Author: Jibril Qoobey.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulllaahi Maxamed Farmaajo ayaa furay Kalfadhiga 2-aad ee golaha shacabka Jamhuuriyadda fadaraalka Soomaaliya.   Madaxweynaha Soomaaliya ayaa khudbadiisa diiradda ku saaray wax qabadka dowladda, isagoo intaasi ku daray in howllo adag ay horyaalaan baarlamaanka kalfadhiga 2-aad ee maanta furmay   Furitaanka kalfadhiga 2-aad ee golaha shacabka Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya,ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxweynayaasha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo madaxweynayaasha dawladaha xubnaha ka ah dawlada fadaraalka iyo Gudoonka maamulka Gobolka Banaadir.   Madaxweyne Gaas oo furitaanka kalfadiga 2-aad ayaa ka jeediyey khudbad uu diiradda ku saaraywax qabadka golaha shacabka.…

Read More

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa  shacabkii uu la kulmay mid mid u waydiinayey   dhaqaalalaha , amaanta ay u hayaan Xukuumadda iyo  waxyaabihii muhiimka ah ee ay  doonayaan in  si dhaqso ah wax looga qabto. Mudane Xasan Cali  Khayre  Ra’iisul Wasaaraha dalka aya su’allaha ugu  jawabiyey   dadka Shacabka ah, iyagoo waydinayey  su’aallo la xariira go’anada ay Xukumadda horay u qaadatay iyo  arrimo ay aad u danaynayeen inay wax ka ogadaan si ay u helaan xog dhab ah ama xaqiiqada arriimahaasi,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/UyqXQ9wi-vk

Read More

Interior cabinet secretary Joseph Nkaissery is dead.   He passed on after being admitted to Karen Hospital on Saturday, July 8 – Hours later, his widow, Hellen Nkaissery, was hospitalised after receiving the news of her husband’s death Hellen Nkaissery, the widow of the late Interior cabinet secretary Joseph Nkaissery has been hospitalised.   According to reports seen by TUKO.co.ke, the late Nkaissery’s wife was rushed to Nairobi Hospital where she was admitted with high blood pressure.   Speaking outside Lee Funeral Home where the late Nkaissery’s body was transferred to from the Karen Hospital, Kajiado Central Member of Parliament…

Read More

Wasiirka arimaha gudaha Kenya, Joseph Nkaissery, ayaa ku geeriyooday cisbital ku yaal caasimadda Nairobi, saacado ka dib markii uu halkaa u tegay baaritaan caafimaad. Nkaissery ayaa fiidnimadii Jimcaha tegay cisbitalka Karen, ka dib markii uu ka rawaxay Beerta Xoriyadda oo uu madaxweyne Uhuru Kenyatta kagala qeyb galay munaasabad dalka loogu ducaynayay. Madaxweyne Kenyatta ayaa ka tacsiyeeyay geerida degdeg ah ee ku timid wasiirka, waxaana uu xilkiisa si kumeelgaar ah ugu wareejiyay wasiirka waxbarashada Fred Matiang’i. Nkaissery oo ahaa jenaraal ka fariistay ciidamada ayaa 2-dii December 2014 loo magacaabay wasiirka arimaha gudaha, asagoo xilka kala wareegay Joseph Ole Lenku. Marka xilka…

Read More

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, kana tirsan mudanayaasha aqalka sare, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo ka qayb-galaya barnaamijka Martida Makarafoonka ayaa sheegay in maslaxadda Soomaaliya aysan marnaba ku jirin mawqifka dhexdheaaxdnimo ee dawladda Soomaaliya ay ka qaatay xiisadda carabta. Cumar Cabdirashiid ayaa ku baaqay in mawqifkaasi laga noqdo isaga oo sheegay in maslaxadda Soomaaliya ay ku jirto in lala safto dalalka Sucuudiga, Imaaraadka iyo Masar oo uu sheegay in ay mar walba usoo gurmadaan Soomaaliya.hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan Halkan ka dhagayso codka Cumar Cabdirashiid https://youtu.be/6gU2Ty4U0JA

Read More