Author: Jibril Qoobey

Xisbiga haya tallada dalka Britain ee ay hogaamiso ra’iisul wasaare Theresa May ayaa lumiyay aqlabiyadda uu ku lahaa baarlamaanka ka dib doorashadii Khamiistii ka dhacday dalkaasi.   Theresa May ayaa ku guuldaraysatay in ay xoojiso aqlabiyadda uu xisbigeeda ku lahaa baarlamaanka, ayadoo lagu wado inuu dhawaan furmo wadaxaajoodka uu dalkaasi kaga baxayo Midowga Yurub.   Inkastoo uu xisbiga muxaafidka lumiyay kuraas uu ku lahaa baarlamaanka, ayaa haddana weli waxa uu yahay kan ugu weyn UK.   Waxaa la saadaalinayaa in xisbigeedu uu heli doono 318 xilhibaan, halka xisbiga Shaqaalahana uu heli doono 261 xildhibaan. Waxaa soo raaca xisbiga SNP oo…

Read More

Ciidamada kala duwan ee Dowlada Puntland oo waday ilaa saakay hawlgal sifayn argagixiso, ayaa dagaal saaka ilaa galabta ka socday buuraha af urur waxay ku dileen in ka badan 48 ka tirsan maleeshiyada alshabaab ah.   Ciidanka ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay 23 ka tirsan maleeshida alshabaab halka dhaawaca alshabaab ee gacanta lagu hayo uu gaarayo 13-maleeshiyadooda ah.sida uu noo xaqiijiyey sarkaal ku sugan aaga dagaalku ka dhacay.   Sargaalkan ayaa sidoo kale sheegay in dhanka ciidanka puntland uu dagaalka kaga dhintay 1-askari dhaawacuna yahay 3-kale.   Arintaan ayaa ka dambeysay weerar alshabaab xalay kusoo qaaday saldhig ciidanka puntland…

Read More

Qoraalkan waa warkii uu kasoo saaray madaxweyne Farmaajo weerarkii gaadmada ahaa alshabaab Af-urur kusoo qaaday. madaxweynuhu sidii la rabay uguma hadlin xaalada erayadii loo baahnaana ma adeegsan,is yeel yeel badan ayaa ku jira hadalkiisa,absle waxuu dhaama inta ka liidata ee ana sooba hadalqaadin dhibaatada Puntland gaartay maanta. Isku soo wada duuboo Farmaajo maanta waa dadaalay haduuba hadlay in badan ayuu is khaafiyay oo is dhaafiyay arimo badan oo mudnaa in uu ka hadlo Puntland ku bogaadiyo kuna taageero. Halkan ka akhriso warka madaxweyne Farmaajo:-

Read More

Qoraalkan hoos ku qoran ee aad arki doontaan waa warmurtiyeedkii shirka Golaha wasiirada fadaraalka ee maanta. Loogama hadlin oo laguma soo qaadin weerarka argagixisada ee Puntland,xataa laguma xusin khasaaraha Puntland gaaray. Shacabka geeriyooday ee argagixisadu laysay looguma tacsiyayn, cajiib,cajiib Cajiib ,taariikh baa qornaysa waxii qarsoonaa ayaa tartartiib usoo baxaya,waxaa sidaa u dhaqmaya waa dawlada fadaraalka ee sheegata in ay dalkoo idil matasha. Wadaniyada iyo kartida Ra’isalwasarae Khayre ma Xamar kaliya yaya aragtaa. Waxaan ku kalsoonahay in Puntalnd isku filan tahay” . Halkan ka akhriso warmurtiyeedka golaha w.fadaraalka” Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo…

Read More

War saxaafadeed ka so baxay Shir ay yeeshen Golaha Wasiirada Puntland ayaa lagu sheegay in Ciidamada puntland ee Dagan tuulada Af urur ay iska difaacen weerar Xalay Saqdii dhexe ay ku so qaaden Ururka Al-shabaab. Sidoo kale War Saxaafadeedka ayaa lagu yiri “Nasiib daro markii Ciidamada puntland iska caabiyeen weerarka ay ku so qaaden bur-cad Diimeedku waxay laayen Dad shacab ah oo isku jira Odayaal Madax dhaqameed ah,Dumar iyo Caruur”. Dhinaca kale War saxaadeedka ayaa lagu sheegay in Golaha wasiiradu ku dhawaaqen in la abaal marindoono askartii ku dhimatay Qaraxyadii Boosaaso iyo Askartii gacanta ku dhigtay qaraxyadii Boosaaso iyo Gaalkacyo.…

Read More

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaal u dhexeeya ciidanka dowladda Puntland iyo Alshabaab oo ka dhacay deegaanka Galgala. Mudane Qar-jab ayaa beeniyey wararka Alshabaab ay baahisey ee sheegaya inay dishey askar dowladda katirsan isagoona sheegay inay laayeen dad shacab ah oo deganaa agagaarka fariisimada ciidanku ay ku sugnaayeen haddana ciidanku ku raad joogaan,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/9N0Dq3mFnJU

Read More

Maleeshiyada Al-shabaab ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday saldhig ay ciidamada Puntland ku leeyihiin deegaanka Af-urur ee buuralayda Gal-gala.   Saldhiga Af-urur ee ay saaka weerarka gaadmada ah maleeshiyada alshabaab dhawrka jiho kaga soo qaadeen,ayaa xiliga ay weerarka ku qaadeen saldhigaas waxaa ku sugnaa ciidan kooban oo ubadnaa ilaalada saldhiga,kuwaasoo si adag iskaga caabiyay weerarka alshabaab.   Ciidamada difaaca Puntland ayaa qaaday weerar rogaal celis ah kadib markii ay xog ku heleen goob ay isku urursanayeen maleeshiyada weerarka soo qaaday ee alshabaab,weerarkaas ayaa xogta laga helayo waxay sheegaysaa in khasaare xoog leh ka dhashay.   Dhanka maleeshiyada alshabaab khasaaraha gaaray…

Read More

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysey go’aanka golaha Wasiirada India oo ay ku ansixiyeen Heshiiskii Soomaaliya iyo India ee ku saabsanaa is-weydaarsiga maxaabiista. Golaha Wasiirada India oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha India Shri Narendra Modi ayaa ansixiyey dhaqangelinta Heshiiskii Soomaaliya iyo India ay kala saxiixdeen ee ku aadanaa in maxaabiista la is-weydaarsado. Dhaqangelinta Heshiiskan ayaa sahlaya maxaabiista Soomaalida ee ku xiran India in loo soo masaafuriyo dalkooda Hooyo. Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in go’aanka golaha Wasiirada India ay soo dhoweynayaan isla markaana maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran dalkaas India la keeni doono dalkooda Hooyo…

Read More

Wararka ka imanaya degaanka Af Urur ee Puntland ayaa sheegaya in maleeshiyada ururka Al-Shabab ay saaka goor hore ay weerar ku qaadeen goobtaasi oo saldhig u ahayd ciidamada Puntland gaar ahaan kuwa daraawiishka.   Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada Puntland ayaa sheegay in weerarka ay saldhigga kusoo qaadeen maleeshiyada ururka Al-Shabaab, isla markaana uu goobta ka dhacay dagaal socday muddo laba saacadood ah.   Taliye Korneel Cabdullaahi Cumar Canshuur ayaa intaas ku daray in weli rasaas ay ka dhacayso degaankaasi,isla markaana ay go’an tahay isgaarsiinta deegaanka.   Wararka kale ee laga helayo aaga hore ee dagaalka ayaa sheegaya in…

Read More

Weerarro mataano ah ayaa lagu qaaday baarlamaanka Iiraan iyo qabriga aasaasihii Iiraan ee Khomeini oo ku yaalla caasimadda Tehran.   Waxaa la xaqiijiyay in ilaa iyo 12 qof ay ku dhimatay labada weerar.   Weerarka baarlamaanka ka dhacay ayaa la sheegay in la soo gabagabeeyay iyadoo ay jiraan warar sheegaya in dad afduub loogu haystay gudaha baarlamaanka.   Qof is qarxiyay ayaa la sheegay inuu ku dhintay weerarka ka dhacay dhismaha uuku yaalla qabriga.   Kooxda la magac baxday dowladda Islaamka ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkan oo haddii la xaqiijiyo noqon doono weerarkii ugu horreeyay oo kooxdu ay ku qaaddo Iiraan.…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha sheegay in dib-u-howlgelinta Jaamacadda Umaddu ay tahay astaan qaran, isla markaana ay Xukuumaddu xooga saari doonto sidii loo dhisi lahaa guud ahaan xarumaha ay leedahay Jaamacaddu, gaar ahaan xarunta weyn ee Gaheyr. “Dalkaan waxaa horumarin kara dadkiisa, dadkeenuna waxaa horumari kara tacliinta, sidaa darteed muhiimadeenu waa inaan sare marinaa tacliinta, waana mid ka mid tahay ajendayaasha ugu horreeya ee horumarinta dalka” ayuu yiri R.Wasaare Xasan Cali Kheyre oo intaas raaciyey . ” Ma jirto maanta maalin aan uga baahi badanahay kobcinta iyo tayeynta nidaamkeena waxbarasho. Taacliinta sare kaalin weyn ayey kaga jirtaa horumarka iyo xasilinta dalka, dhalinyarada maanta…

Read More

1-Markay dhalato ,walqalkeedu waa hal neef wiilkana waa labo neef. 2-Markay soo kacdo oo gabar muuqata noqoto hala dhufaanno . 3-Markay gashaanti noqoto madax iyo majo halaga duubo sidii qof Kafan la galiyay . 4-Marka la guursanayo ninbaa bixinaya xataa mid doqona ha ahaadee. 5-Marka la xanaaqo WAA KU FURAY bay ku furantaa Xataa haday sagaal dhashay. 6-Markay wax barato xil ma qaban karto,maamuuska iyo milgaha ragga unbaa leh 7-Caweyska iyo sheekada iyo maaweelada Ragga unbaa leh iyada guriga iyo Qabriga ayay ku khayr badan tahay. WAXAAS oo dhan waa been aan Raad lahayn# B-Waa qof kula Siman من عمل…

Read More

Wariyaha caanka ah ee haatan u shaqeeya tv-ga afka somaliga ku hadla ee Universal Cbadisalaan hareri,ayaa waraysi kulul la yeeshay madaxweynaha dawlada fadaraalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Waraysigan oo dhinacyo badan taabanaya,ayuu madaxweynuhu kaga jawaabay su’aalo muhiim ah oo bulshadu si waydiinaysay,hoos ka daawo muuqaalka waraysiga. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/gwe9xteyssA

Read More

Wafti uu hogaaminayo madaxweyne xigeenka Dawlada Puntland ayaa gaaray deegaanka biyuhu harqiyeen Gosol ee Gobolka Mudug.   Camey ayaa hogaaminaya wafti balaaran oo ay qayb ka yihiin dhawr wasaraadood oo ay ku jirto wasaarada caafimaadka.   Qorshaha waftigan,ayaa ah sidii wax looga qaban lahaa baahdida dhinacyada badan leh ee ka jirta deegaankaas ay wax yeeleeyeen daad xoog leh oo roobku kusoo rogay,kaasoo harqiyaya guud ahaan deegaanka Gosol,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/UzqMehlDlCI Hoos ka daawo muuqaal aan iidnka soo duubnay deegaanka Gosol sida Roobku u harqiyay.                    …

Read More

WAA WAR SAXAAFADEED oo ay soo saartay Dowladda Soomaaliyeed. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxey ka xun tahay kana walaacsan tahay khilaafka Diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay Dowladaha Carabta ee walaalaha ah. Waxey Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ku baaqeysaa in khilaafka lagu dhammeeyo wadahadal iyo is faham, iyada oo la adeegsanayo Ururka Jaamicadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka. Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo xubin ka ah Ururka Jaamcadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamku waxey diyaar u tahay in ay gacan ka geeysato sidii xal loogu heli lahaa khilaafkan Diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay waddamada walaalaha ah.

Read More

Yacquub Kheyre ayaa la sheegay in sanadkii 2009 loo xiray eedeymo ah in uu qorsheynayay weerar ka dhan ah xero milatari oo ku taala magaalada Sydney balse markii dambe dambi lagu waayay. Kheyre ayay boolisku toogasho ku dileen kaddib muddo kooban oo ay is rasaaseyn dhex martay isaga iyo booliska. Weerarkaasi waxaa sidoo kale ku dhaawacmay saddex askari oo booliska ka tirsan.,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/XSSG9XkuC8E

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo goobjoog ka haa saaka 07 June 2017 munaasimad lagu dhaarinayey  qaar kamida Wasiiradda cusub ee uu dhowaan magcaabay, munaasimada dhaarinta ayaa ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Garoowe. Wasiiradda loo dhaariyey xilalka loo igmaday ayaa kala ah Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha iyo Dhaqanka Cabdiraxmaan Barkhad Warsame, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Cabdifataax Xasan Xuseen (Waloore), Wasiir ku xigeenka Wasaarada Hawlaha Guud Cabdiweli Maxamed Yuusuf iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan. Munaasimada dhaarinta Wasiiradda ayaa waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Yuusuf Xaaji Nuur iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyadda Dawladda…

Read More

Wakaaladaha wararka dalka Iran ayaa ku warramay laba weerar oo waa weyn oo maanta ka dhacay dalkaas, kuwaasi oo mid ka mid ah lagu beegsaday xarunta baarlamanka dalkaas, midka kalena qabriga hoggaamiyihii hore Ayatollah Ruhollah Khomeini. Weerarka qabriga ayaa la sheegay inay ku lug lahaayeen saddex nin iyo qof ismiidaamiyey, kuwaas oo galay qabriga oo ku yaalla koonfurta magaalada Tehran, halkaasi oo ay dhowr qof ku dhaawaceen. Warbixino ayaa sheegaya in boliiska ay xireen ugu yaraan hal qof, islamarkaana ay dileen mid kale. Weerarka lagu qaaday xarunta baarlamanka ayaa waxaa kasoo baxaya warar is khilaafsan, ayada oo wararka qaar ay…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa taleefoon kula xiriiray boqorka dalka Sacuudiga si uu ugala hadlo khilaafka soo kala dhexgalay waddamada khaliijka kaddib markii dhowr dowladood ay xiriirka u jareen dowladda Qatar oo ay ku eedeeyeen in ay argagaxisada taageerto. Donald Trump ayaa horay u taageeray tallaabada ay Sacuudiga iyo saaxibadiisa kale ka qaadeen dalka Qadar. Sarkaal Mareykan ah ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in farriinta Trump ay ahayd in midnimada gobolka ay muhiim u tahay la dagaalanka afkaarta xagjirnimada iyo maal-gelinta argagixisada. Trump ayaa kal hore sheegtay mas’uuliyadda cadaadiska ka dhanka ah Qadar, waxa uuna sheegay in durbaba…

Read More

Somaliland’s main opposition leader has hinted at a possible unification with Somalia ahead of next year’s elections.   Somaliland, which acquired independence in 1991 during the civil war that erupted after the collapse of Siyad Barre, still remains an autonomous region of Somalia, subject to the Somali Federal Government (SFG) in Mogadishu.   Attempts to seek recognition in the past 25 years have failed as most states and International communities have tended to respect “colonial borders”, laid down by European colonial powers in the 19th century.   Opposition leader Abdirahman Abdullahi has reached out to Somalia Prime Minister to ensure…

Read More

Wasiirka Dekedaha dawlada Puntland Siciid Maxamed Raage oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa soo dhaweyn balaaran oo loogu sameeyay garoonka diyaaradaha Bosaso kadib,waxuu saxaafada uga waramay mashruucii balaarinta Dekeda Bosaso. ”Waa in shacabka reer Puntland,gaar ahaan kuwo Bosaso udiyaar garoobaan mashruucii balaarinta Dekeda Bosaso oo dhawaan bilaabanaya’ayuu yri Siciid Maxamed Raage,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Hr4UUah3jI4

Read More

Ururka Goboleedka IGAD oo ay ku mideysan yihiin dowladaha Bariga Afrika ayaa aqbalay codsi uga yimid dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya, kaasoo ahaa inay ka qeyb qaadato fududeynta wada hadalada dib u heshiisiinta ee maamul goboleedyada Galmudug ee Cadaado iyo maamul goboleedka Gobolada dhexe ee ay taageeraan culumada Ahlu Sunna. Halkan ka akhriso codisga d.fadaraalka   Xogheynta IGAD,ayaa sheegay in Guddi qubaro ah oo ka socda xafiiska nabadgelyada iyo dib u heshiisiinta IGAD ay u dirayaan Soomaaliya, si ay dowladda Federaalka uga taageeraan dib u heshiisiinta laga dhex wado Galmudug iyo Ahlusuna. Halkan ka akhriso:-

Read More

Ciidmada Puntland ayaa sheegay inuu isku soo dhiibay mid ka mid ah Ururka Daacish ee ku sugan buuralayada Bari. Taliyaha ururka 1-aad ee Guutada Horseed Axmed Maxamuud Yuusf ayaa sheegay in ninkan uu isaga qirtay inuu ka tirsan yahay kooxda Daacish. Waxa uu sidoo kale sheegay in ninkan uu kasoo jeedo gobolka Baay. Halkan ka dhagayso codka Talyaha

Read More

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed A Salaad (Oomaar) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan xasaasi ah la qaatay madaxda hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Duulista ee ICAO.   Kulankaas oo ka dhacay xaruunta hay’adda ICAO ee Montreal ayeey madaxa hay’adda ku soo bandhigeen qorshooyin ay hay’addu ugu tala gashay soo wareejinta hawada Soomaaliyeed.   Madaxa qaybta farsamada ee hay’adda ICAO Mr. Ivan Galan ayaa warbixintiisa ku sheegay in qorshaha wareejinta hawada Soomaaliyeed ku kicidoonto lagac dhan $12 Milyan oo dollar, lacagtaas oo laga rabo in ay bixiyaan dowladda Soomaaliya. Mr. Ivan Galan ayaa sidoo kale sheegay in qarashka…

Read More

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagay Dekeda muqdisho,ka gadaal markii khilaaf xoog leh soo kala dhexgalay shirkada maamusha Dekeda iyo ganacsatada Dekeda isticmaasha.   Shirkadda Turkiga ee maamusha dekadda Muqdisho ayaa adeega ay ka biyo diidsan yihiin ganacsatada muqdisho oo ay sheegeen in uu yahay qaali waxay ufudisaa ganacsatada Dekeda isticmaasha.   Khilaafkaan ayaa yimid kadib markii wiishka ay isticmaasho shirkaada Albeyrak uu jabay, kaasoo hakad geliyay adeegii ganacsatada, waxayna ganacsatadu keensadeen wiish markabka alaabaha kasoo dejiya oo ay soo kireysteen, waxayna shirkadda Turkiga ku amartay in ay bixiyaan lacagta dejinta.   Ra’isalwasaare Khayre oo gaaray…

Read More

Masar ayaa sheegtay in ay hawadeeda ka xiranayso Qadar Talaadada marka ay saacaddu ku beegantahay 7 subaxnimo ee wakhtiga Bariga Afrika ama 04:00 GMT ayna socon doonto ilaa iyo inta amar dambe laga soo saarayo.   Waxaa la filayaa in khalkhal uu ku yimaaddo garoommada magaaalada Dooxa ee caasimadda u ah dalka Qadar maadaama oo ay sii maraan duulimaadyo badan oo u kala socda daafaha caalamka.   Shirkadaha Diyaaradaha ee ay saamaynayso waxaa ka mid noqon doona Qatar Airways, Etihad Airways iyo Emirates. Haddii diyaaradaha Qadar ay ka weecdaan hawada baaxadda wayn ee dalalka ay dariska yihiin waxay markaas ku…

Read More

Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa sheegtay in kuu ka dambeeyay caddaadiska ay dalalka Khaliijku saareen dawladda Qadar. Trump ayaa sheegay in markii uu dhawaaan booqday Sacuudiga loo sheegay in dalka Qadar uu maalgaliyo “aragtida xagjirka ah” “Markii aan booqashada ku tagay Bariga Dhexe waxaan carrabka ku adkeeyay in aan hadda ka dib la maalgalin karin aragtida xag jirka ah” ayuu yiri Trump. Socdaalkaygii “wuu miro dhalay” ayuuna sii raaciyay madaxweynaha Maraykanku. Sacuudi Carabiya, Baxrayn, Isutagga Imaaraadka Carabta, Yemen iyo Dawladda Liibiya ee ku sugan dhanka bariga iyo dalka Maldives ayaa dhammaantood u jaray calaaqaadkii dublamaasi iyo xiriirradii kale ee ay la…

Read More

Wararka ka imaanaya dalka Australia ayaa sheegaya in booliska dalkaasi ay toogasho ku dileen nin Soomaali ah oo hubeysan oo afduub iyo dil ka geystay gudaha magaalada Melbrourne. Booliska dalka Australia ayaa xaqiijiyay in weerarkaasi uu ahaa mid argagixiso, waxa ayna sheegeen in Yacquub Kheyre uu dhismo ku yaalla magaaladaasi ku qafaashay qof dumar ah ka hor inta ay boolisku toogasho ku dilin. Yacquub Kheyre ayaa la sheegay in sanadkii 2009 loo xiray eedeymo ah in uu qorsheynayay weerar ka dhan ah xero milatari oo ku taala magaalada Sydney balse markii dambe dambi lagu waayay. Kheyre ayay boolisku toogasho ku…

Read More

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Madaxweynaha Jubbaland ,ayaa booqday Xarunta Jaamacadda Kismaayo oo ay ku xaraysan yihiin Ciidamada Federaalka isku dhafka ah, waxaana ay salaam ka qaateen cutubyo kala duwan oo katirsan SNA.   Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in Ciidamadan ay dhamaysteen dhamaan tababarkii ay u baahnayeen hadana ay u xayiran yihiin hub la’aan taas oo dhaliisheeda ay leedahay Dowladda Federaalka ah, isagoo ugu danbayn sheegay in Dowladda Federaalka ah laga sugayo in Ciidamadan ay meel saarto tasiiladka ay u baahan yihiin si ay u hawlagalaan .   Madaxweyne Farmaajo ayaa dhankiisa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay sida ugu…

Read More

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Talaado ah Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed iyo wafdi balaaran oo uu Hogaaminayo.   Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhawayn kadib sheegay in Jubbaland ay muhiim u tahay booqashada maanta uu ku yimid Madaxweyne Farmaajo qayb dalkiisa kamid ah oo uu ka hanaqaaday hanaanka Federaalka ah.   Madaxweyne Axmed Madoobe,ayaa xusay in ay Jubbaland rajaynayso sidii loo hirgalin lahaa Xarumo iyo goobo ay ku shaqeeyaan Hay’adaha Dowlada Dhexe gaar ahaan Madaxtooyada Ra”iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka.   Madaxweyne Farmaajo ayaa ka mahad…

Read More

Xarunta maamulka gobolka Nugaal ee magaalada Garoowe ayaa maanta waxaa ka dhacday munaasabad ay ku qalin jebinayeen 26 arday oo machadka barashada saxaafadda Soomaaliyeed fariciisa Garoowe ka dhammeeyey saxaafadda. Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka socdey wasaaradda warfaafinta, gudoomiye ku-xigeenka degmada Garoowe, hogaanka ururka suxufiyiinta Puntland ee MAP, nabadoono, ururada bulshada rayidka ah, suxufiyiin iyo ardayda dhammaysay machadka. Maamulaha Machadda (SJC) Jaamac Cabdiraxmaan Axmed oo ugu horayn kahadlay madasha ayaa ku dheeraaday casharadii ardaydu soo barteen mudadii 6da bilood ahayd ee ay waxbaranayeen iyo sida ay ugu diyaarsan yihiin inay mihnadda saxaafadda ku shaqeeyaan,hoos ka daawo muuqaalka.…

Read More

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii hore 06 June 2017 xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland, kaas oo laga hirgeliyey dhismaheeda Caasimada Garoowe. Xadhig jarka dhismaha Wasaaradda ayaa waxaa madaxweynaha kuwehelinayey wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada  Xoolaha,Wasiir kuxigeenka Wasaaradaasi, shaqaalaha waaxaha Wasaaradda iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyadda Dawladda Puntland. Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa ugu horayn sheegay inuu ku faraxsan yahay muhiimad gaarana u leedahay furitaanka dhismaha cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, maadaama ay tahay wasaarad ku hawlan ilaalinta iyo xanaanaynta laf-dhabarta dhaqaale ee dalka. ”Sharaf weyn bay…

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 June 2017 Xafiiskiisa kasoo saaray digreeto xeer Madaxweyne Lr. 55 June 05, 2017.     1.Cabdiraxmaan Barkhad Warsame Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha iyo Dhaqanka-Dhulbahante Bah Ararsame.   2.Cabdikhadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib Udhiska Iyo Horumarinta Puntland-Reer Maxamuud.   3.Maxamuud Faarax Beeldaaje loo magcaabay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyadda-Cali Jibraahiil.   4.Yaasiin Cabdi Seed Wasiiru Dowlaha Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare-Cumar Maxamuud.   5.Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda-Dishiishe   6.Cabdifataax Xasan Xuseen (Waloore) Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka-Leelkase.   7.Aamina Maxamed Cabdulaahi Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada…

Read More

Saudi Arabia, the UAE, Bahrain, Yemen and Egypt severed ties with Qatar on Monday morning, following a diplomatic rift in the Gulf region in recent weeks. Saudi Arabia According to the Saudi Press Agency, Saudi Arabia has taken this decision as a result of “ serious and systematic violations committed by the authorities in Doha over the past years with the aim of creating strife among Saudi internal ranks, undermining its sovereignty and embracing various terrorist and sectarian groups aimed at destabilizing the region.” Among the extremist groups Saudi Arabia accused Qatar of supporting and harboring were the Muslim Brotherhood,…

Read More

Puntland : Midnimo ku xiran Sadbursi ama ku Goodin Go’id     “Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo Madaxweyne Farmaajo dhowaan u Magacaabay Agaasimaha Madaxtooyadda Federaalka Waa nin cadaawada u qabo Nidaamka Federaalnimo taasoo keentay inuu cadaawad xad dhaaf ah Puntland u qaado,, wuxuuna Sanadkii 2014kii Nov, 20keedii maqaal uu ku daabacay Aljazeera barteeda Carabiga in DOWLADA PUNTLAND ay lamid tahay KURDIDA CIRAAQ, isagoo maqaalkiisaas si weyn ugu weeraray awoodaha Puntland u madax banaantahay, isagoona ku tilmaamay ummada reer Puntland kuwa sida Kurdida Ciraaq doonaya inay mustaqbalka goostaan!       Dowlad Goboleedka Puntland ilaa laga soo bilaabo dhamaadkii sagaashameyadii ee…

Read More

Saudi Arabia, Egypt, the United Arab Emirates and Bahrain severed their ties with Qatar on Monday, accusing it of supporting terrorism and opening up the worst rift in years among some of the most powerful states in the Arab world.   Egypt accused Qatar specifically of supporting the Muslim Brotherhood, Egypt’s state news agency reported. A Cairo court sentenced the group’s spiritual leader, Mohammed Badie, to life in prison last month for murder and violence in connection with nationwide protests in August 2013 after the military ousted elected Islamist leader Mohammed Morsi.   The official Saudi news agency reported that…

Read More

Taliyaha Booliska gobolka jubaland Max’ed Naasir Guuleed oo saxaafada la hadla qaraxa kadib,ayaa sheegay in qaraxa uu ku geeriyooday hal askari oo magaciisa uu ku sheegay Faysal yare,halka ay ku dhaawacmeen shan askari oo kale.   Talye Cabdinaasir, ayaa beeniyay in waxa qarxay ay ahayd miino goobta lagu aasay, isagoo sheegay in qashin ay ciidamada ku gubayeen saldhigga uu ku dhex jiray qalabka Oxgeyka oo qarax sameeyay.   Qaraxa ayaa dhacay xilli kooxda Baambeeyda Jubaland ay sameeynayeen tijaabooyin ay ugu diyaargaroobayeen soo dhaweynta Madaxweeynaha fadaraalka Max’ed C/laahi Farmaajo, kaasoo la filayo in uu maalinta berito ah soo gaaro Kismaayo,hoos ka…

Read More

Ugu yaraan hal askari oo booliis ah ayaa ku dhintay labaatan kale ayaana ku dhaawacantay qarax lagu bartilmaameedsaday saldhig booliis oo ku yaalla magaalada Kismaayo. Askarta la qarxiyay ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwa baambeyda. Qaraxani wuxuu ku soo aadayaa iyadoo maalin uun ay inaga xigto booqasho la filayo in uu Kismaayo ku tago madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Ururka AlShabaab ayaa inta badan sheegta masuuliyadda qaraxyada lala bartilmaameedsado laamaha ammaanka ee ka dhaca Koonfurta Soomaaaliya. Magaalada Kismaayo waxaa lagu tilmaamaa magaalooyinka ugu ammaan badan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya in kastoo ay Shabaab wali ka taliyaan deegaanno ka tirsan…

Read More

Sacuudi Carabiya, Masar, Baxrayn iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa xiriirkii dublamaasi u jaray dawladda Qadar iyaga oo ku eedeeyay in ay daganaansho la’aan ka wado gobolka.   Wakaaladda wararka ee Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay in ay dawladda Sacuudigu ay ka xiratay xadkeeda dawladda Qadar ayna arrintaasi saamaynayso dhammaan dhammaan isu socodkii dhulka, biyaha iyo hawadaba.   Wakaaladdu waxay soo xigay saraakiil Sacuudiyaan ah oo sheegaya in ay uga golleeyihiin in ammaanka qaranka ay ka ilaaliyaan halista argagixisada iyo xag jirka.   Masar ayaa sidoo kale sheegtay in ay dhammaaan gaadiidka qadar ka xiratay hawadeeda iyo dakadaheeda, sida ay sheegtay Wasaaradda…

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 June 2016 Xafiiskiisa kasoo saaray digreeto xeer Madaxweyne Lr. 55  June 05, 2017 Madaxweynaha Dawladda Puntland. Markuu arkay :         Dastuurka Dawladda Puntland. Makuu tixgeliyey:      Aqoontooda iyo khibradooda shaqo Markuu la tashtay:   Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland. Wuxuu xeeriyey:- Waxaa Cabdiraxmaan Barkhad Warsame Wasiirka, loo magcaabay Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha iyo Dhaqanka Waxaa Cabdikhadar Faarax Shaaciye loo magcaabay Wasiirka Dib Udhiska Iyo Horumarinta Puntland. Waxaa Maxamuud Faarax Beeldaaje loo magcaabay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyadda. Waxaa Yaasiin Cabdi Seed loo magcaabay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. Waxaa Cabdirashiid Cali…

Read More

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Prof. Cusmaan Salaad Xirsi oo maaddadda Giyolijiga ka dhiga jaamacad ku taalla dalka Canada. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jaamac Buulle Jaamac oo ka tirsan idaacada VOA laanteeda afka somaliga ah,hoos ka dhagayso codka Cismaan salaad Xirsi. Halkan ka dhagayso codka Prof Cismaan Salaad Xirsi

Read More

Cabdinaasir Maxamuud Gurey Agaasimaha maamulka madaxtooyada,ayaa Salaaddii Maqrib ka hor ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay agagaarka Kantaroolka Garowe xilli isaga iyo masuuliyiin kale ay lugaynayeen laamiga hareertiisa.   Goob joogayaal ayaa cadeeyay in mas’uulkan iyo qof kale oo la socday uu ku ag rogmaday baabuur safar ahaa, waxaana soo gaaray dhaawac sahlan.   Dhanka kale Gaari ay saarnaayeen askar ka tirsan ciidamada Puntland,ayaa ku rogmaday duleedka magaalada Bosaso.   Shilkaas waxaa ku dhintay hal askari waxaana ku dhaawacmay afar kale.   Askarta dhaawaca ayaa la gaarsiiyay isbitaalka Bosaso,halkaas oo lagu dabiibayo dhaawacooda.

Read More

Ra’isalwasaare Khayre xaqiiqdii tuhunkii marka hore nalaga galiyay wax badan ayaa kasoo beenoobay. A.Masuul muujiyay daacadnimo. B.Masuul muujiyay wadaniyad. C.Masuul muujiyay karti iyo hufnaan. D.Masuul aftahanimo iyo caqli badni muujiyay. E.Masuul han leh oo hiigsi fog muujiyay. Hamiga loo qabaa maanta Khayre waa sareeyaa. Guusha Lixdanka casho muuqatana isagaa keenay. Rajada muuqata waa soo laabashada qaranimadii somaliyed iyo muqdisho dib u noqota mid ka mid ah caasimadaha Africa ugu sareeya.

Read More

Shacabku ninkan rajo badan ayay ka sugayaan ama u qabaan hadaan lays xaqirayn. Maanta askari damcay in uu ka xigsado ama ka cesho salaanta shacabka laba geed ayuu kala booday madaxweyne Farmaajo. Rajadu ma xuma hadalkii madaxweyne Farmaajo ee ahaa Muqdisho kulama tatami karto caasimad Adis-ababa iyo Nairobi baroon iyo dhashiike dhexmaraya ee waxay kula tartami kartaa Nabad iyo dib u dhis,waa meel galaa uu meel fog ugu tagay. Shacabka somaliyed ee ku nool muqdisho maanta,intooda badan waxay kasoo jeedaan Beesha hawiye,waana beeshii lagu xamanayay in ay hortaagnayd dib usoo laabashada qaranimada dalka,balse maanta waxay muujiyeen bisayl iyo in ay…

Read More

Wararka ka imaanaya madaxtooyada Puntland ayaa tibaaxaya in madaxweyne gaas isku shaandhayn balaaran ku sameeyay masuuliyiinta maxkamada Puntland.   Madaxweynuhu waxuu xilkii ka qaaday loona wareejiyay meel kale gudoomiyihii muhiimka ahaa ee maxkamada ciidamada qalabka sida ee shanta Gobol Cabdifitaax Xaaji Aadan,iyadoo loo wareejiyay Garsoore ka tirsan maxkamada sare.   Dhanka kale guud ahaan masuuliyiintii Maxkamadaha Puntland ayaa qaarna la dalacsiiyay qaarna laysku badalay,sidoo kale masuuliyiintii maxkamadaha ayaa isku shaandhayn balaaran lagu sameeyay,iyadoo kuwii Mudug loo badalay Nugaal,kuwii Nugaaleed loo badalay Bari,kuwii Bari loo badalay Mudug.   Talaabadan ayaa madaxweynuhu uga gol leeyahay dib u habaynta garsoorka Puntland ee dayacan,balse…

Read More

Booliska magaalada London ayaa sheegay in ay rumaysan yihiin in todoba qof ay ku dhinteen 48 kalena ay ku dhaawacmeen wax ay ku tilmaameen fal argagixiso oo xalay ka dhacay magaaladaasi.   Saddex qof oo looga shakisan yahay in ay ahaayeen dadkii weerarka fuliyay ayaa waxaa toogasho ku dilay booliska. Weerarka ayaa bilowday ka dib markii gaari la jiirsiiyay dad lugaynayay oo marayay buundada caanka ah ee London Bridge.   Mid ka mid ah gobjoogeyaashii halkaa ku sugnaa markii uu weerarka dhacayay ayaa BBC-da u sheegay in uu arkay saddex nin oo mindiyo ku hubeysan isla markaana ordaya meel u…

Read More

Madaxweyne Farmaajo,ayaa maanta khudbad qiiro wadaniyadeed lahayd ka jeediyay banaanbaxa lagu taageerayay boqokiisa maalmood ee ugu horeeya hogaamintiisa.   Madaxweyne farmaajo ayaa khudbadiisa u badnayd dhiiraglinta shacabka,ku baraarujinta bulshada soo celinta nidaamka dawliga ah sida uu muhiim u yahay..   Farmaajo arimaha uu xusay,ayaa waxaa ugu muhiimsanaa:-   A.Fulinta balanqaadyadiisii xiliga doorashada   B.Hubka dhigista xamar ka socota   C.Cadaalada iyo dib u habaynteeda. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/JtPqTb8ARMY

Read More

Banaanbax balaaran oo lagu taageerayo boqolka maalmood ee dawlada madaxweyne Farmaajo,ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho.   Banaanbaxan ayaa waxaa kasoo qaybaglay in ka badan sodon kun oo qof oo ka mid ah bulshada ku nool magaalada Muqdisho.   Banaanbaxan ayaa waxaa ugu horayntii khudbad qiimo leh ka jeediyay RW khayre.   Rw Khayre ayaa kusoo bandhigay khudbadiiisa waxqabadkii lixdanka maalmood ee ay jirtay xukuumadiisa.   Khayre arimaha uu xusay ee uu sheegay in ay ku guulaysteen ayaa ka mid ah:-     A.Xoojinta amniga iyo xasilinta Xamar   B.Sare uqaadida dakhliga dawlada.   C.La dagaalanka musuqmaasuqa.   D.Xoojinta nidaamka…

Read More

Banaanbax balaaran oo lagu taageerayo boqolka maalmood ee dawlada madaxweyne Farmaajo,ayaa maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho.   Banaanbaxan ayaa waxaa kasoo qaybaglay in ka badan sodon kun oo qof oo ka mid ah bulshada ku nool magaalada Muqdisho.   Banaanbaxan ayaa waxaa ugu horayntii khudbad qiimo leh ka jeediyay RW khayre.   Rw Khayre ayaa kusoo bandhigay khudbadiiisa waxqabadkii lixdanka maalmood ee ay jirtay xukuumadiisa.   Khayre arimaha uu xusay ee uu sheegay in ay ku guulaysteen ayaa ka mid ah:-     A.Xoojinta amniga iyo xasilinta Xamar   B.Sare uqaadida dakhliga dawlada.   C.La dagaalanka musuqmaasuqa.   D.Xoojinta nidaamka…

Read More

Wararka Ka Imaanaya Magaalada London ee Dalka Ingriiska ayaa sheegaya in caawa Magaalada ay ka Jirto xaalad jahwareer ah kadib markii Weerar loo adeegsaday Gaari uu ka dhacay Meesha loo yaqaan London Bridge Ama (Buundada London) oo ah meel aad u Mashquul badan oo u dhow xarunta baarlamaanka Dalkas. Weerarka loo adeegsaday gariga ayaa la sheegayaa in ay ku dhaawacmayn in ka badan 20 qof oo dhamaan lagu sheegay in ay yihiin dad shacab ah oo maryay goobta uu shilka ka dhacay,hoos ka daawo muuqaalka Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/n7tKolkR1B4

Read More

Wasiirka warfaafinta fadaraalka Eng Yariisoow ayaa maanta ka hadlay hubka dhigsita dawladu  ka wado Xamar. Yriisoow ayaa sheegay in hawlgaladu meel fiican marayaan qiimaynta ilaa iyo hada lagu sameeyayna uu tilmaamayo guul. Wasiir Yariisoow ayaa waxuu kaloo ka hadlaya dadka kasoo horjeeda hubka dhigista,isagoo ka hadlaya  arintaas waxuu yiri”Cidna looga haybaysanmaayo hubka dhigista socota in la siyaasadeeyo oo loo badaloq aab qabiil laguna awr kacsado shacabka cid laga yeelayo majirto”hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/tTQAmz4sjLM

Read More

Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada gaashaandhiga Salaad Cali Jeelle,yaa maanta ka hadlay hub ka dhigsita ay wado dawlada fadaraalka. ”Ninka hubka sharci aan ku haysan ee diida in uu wareejiyo waxuu la mid yahay alshabaab,waana waajib in hubka laga qaado”ayuu yiri Salaad Cali. Salaad oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in dawlada Farmaajo ku guulaysatay mudadii yarayd ee ay jirtay arimo badan oo ay ugu horeeyaan  amniga,musuqmaasuqa iyo kororka dakhliga,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/moPPJtZBlmQ

Read More