Aleelaha oo ku beegan Waqooyi Galbeed Miraale. Waxay halkaas ugu tageen…… 1.42-Argagixiso oo Mayd ah. 2.30-Qori oo Ak-47 ah. 3.8-Beekaa’em. 4.Mootarka 82 4.Saad fara badan oo kale. 5.34-Basaboor. Guusha PL ka gaartay dagaalka argagixisada,waxay kusoo beegmaysaa,iyadoo Argagixisada AS ay dib uqabsadeen Masjidka Cali Guduud ee Koonfurta Dalka. Sidoo kale guusha PL gaartay,waxay kusoo beegmaysaa,iyadoo MW Xasan kasoo baxay furinta hore oo Turkiga usocdaalay.
Date: March 27, 2025 Classification: Confidential Prepared by: NISA Officer Executive Summary President Hassan Sheikh Mohamud has embarked on an official working visit to Türkiye following an invitation from President Recep Tayyip Erdoğan. The visit is officially framed as a step to strengthen bilateral ties, particularly in security and military cooperation. However, the underlying motivation is Somalia’s deteriorating security situation, marked by Al-Shabaab’s growing strength and the President’s increasing struggle to rally domestic and international support. Key Developments: 1. Al-Shabaab’s Growing Influence Despite ongoing military campaigns, Al-Shabaab has expanded its operational capabilities, increasing attacks on government forces and strategic locations.…
“Qalalaasaha Amniga Soomaaliya” Muqdisho, Soomaaliya – Iyadoo Soomaaliya ay sii waddo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab (Khawaarij), safaaradaha shisheeye iyo Saaxiibada caalamiga ah,ayaa lagu dhiirrigelinayaa in ay qaataan istiraatiijiyad mideysan oo Qaran oo lagula dagaallamayo argagixisada, halkii ay u eegi lahaayeen xaaladda amniga iyagoo ku salaynaya aragti qabiil. Weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhacay Deegaannada Abgaal,ayaa muujinaya baahida deg-degga ah ee loo qabo dadaallo amni oo isku-xiran,taasoo xaqiijinaysa in argagixisadu tahay dhibaato Qaran oo u baahan xal mideysan. Xaaladda Amni ee sii Xumaanaysa? Al-Shabaab,waxay joogaan Gobollo badan oo ay ka mid yihiin Mudug, Galgaduud, Hiiraan, Bay, Bakool, Jubbada Dhexe, iyo…
Mogadishu, Somalia – As Somalia continues its battle against Al-Shabaab (Khawarij) insurgents, diplomatic missions and international partners are being urged to support a unified national response rather than viewing the conflict through a clan-based lens. Recent escalations in Abgaal clan territories have highlighted the urgent need for coordinated security efforts, reinforcing that terrorism remains a nationwide threat rather than an isolated issue. Escalating Security Challenges Al-Shabaab’s presence spans across multiple regions, including Mudug, Galgaduud, Hiiraan, Bay, Bakool, Middle Juba, and Lower Juba, affecting various Somali communities. While recent attacks have particularly targeted Abgaal territories, framing the crisis as a single-clan…
Al-Shabaab,ayaa subaxnimadii hore ee Saakay oo Arbaca ah weerar ku qaaday Saldhig ay Ciidamada DFS ku leeyihiin Deegaanka Masaajidka Cali Guduud ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Weerarka oo ku billowday Qarax kaddib rasaas xooggan,ayaa sababay iska horimaad xooggan. Inkastoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay,haddana Labada dhinac waxaa soo gaaray khasaare. Ciidamada DFS,ayaa iska caabiyay weerarka, iyadoo gurmadyo laga soo daabulay Degmada Cadale, halkaasoo uu hadda ku sugan yahay Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud. Al-Shabaab,ayaa sheegtay in ay la wareegeen Gacan ku heynta deegaankaasi, balse ma jirto ilo madax banaan oo arrintaasi xaqiijinaya. DFS,ayaa wali sii wada howlgallada ka dhanka ah kooxda…
Mogadishu, Somalia – The security situation in Somalia is deteriorating as Al-Shabaab militants make strategic territorial gains, while international funding for ATMIS (African Union Transition Mission in Somalia) troops faces uncertainty. Recent developments indicate mounting challenges for President Hassan Sheikh Mohamud’s administration, raising questions about the effectiveness of his military strategy. Al-Shabaab Expands Territory Al-Shabaab fighters have reportedly seized control of half of Afgooye, a strategically important town located just 30 kilometers from Mogadishu. The militants have also overrun Ali Guduud Mosque, a significant location in the Middle Shabelle region. These territorial gains underscore the group’s ability to launch offensives…
Xaaladda amniga Koonfurta Soomaaliya,ayaa sii xumaanaysa, iyadoo dagaalyahannada Al-Shabaab ay sameeyeen horumarro militari oo xasaasi ah, halka taageerada maaliyadeed ee ciidamada ATMIS ay wajahday caqabado. Xaaladdan cakiran waxay su’aalo ka keenaysaa istaraatiijiyadda milatari ee xukuumadda Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, iyadoo guuldarrooyinku isa soo tarayaan. Al-Shabaab oo Qabsaday Dhul Hor Leh? Kooxda Al-Shabaab,ayaa la wareegtay kala bar degmada Afgooye, oo ah magaalo istaraatiiji ah kuna taalla 30km uun dhanka galbeed ee Muqdisho. Dagaalyahannada Al-Shabaab,ayaa sidoo kale qabsaday Masjidka Cali Guduud, oo ku yaalla Gobolka Shabeellaha Dhexe. Horumarkan wuxuu muujinayaa awoodda kooxda ee weerarrada dagaal, inkastoo ay la dagaallamayaan Ciidamada DFS iyo…
Ciidamada amaanku,waxay Gacanta ku dhigeen Hub si sharcidaro ah oo dhuumasha ah loosoo geliyay Bosaso. Kadib Ninkii laga qabtay Hubka oo wata Dhalinyaro,ayaa soo weeraray Saldhiga Bartamaha oo Hubka iyo Dadka lagu soo qabtay la geeyay. Ciidamada amaanku isaga iyo kooxdii uu watay midna,waa ka dileen midna,waa ka dhaawaceen,kuwii cararayna Guri ay galeen ayay uga daba tageen oo ku hareereeyeen. Ninka Hubkan laga qabtay,waa kii kal hore Hub sidaanoo kale looga qabtay oo waan waan markaas laga galay loona fasaxay,iyadoo la xeerinayay Waxgaradka,waxaase lagu balamay in uusan Hub danbe soo gelin Wadanka,waase ka baxay ballankii.
Shacabka Falastiin,waa ka hor yimaadeen Xamaas,waxayna taagan yihiin naga baxa. Sidoo kale TV-ga Aljasiira ayay ku mudaaharaadeen Shacabka Falastiin. Waa la fahmi karaa dareenka Shacabka,waxa halkaas gaarsiiyay,waana duqaymaha aan kala joogsiga lahayn ee Israa’iil uga imaanaya oo aysan uhaysan wax ka difaaca. Xamaas maleh awood ay ku hor istaagaan weerarada Israa’iil kaliya,waxay ku filan yihiin in ay khasaare gaarsiiyaan Xarumo kooban oo Israa’iil leedahay. Xamaas,waxay gabaad ka dhigteen Shacabka Falastiin,taasoo sababtay in khasaaraha ugu badan uu ku dhaco Shacabka.
Maraykanka iyo Ruushka,waxaa usocda wadahadalo qaatay 12-Saac oo Albaabadu uxiran yihiin. Warar laga soo xigtay Diblomaasiyiin,ayaa sheegaya in Labada Wadan waxbadan isla fahmeen. Wada hadalladan,ayaa ka socda Riyad Sacuudi Carabiya,waxaana la filayaa in ay soo wada saaraan Labada Wadan Warmurtiyeed ay ku midaysan yihiin. Wasaarada Arimaha Dibada Ruushka,ayaa laga soo xigtay..”Ukrain lama aamini Karo,wixii hada ka danbeeya Maraykanka,ayaan la Shaqaynaynaa oo la galaynaa heshiisyada”. Waxaa muuqata in Yurub la yasay oo banaanka laga dhigay wada xaajoodka mustaqbalka Ukrain iyo Qaaradaba.
Yahya Saree, oo ah Afhayeenka Milatariga ee kooxda Xuutiyiinta Ansar Allah, ayaa war uu taleefishinka ka sii daayay subaxnimadii Talaadada ku Dsheegay, in garoonka diyaaradaha ee Ben Gurion ee Israa’iil lagugaraacay laba gantaal oo ballistic ah, kuwaas oo kala ah, Zulfiqar iyo Falastiin 2, sida uu ku sheegay hadalka uu jeediyay. Garoonka caalamiga ah ee Ben Gurion ee Israa’iil, waxaa uu ku yaalaa duleedka magaalada Tel Aviv ee Israa’iil. Saree,waxa kale oo uu bayaankiisa ku sheegay, in ciidamada Xuutiyiintu ay markii Labaad muddo 24 saacadood gudahood ah weerareen Markabka Maraykanka ee USS Harry Truman iyo tiro Maraakiib ah oo marayey…
Duqaynta,waxaa fuliyay Sxb-da PL,gaar ahaan Dowlada Maraykanka. Waxaa laga fuliyay….. 1.Toga Miraale. 2.Taliska Miraale 3.Ceelka Miraale. Waxaa lagu dilay Duqaynta hore Lix Amiirada argagixisada ah oo joogay Aleelaha oo Waqooyi Galbeed Miraale ah. Duqayntii Labaad,waxaa lagu dilay 62-Maleeshiyada argagixisada ah. Duqayntii Sadexaad,waxaa lagu dilay 40-Maleeshiyada argagixisada ah. Guud ahaan argagixisada Caawa duqaynta lagu dilay,waa 108-Xubnood. Gacan barakaysan oo Maraykan,ayaa ku dhacday argagixisada Caawa. Sidoo kale,waxaa iyaguna hada hawada galay Diyaaradaha Imaaraadka Carabta oo ah Sxb kale oo PL Dhiiga ushubay. Qorshuhu,waa in Garaacistu aysan kala joogsan.
Argagixisada,waxaa laga dilay Afar Maanta,kadib hawlgal ay fuliyeen Ciidamada Difaaca Puntland. Afarta la dilay,waxay iskugu jireen Sadex Cadaan ah iyo mid Madow ah. Guutada Labaad ee Ciidanka Difaaca Puntland,ayaa fulisay hawlgalkan oo Cagta lagu mariyay….. 1.Buqa Sare. 2.Xoomiso. 3.Guryasamo. Firxadka argagixisada Daacish,waa gabaabsi.
Duqa Degmada Gaalkacyo Maxamed Cabdirisaaq Dacad, oo ay wehlinayaan Xildhibaanada Golaha Deegaanka iyo Guddiga Ganacsatada Suuqa, ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay mashruuc horumarineed oo ka kooban 5-Waddo oo muhiim ah oo ku yaalla Suuqa Xeero Dayax. Wadooyinkan oo cabirkoodu yahay 755-Mitir, marka laysku daro, ayaa ah kuwo si weyn muhiim ugu ah isu socodka bulshada iyo ganacsiga Magaalada maadaama ay ku yaalaan goobo ganacsi. Hirgelinta Wadooyinkan,ayaa qayb ak qorshaha isku-tashiga horumarinta bulshada iyo Dowladda ee ay Dowladda Hoose ee Degmada Galkacyo Gacanta ku hayso, waxaana si dhow uga qeyb qaadanaya Ganacsatada Magaalada. Dhanka kale,waxaa si habsami leh…
Nairobi, Kenya – March 2025 Shir ballaaran oo ka dhacay magaalada Nairobi ayaa waxaa kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan ee beesha Cismaan Maxamuud, oo ay ku jiraan siyaasiyiin, ganacsato, aqoonyahanno, dhalinyaro iyo waxgarad kale. Shirkan oo lagu lafa-guray xaaladda siyaasadeed iyo horumarka Puntland ayaa si weyn loogu bogaadiyey dadaallada ay dowladdu wado, gaar ahaan dhammeystirka mashaariic muhiim ah oo horey u qabyo ahaa. Qodobadii Shirku Ka Soo Baxay: 1. Taageerada Dowladda Puntland – Ka qeybgalayaashu waxay isku raaceen in la garab istaago dowladda Puntland, maadaama ay dadaal dheeraad ah ku bixisay dhammeystirka mashaariic muhiim ah sida dhismaha waddooyinka, dib-u-habaynta…
Madaxweyne Gaas,wuxuu bogaadin usoo diray Ciidamada Difaaca Puntland ee ku jira hawlgalka sifaynta argagixisada Calmiskaad. Mudo xileedkiisii hogaaminta PL,waxa uu la diriray argagixisada Daacish iyo AS,isagoo ku kala jabiyay Gobollada Bari,Nugaal iyo Mudug. Mudadii uu xilka hayay PL Madaxweyne Gaas,wuxuu galay Afar dagaal oo waa weynaa,kuwaasoo uu ku difaacayay xuduudaha iyo amniga PL…. 1.Dagaalkii Mudug ee Galmudug. 2.Dagaalkii Sool ee SL. 3.Dagaalkii Suuj iyo Garmaal ee AS. 4.Dagaalkii Qandala ee Daacish. Dhamaan dagaalladaas,waxa uu ka keenay guul. Sidoo kale mudadii uu ahaa RW JFS,wuxuu Xamar ka sifeeyay argagixisada AS.
Maanta argagixisadu,waxay Hoobiyayaal ku garaaceen Afgooye,taasoo muujinaysa in awoodoodu xoog badan tahay. Sidoo kale,waxay soo bandhigeen Hub,Saanad iyo Maxaabiis ay ku qabsadeen Saldhigii Awdhiigle. Argagixisadu,waxay gudaha Xamar geliyeen 2000-Maleeshiyo. Shabeellada Dhexe,waxay geliyeen 4000-Maleeshiyo. Shabeellada Hoose,waxay geliyeen 2000-Maleeshiyo ah. Dhaqdhaqaaqaas,waxa uu sababay in BC xoojiso difaaca Magaalada Muqdisho,markii DFS ku fashilantay Difaaca Magaalada. Maraykanka iyo Turkigu,waxay sameeyeen xoojin Dhanka Diyaaradaha,halka Ciidamada Atmis ay xoojiyeen Kayntaroolada iyo Goobaha kale ee laga soo galo Magaalada. Garaacis ay sameeyeen Diyaaradaha Drons-ka BC,waxaa lagu dilay Daraasiin Maleeshiyada AS ah,taasoo yaraysay dhaqdhaqaaqii argagixisada ee ay hadba Fariisin ku weerarayeen Labadii Maalmood ee ugu danbeeyay. Majiro Hal…
Gudoomiyaha cusub Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuuduf,ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho oo fadhi u ah hay’adaha Fadaraaliga ee JFS. Magaalo walwal looga qabo in ay mar uun gasho Gacanta Argagixisada AS. Maxamuud,wuxuu la kulmay MW Xasan oo Maalmo ka hor si dirqiya uga badbaaday isku day dil ah oo argagixisadu usoo maleegtay. Dadka xog ogaalka ah,waxay leeyihiin Maxamuud waxba kama qaban karo xaalada Somaliya marka laga tusaale qaato Laba Qodob…. B.Ururka uu hogaaminayo awoodiisa iyo daacadnimadiisa. T.Saamaynta ay ku leeyihiin hogaamintiisa Itoobiya iyo Jabuti. Caqabado waa weyn oo ubaahan xal,ayaa horyaala Maxamuud markay timaado Geeska Afrika… 1.Colaada Somalida iyo Canfarta…
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka Soomaaliya ee NIRA oo beenisay in deegaanno ka tirsan Puntland ay ku dartay Galmudug.
Duqa Magaalada oo si weyn uga horjeeda Madaxweyne, Recep Tayyip Erdogan, ayaa si rasmi ah loo xiray iyadoo lagu soo eedeeyay musuqmaasuq. Ekrem Imamoglu oo ah Duqa Magaalada Istanbul,ayaa la filayay in Xisbiga Jamhuuriga ee CHP u xushaan in uu u noqdo masharax madaxweyne doorasho maanta oo Axad ah la filayay in ay dhacdo. Mamoglu waa beeniyay eedahaas. Qoraal uu soo dhigay baraha bulshada,ayuu sidan ku yiri “Marna hoos isuma dhigayo”. Xarigiisa Arbacada waxaa ka dhashay dibadbaxyadii ugu weynaa in ka badan 10 sano. Madaxweyne Erdogan,ayaa cambaareeyay dibadbaxyada, wuxuuna ku eedeeyay Xisbiga CHP in ay isku dayayaan “in ay carqaladeeyaan…
Magaalada Jigjiga iyo qeybo badan oo ka mida magaalooyinka ku yaalla bariga dalka Itoobaaya ayaa maalintii shanaad koronta la’aan ay ka jirtaa taas oo saamayn ku keentay qaybaha kala duwan ee nolosha magaalooyinkaas. Maqnaansha korontoda ayaa timi ka dib markii xatooyo loo gaystay taawarada korontada gudbiya ee agagaarka magaalada Awash taas oo keentay koronto la’aanta Jigjiga sida uu BBC-da u sheegay Maayarka magaalada Jigjiga Eng Shaafi Axmed Macallin. “Guud ahaan dalka waxaa korontada laga helaa galbeedka iyo bartaha Itoobiya, waxaana soo qaada taawaro waaweyn, waxa dhacday xatooyo biraha layrka qaada loo gaystay, birahaas oo muddo dheer xatooyo loo geysanayo oo…
Madaxweyne Gaas,wuxuu kor istaagay Sadex Qodob oo Xaalka Wadanku ku jiro muhiim u ah,kuwaasoo kala ah… 1.Wadanka khatarta uu ku jiro & dabeecada Dadka Somalidu say tahay hal abuurnimadooda oo haday Dalkooda fursad fiican ka heli lahaayeen siday dibada uga heleen Wadankeenu u horumari lahaa. 2.Sida SL & arrinkeeda uu uga hadlay oo ugu dhiiraday kala Go’a cid horay sidaa ugu dhigtay oo Siyaasi Somaliyed ahi ma jirin,haday noqon lahayd Madaxda DFS iyo Kornayladii SNM ee Ina Kahin iyo Ina Biixi. 3.Sida uu u dul istaagay khataraha Soomaaliya dul hoganaya & in ay jiraan xiligan Wadamo Shisheeye oo si cad…
Aqoonsiga Qaranka ( National ID),waa Aqoonsi Sharciyad haysta oo waafaqsan nidaamka Fadaraalka. Waxaa maalgaliya Maraykanka iyo QM,waxaana looga gol leeyahay in cadayn loo helo Muwaadinka Somaliyed. Inta badan Dadku,waxay u isticmaalaan qaadashada Basaboor Somaliga,waana Lacag la’aan qaadashadiisa. Qofku iskuma diiwaangelin karo qaab Online ah oo waa in uu Xaafiis tagaa oo laga qaadaa Sawir iyo Faro. Marka Qofku isdiiwaangelinayo,waxaa laga qoraa Magaca,Da’ada iyo Goobta dhalashada. Horay,waxaa la qori jiray Magaalada uu ku dhashay Qofku,hadase,waxaa lagu daray DG uu kasoo jeedo oo hadii aad Galkacyo ku dhalatay,waxaa ku jira Barnaamijka la isticmaalayo Galkacyo PL iyo Galkacyo Galmudug. Diiwaangelinta Doorashada? Qorshaha Xasan…
Garoowe, 22 Maarso 2025 – Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta hawlgal qorsheysan ku qabtay gaari bas ah oo horay looga dhacay Xafiiska Hanti-dhawrka Guud ee Dawladda, kaas oo ay si sharci-darro ah u dhaceen maleeshiyaad isku ekeeysiiyay ciidanka amniga, kuwaa oo horay loo oran jiray PSF. Gaarigan, oo la doonayey in si dhuumaaleysi ah loogu iibiyo Koonfurta Gaalkacyo, ayaa lagu qabtay Koontaroolka Bari ee Garoowe, iyada oo ay ilaalinayey gaari kale oo dabley saarneyd. Markii ay ciidanka amniga isku dayeen in ay gaadiidka joojiyaan, dableydii wadatay ayaa si ula kac ah rasaas ugu furtay ciidanka, taasoo sababtay dhimasho iyo dhaawac.…
VOA,waa la tabay? 1.Waxay ahayd Idaacadii Qaranka. 2.Waxay ahayd Idaacad aan gaar loo lahayn. 3.Waxay ahayd Idaacad dhexdhexaad ah. 4.Waxay ahayd Idaacad lagu ilaaliyo Afka Hooyo. 5.Waxay ahayd Idaacad lagu soo hirto. 6.Waxay ahayd Idaacad kulmisay Saxafiyiinta,Aqoonyahanka,Culumada iyo Qaybaha Bulshada Somaliyed. 7.Waxay ahayd Idaacad door weyn ka qaadatay dagaalka argagixisad. 8.Waxay ahayd Idaacad door ka qaadatay Dowlad dhiska Somaliya. VOA maalmihii ay hawada ka maqnayd,waa la tabay,gaar ahaan Bulshada aan isticmaalin Baraha Bulshada,ayaa tabay. Qiyaastii 45% Bulshada Somaliyed ee sida tooska ah ugu xiran Radio,ayay ka mid ahayd Nolol maalmoodkooda. Waxaa kaloo VOA ay u ahayd Goob Somalidu udoonato Warka…
Al-Shabaab has taken control of three critical bridges in Lower Shabelle, raising major concerns about the security of Mogadishu. The militant group captured: 1. Awdheegle Bridge 2. Bariire Bridge 3. Aanoole Bridge Only Jannaale Bridge remains under government control. These bridges are vital routes leading to Mogadishu. When controlled by the government, they helped block Al-Shabaab from moving explosives into the capital, reducing suicide bombings. With three of the four now in militant hands, security experts warn that Mogadishu is at serious risk. In a separate development, Al-Shabaab claimed to have taken Guulane, near Aden Yabaal, shortly after President Hassan…
Qasrigii Madaxtooyada Sudan,waxaa laga saaray Maleeshiyadii RSF ugu danbayn. Tan iyo 2023-dii ayay Gacanta ku hayeen RSF Madaxtooyada,waxayna u ahayd Xarun muhiim ah oo Saldhig u ah wax iska caabintooda gudaha Caasimada Khartuum. Sudan,waxay gashay colaad sokeeye oo foolxun,waxaana tusaale kaaga filan in Xaruntii Madaxtooyada muuqaalkan yeelato. Dowladnimo dhinacyo badan leh oo mudo soo dhismaysay,ayaa hoobatay xaqiiqdii. Halkan ka daawo muuqaalka
Way muuqatay AS in ay usocdeen qabsashada Gobolka Shabeellada Hoose oo dagaalka ay ka wadaan Gobolka kale ee Shabeellada Dhexe ay uga gol leeyihiin mashquulin oo kaliya. Haatan,waxay Gacanta ku dhigeen Buundooyinkii muhiimka ahaa ee Shabeellada Hoose sida Awdhiigle. Sidoo kale,waxay Maanta qabsadeen Sabiid iyo Canoole,iyagoo dilay Talyihii Ururkii No-50 Jareer. AS,waxay usocdaan in ay qabsadaan ugu danbayn Qaybo ka mid ah Xamar oo kala ah…… 1.Deynile. 2.Suuqa Xoolaha. 3.Huriwaa. 4.Kaxda. 5.Ceelasha Biyaha. Hadii ay usuurowdo AS in ay maamulaan Degmooyinkaas,waxay utahay fursad weyn,wayna adkaan doontaa in laga saaro. Sidoo kale,waxay ka badbaadi doonaan Garaacista Diyaaradaha oo waxay dhexgeli doonaan…
Sh.Shariif,shuruud adag,ayuu ku xiray Xasan Shiikh,taasoo ah… “Hadaad rabto in aan dagaalka Wadajir ugalno jooji waxa aad ugu yeertay Doorashada iyo Kaararka aad qaybinayso”. Fariintaas Sh.Shariif,waxa uu udhiibay Odoyaal dhexdhexaadinayay Labada Nin,kuwaasoo ay hormuud u ahaayeen… 1.Baadiyow. 2.Cumar Dhagey. Sh.Shariif,waa miruq jira markay timaado Xisaabta hoose ee Beelnimo isaga iyo Xasan,waana awooda dhabta ah ee AS jabin karta, isla markaana hor taagan damaca Xasan ee mudo kororsiga. Xasan,waxa uu Cadale utagay in uu Beelaha ku qanciyo dagaalka in ay ka qaybgalaan,umase suuroobin ilaa iyo hada. Taladu,waa ka baahday Xasan,wax Gacan ugu jiraana majiraan. JQ.
Madaxweynaha Maraykanka, waxa uu baabi’iyay Waaxdii Waxbarashada Fadaraalka gebi ahaanteed. Trump,waxa uu sheegay in Waxbarashada loo daayay DG,Magaalooyinka iyo Qoysaska. President Trump Signs Executive Order to Eliminate the Department of Education “Closing the Department of Education would provide children and their families the opportunity to escape a system that is failing them.” President Trump. Talaabadan oo kale,waxaa ubaahan in ay qaado Somaliya oo la baabi’iyo Wasaarada Waxbarashada Fadaraalka,sababtoo ah looma baahna. Waxbarashada,waxaa iska leh DG iyo Degmooyinka.
Bilida bilicda Caasimada Garowe iyo Afur Wadareedka lagu qabtay,waxay meel sare gatsay Puntland. Reer Puntland,waxay fariin qurux badan oo ay Somalida ku mataleen,ayay caalamka udireen. Waxay muujiyeen in ay jirto Qaybo Deegaamada Somalida ka mid ah oo xasiloon. Waxay muujiyeen in ay jirto Bulsho Somaliyed oo Nabada iyo Nidaamka udiyaarsan oo ilbax ah. Waxay muujiyeen in ay jirto Qayb Somalida ka mid ah oo argagixisada ka adkaaday iskana sifeeyay kuna cawaynaya xasilooni. Waxay muujiyeen in ay jirto Magaalo Somaliyed oo qurux badan. Reer Puntland Magac iyo Sumcad Somali hesho,iyagaa,ayaa sababa oo dhaliya mar walba.
Sarkaal Jareeroow oo ahaa Talye Urur iyo ilaaladiisii,ayay argagixisada AS Qarax ku dileen. Jareeroow,waxa uu ahaa Talyihii Ururka No-50 fadhiyay,waxaana Qaraxa lala eegtay,isagoo ugurmanaya Deegaamada cusub ee AS qabsatay. Sidoo kale AS,waxay Gacanta ku dhigeen Deegaamada Sabiid iyo Caanoole oo 10-km ujirta Afgooye Shabeellada Hoose. AS horay,waxay usoo qabsadeen Awdhiigle oo ah Deegaan muhiim ah. Ujeedka AS,waa in ay si buuxda uqabsadaan Gobolka Shabeellada Hoose,kadibna ay ugudbaan Qaybo ka mid ah Xamar. Sida muuqata Shabaab si weyn ayay usoo xoogaysanayaan,waxayna muujinayaan awood.
Garoowe: 20 March 2025: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa bulshada Caasimada Garoowe kala qayb galay kulan Afur wadareed ah oo uu soo qaban qaabiyey Duqa Caasimadda Puntland Cabdiqaadir Geedi. Afur wadareedka oo ka qabsoomay fagaaraha Caasimada ayaa ujeedkiisu ahaa mid lagu xoojinayey isdhexgalka bulshada iyo soo bandhigista bilicda iyo horumarka ay ku tallaabsatay Caasimada oo hadda yeelatay Wadooyin qurxoon, bilic leh isla markaana loo diyaariyay kulamada bulsho ee noocan oo kale ah. Kulanka waxa kasoo qayb galay Goleyaasha Dowladda, Maamulka gobolka Nugaal, kan Degmada Garoowe, siyaasiin, culima’udiin, Dhaqan iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Garowe.
Socdaalka W.Dowlaha arimaha Dibada Wadanka Imaaraadka Carabta ee Muqdisho soo gaaray,wuxuu ku salaysnaa umuujin Taageero DFS. Wuxuu ahaa socdaal niyad dhisid iyo taageero umuujin ah,kadib Qaraxii isku dayga dilka ahaa ee MW Xasan Shiikh ka badbaaday. Waxaa jira Dhaqaale aan buurnayn oo kabid Miisaaniyadeed ah oo ay Imaaraadku ufasaxeen DFS. Marka laga soo tago booqashadan niyad dhiska ah lama filayo Imaaraadku in si buuxda ugarabgalo Xasan Shiikh. Imaaraadku,waxa uu xiriir wanaagsan la leeyahay …. 1.PL. 2.SL 3.JL.
Xasan Shiikh dib,ayuu ugu soo laabtay Xamar,kadib Hal Habeen oo uu soo seexday Aadan-yabaal. Soo laabashadiisa oo ahayd lama filaan,ayaa waxaa sababay amnigiisa oo loo baqay kadib markii AS Madaafiic kusoo garaaceen Aadan-yabaal. Maalin ka hor ayay ahayd markii Gawaaridii galbinaysay Xasan Shiikh oo ahayd Lix Gaari oo kuwa Madaxtooyada ah ay Sadex ka mid ah ku burbureen Qarax argagixisadu AS udhigtay Wadada. Dhanka kale AS,waxaa Gacantooda galay Laba Qore oo ka mid ahaa Hubkii Masar keentay oo wax ka garaaci kara 30-Km. Xaqiiqdii waa walwal iyo fariin khatarteeda leh oo guud ahaan Somalida in MW-nihii furimaha hore ee dagaalka…
Daqiiqado ka hor,waxaa Hoobiyayaal lagu garaacay Xarunta Diblomaasiyiinta Shisheeye ee Xalane. Shalay Wadada kaliya ee Madaxdu marto markay Garoonka Diyaaradaha Aadan-cade usocoto,ayaa Qarax lagu weeraray kolonyadii MW,waxaana la burburiyay mid ka mid ah Sadexda Gaari ee Calanka la saaro,balse nasiib wanaag kii uu ku jiray MW ma noqon,malaha xogtaa ka khaldantay. Waxaa kasii horeeyay digniino amaan oo sababay in uu xirmo Garoonka Diyaaradaha Aadan-cade. Waxaa kasii horaysay in RW Itoobiya oo soo degaya lagu weeraro Hoobiyayaal. Tuuta xirashada iyo Aadista Aadan-yabaal ee Xasan Shiikh,waa Sanbuuse laga adimay,sababtoo ah…. 1.Argagixisadu Xamar ayay buux dhaafisay,waxayna si cad u weerarayaan Xarumihii muhiimka ahaa.…
Daqiiqado ka hor,waxaa Hoobiyayaal lagu garaacay Xarunta Diblomaasiyiinta Shisheeye ee Xalane. Shalay Wadada kaliya ee Madaxdu marto markay Garoonka Diyaaradaha Aadan-cade usocoto,ayaa Qarax lagu weeraray kolonyadii MW,waxaana la burburiyay mid ka mid ah Sadexda Gaari ee Calanka la saaro,balse nasiib wanaag kii uu ku jiray MW ma noqon,malaha xogtaa ka khaldantay. Waxaa kasii horeeyay digniino amaan oo sababay in uu xirmo Garoonka Diyaaradaha Aadan-cade. Waxaa kasii horaysay in RW Itoobiya oo soo degaya lagu weeraro Hoobiyayaal. Waxay umuuqataa in AS awood muuqata soo geliyeen gudaha Xamar.
Dhulkii la oran jiray gaari waa,waxaan ubadalnay mid Visa loo qaadan doono oo ku noolaanshihiisa lagu tartami doono. 26-Sano ka hor,waxay ahayd Tuulo yar oo kooban Garowe. 26-Sano kadib dhismihii Maamulka Puntland,waxay noqotay Caasimada Siyaasada Sadex meelood oo meel Somaliya,waxayna yeelatay muuqaalkan. Puntland dhismaheeda,waa sababta ay noogu leedahay qiimaha weyn. Sidoo kale nidaamka Fadaraalka ah,waa waxa uusan gorgortan nooga jirin oo Somaliya Fadaraal ah hadaan la helayn aan taaganahay Somali la’aan baan dooranay. Shacabka reer Puntland,waa awood aan la dhayalsan karin.
48-dii saac ee u danbeeyay,waxay dileen Ciidamada Difaaca Puntland in ka badan 23 Argagixisada Daacish oo ku dhuumaalaysanayey aaga Ceelka Miiraale. Sidoo kale waxay Ciidanku waxay hawlgalo amni ka sameeyeen Togga Nuur-ku-beenle. Firxadkii Argagixisada Daacish,ayaa Ciidanku ku raadjoogaa. Dhanka kale Toga-jeceel,waxaa Miino Kila kacday Gaari ay lahaayeen Ciidamada Difaaca Puntland,waxaana ku Shahiiday 8-Askari,halka Afar kale ku dhaawacantay. Halkan ka daawo muuqaalka
Safaarada UK,waxay canbaaraysay Qaraxii weynaa ee lala eegtay Kolonyadii MW Xasan Shiikh. Safaaradu,waxay Tacsi udirtay ehelada Dadkii ku naf waayay iyo kuwii ku dhaawacmay. Waxay Safaaradu si cad usheegtay in ay garab taagan tahay DFS. Qaraxii Maanta,waxa uu ahaa mid khatartiisa lahaa oo sigay Madaxweynaha DFS ee haysta Aqoonsiga Caalamiga ah.
Saraakiisha Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Puntland. Kulankan,waxaa looga hadlay Laba Qodob oo kala ah… 1.In la dardargeliyo hawlgalka sifaynta argagixisada. 2.In la dhameystiro inta yar ee ka harsan firxadka argagixisada. Barta Taliska ee laga hogaaminayo hawlgalka sifaynta argagixisada ee Bosaso,ayuu ka dhacay kulankan.
𝐆𝐚𝐫𝐨𝐰𝐞: 𝐌𝐚𝐫𝐜𝐡 𝟏𝟖, 𝟐𝟎𝟐𝟓: Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqradiyeynta iyada oo ka duulaysa mawqifkii ay Dawladda Puntland hore u qaadatay ee ahaa sharci kasta oo aan heshiis lagu ahayn in aysan qayb ka ahayn Puntland, waxay cadaynaysaa in aysan aqoonsanayn, deegaanadeedana ka hirgelayn waxa loogu yeeray diiwaangelinta kaarka aqoonsiga qaranka. Haddaba, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland waxay uga digaysaa bulshada Reer Puntland in aysan ku kadsoomin, kana qaybgalin diiwaangelinta sharciga baalmarsan oo aan heshiiska lagu ahayn, sababahaan hoose awgood:- 1. Xogta kaarkaani ma ahan mid sugan, amni ah oo ku kaydsan gacmo la isku halayn karo.…
Tan iyo marki uu bilowday dagaalka aan kula jirno argagixisada Daacish Waxa jira dhacdooyin badan oo qormaya oo ay ka mid tahay dhacdada Cabdiraxmaa Faysal Baarcad (Dhagadheere) oo ah dhacdo mudan in aynu si gaar ah u xusno. Maxay tahay haddaba dhacdada Cabdirixmaan Faysal Baarcad oo ah dhacdo foolaad u ah dhacdooyinka ka dhex dhacaya dagaalka aan kula jirno argagixisada khawaarijta ah ee daacish? Carbdirxaam Faysal Baarcad waxa uu ku dhashay degsiimada Duud-hooyo ee degmada Rako Raaxo ee Gobolka karkaar. Waa 19 jir ka tirsan ciidamada Dowlada Puntland gaar ahaa daraawiishta. waa curadka reerka oo ka kooban 11 qof. Cabdirixmaan…
Burbur xoog badan,ayuu gaystay Qaraxii lala eegtay MW Xasan Shiikh Maanta xili uu ku wajahnaa Aadan-yabaal. MW,ayaa gaaray Aadan-yabaal si uu udhiirigeliyo Ciidamada dagaalka kula jira AS. AS sidaanoo kale ayay Hoobiyayaal ku garaaceen Garoonka Diyaaradaha Aadan-cade xilli uu kasoo degayay RW Itoobiya Todobaad ka hor. Waxaa kaloo xigay hanjabaado iyo xogo lamni oo la helay,kuwaasoo shergayay in la weerarayo Garoonka Diyaaradaha Aadan-cade,waxaana Duulimaadyadii joojiyay Diiyaaradaha Turkish Airways iyo Qatar Airways. Sidoo kale,waxaa isticmaalka Garoonka Aadan-cade ee Shaqaalaheeda hakad gelisay Safaarada Maraykanka. Xogaha amni ee laga helayo Xamar iyo Agagaarkeeda aad ayay u walwal badan yihiin.
AS,waxay isku dayeen in ay dilaan MW Xasan Shiikh,waase usooroobi wayday oo rabi,waa ka badbaadshay. Qarax culus ayay ku xireen dhisme ku yaalay Wadada uu marayay Madaxweynaha,waxayna la beegsadeen mid ka mid ah Sadexda Gaari ee MW lagu qaado oo Calanku suran yahay. Tani,waxay muujinaysaa awooda AS iyo diciifnimada Laamaha amaanka DFS oo Nisa ugu horayso. Hadii amaanka MW lagu filnaan waayay sugidiisa ma kan muwaadinka caadiga ah,ayaa lagu filnaan karaa?.