Toban ruux ayaa 24-kii saac ee la soo dhaafay ugu geeriyootay xanuunka shuban biyoodka tuulada Caato ee ka tirsan Gobolka Bakool, iyadoo ay jiraan kuwa kale oo iminka la ildaran xanuunkasi. Guddoomiyaha Tuulada Caato ee ka tisan gobolka Bakool Wardheere Ducaale oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in bulshada deegaanka aysan heysanin xarumo caafimaad oo lagu dabiibayo dadka uu soo ridanayo xanuunkan, waxaana uu intaa ku daray inay jiraan meelo kale oo ay kaalmo ka helaan. Wardheere Maalin ayaa xusay in oday 80 jir ah uu xalay magaalada ugu geeriyooday xanuunka shuban biyoodka, waxaana uu intaa ku daray in…
Author: Jibril Qoobey
Nairobi, 13 December 2016 (UNHCR) – UNHCR’s Special Envoy on the Somali refugee situation today called for regional and international solidarity and responsibility-sharing as a prerequisite for positive progress towards realizing durable solutions for Somali refugees. Briefing journalists on his recent tour of the main countries hosting Somali refugees, Ambassador Mohamed Abdi Affey cited encouraging consultations with Presidents and Prime Ministers in Djibouti, Ethiopia, Kenya, Ethiopia and Uganda who, without exception, assured him of their commitment to continued protection of Somali refugees and to finding solutions to the Somali situation. “These leaders are concerned that after so many years, one…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo jimce ah 31 March 2017 xadhiga ka jaray masaajid cusub oo laga hirgeliyey gudaha Madaxtooyada Garoowe. Masaajidka laga hirgeliyey Madaxtooyada Daawlada Puntland ayaa waxaa loo bixiyey masjidu Shuhadaa, kadib markii loogu magacdaray dadkii shuhadada ahaa ee ku dhintay iyagoo waajibaad kooda shaqo gudanaya, ha ahaadeen ciidamada qalabka sida iyo in alaale iyo intii kale ee u nafweydey ilaalinta shacabka iyo dhulka Puntland. Xadhiga jarka Masaajidka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka dawladda Puntland Egn. Cabdixakiin Xaaji Cabdulaahi Cumey, Masuuliyiin katirsan goloyaasha dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada…
Golaha Wasiirada ee maamulka Puntland oo shalay kulankoodii qamiislaha ahaa isugu yimid magaalada Garoowe ayaa ansixiyey heshiis Puntland uu la galay shirkad ka soo jeeda dalka Shiinaho oo ka shaqeysa dhismooyinka. Shirkaddan oo lagu magacaabo China Civil Ingnineering Construction Corp. ayaa horey heshiiskan ula saxiixatay madaxweyne C/weli Gaas oo ku sugnaa magaalada Addis ababa. “heshiiskan ay wada gareen Puntland iyo CCECC wuxuu ku saabsan yahay in shirkaddu ay dhisto garoonka diyaaradaha Galkacayo, iyo Wadada isku xirta EYL/Garowe, arrintan oo k amid ah siyaasadii dowlada ee horumarinta kaaba-yaasha dhaqaalaha si puntland u noqoto dal la tartami kara dhigaalkiisa” ayaa lagu yiri…
Saraakiisha dalka Pakistan ayaa sheegay in qarax bam oo xooggan uu ruxay suuq mashquul badan oo ku yaalla magaalo qabaa’ilka degaan oo dhacda waqooyiga galbeed ee dalkaas ee xuduuda Afghanistan, halkaasi oo 22 qof ay ku dhinteen in ka badan 50 kalena ay ku dhaawacmeen. Goobjoogeyaal iyo siyaasiyiin ayaa sheegay in qaraxa ka dhacay magaalada Parachinar ee xarunta maamul goboleedka Kurram lala beegsaday meel u dhow halka laga galo masjid shiicada ay leeyihiin oo u gaar ah haaweenka. Ilaa iyo hadda ma cadda haddii qaraxa uu ahaa mid la hagayey ama uu fuliyey qof ismiidaamiyey. Ma jirto illaa iyo hadda…
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ansixiyay qorshe milateri oo dhigaya in ciidamadda Mareykanka ay dardargeliyaan dagaalka ka dhanka ah ururka Alshabaab. Qorshahan ayaa milateriga Mareykanka u ogolaanaya in weeraro dheeraad ah oo dhanka cirka ah ay ka fuliyaan koonfurta Soomaaliya, Sidoo kalena ay ballaariyaan taageerada ay siiyaan ciidamada dowladda. Tallaabadan ayaa horseedi karta in ciidamo dheeraad ah la geeyo gudadaha Soomaaliya. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasaaradda gaashaandhiga ee dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in madaxweyne Trump uu meel mariyay codsi ku aadanaa in taageero loo fidiyo ciidamadda AMISOM iyo kuwa Soomaalida ee dagaalka kula jira…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/hA01qBfRWo0
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/V1QV4Ch5Tac
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/fQqcgC5f1GY
Itoobiya ayaa afar bilood oo kale ku kordhisay xaaladda degdegta ah ee dalku ku jiro. Go’aanka waxaa si aqlabiyad leh u ansixiyey baarlamaanka, kaasoo 100% uu gacanta ku hayo xisbul xaakimka EPRDF. Go’aankan ayaan ahayn mid la yaab leh. Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa horraantii bishan bidhaamiyey kordhinta, isagoo sheegay in 80% dadku ay talaabadan taageersan yihiin. Wasiirka gaashaandhigga ayaa muddo kordhintan difaacay isagoo sheegay inay muhiim u tahay in lagu fara adaygo guulihii ilaa hadda la gaaray ee ah in xasilooni dib loogu soo celiyo dalka. Mucaaradka iyo kooxaha xuquuqda aadanaha ayaa cambaareeyey xaaladda degdegta ah, waxayna sheegeen…
Qadar lacageed oo ay ka jareen mushahaarkooda shaqaalaha Madaxtooyada Garoowe ayaa waxa ay shalay 29, March, 2017 ku wareejiyeen xubin kamida gudiga taakulaynta Abaarha Puntland. Agaasimaha shaqada iyo shaqaalaha ee Madaxtooyada Puntland Ciise Maxamuud Cumar iyo xisaabiyaha Madaxtooyada Idil Saciid Faarax ayaa lacagtaasi ku wareejiyey Shiikh Cabdiqani Qorane oo kamid ah gudiga taakulaynta Abaaraha Puntland. Qadarka lacageed ayaa dhammayd 15,500,000 oo shilin Soomali ah taas oo ay ugu tala galeen inay kaga qayb qataan gurmadka loo fidinaayo dadka Abaaruhu sameeyeen ee ku dhaqan deegaanada Puntland, taas oo ay u garteen inay uga reebaan mushaharkooda, si loogu samatabixiyo walaalahooda tabaalaysan. Taakulaynta lacageed…
Muqdisho, Maarso 30. 2017—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Casho sharaf u sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, wuxuuna uga mahadceliyey ansixinta Xukuumadda iyo Barnaamijkeeda, isagoo ka dalbaday wada shaqeyn dhex Marta labada Hay’adood ee fulinta iyo sharci dajinta. Casho sharafta ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Golaha Wasiirada iyo marti sharaf kale. Ra’iisul wasaare Xasan Kheyre ayaana ku dheeraaaday muhiimadda ay leedahay in ay isku xirnaadaan hay’adaha Dawladda si dalka wadajir loogu gaarsiiyo horumar iyo isla xisaabtan dhab ah oo dhex mara.…
Golaha Wasiiradda Xukuumada Fadaraalka ee uu shalay Baarlamaanka Fadaraalku siiyay Kalsoonida,ayaa maanta waxa ay yeesheen Kulankoodiii ugu Horeeyey. Kulanka Golaha Wasiiradda ee maanta ayaa diiradda lagu saaray Wax ka qabashadda amniga guud ee dalka iyo sidoo kale sida ugu haboon ee loo caawin karo dadka ay abaaraha Saameeyeen ee ku kala sugan Goboladda dalka. Kulanka ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda cusub ee Xukuumadda fadaraalak Soomaaliya ayaa noqonaya Howshii ugu horeysay ee ay qabtaan,kadib ansixinttii shalay ee baarlamaanka ee shalay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/a-Dwo4qUU_Y
Shir Madaxeedkii 28 ee ururka jaamacadda carabta ee ka Socday Wadanka Urdun ayaa shalay galab waxaa lagu soo gabagebeeyey Magaalo Madaxda Waddanka Urdun. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo oo ka mid ahaa Madaxdii ka hadashay Shir madaxeedka Jaamacadda carabta ee shalay lagu soo gabagabeeyey Wadanka Urdun ayaa ka warbixiyey Fursadaha iyo Caqabaddaha horyaalo Dowladdiisa. Madaxweyne ayaa sidoo kale Ka codsaday Madaxda Dowladdaha Carabta in ay ka dhabeeyaan isla markaana ay oofiyaan balamihii ay horay ugu qaadeen in garab istaagi doonaan Dowladda Soomaaliya si ay uga soo kabato dhibaatada iyo dib udhaca ay mudada Dheer…
President of Federal Republic of Somalia H.E Mohamed Abduallahi Farmaajo, in a written speech distributed to the leaders of the Arab world attending at 28th Ordinary Summit of the Arab League, discussed Somalia’s progress, priorities and remaining challenges going forward. The president acknowledged that most of the Arab world is currently facing grave challenges stemming from the threats of insecurity, political upheaval and economic distress. In light of this, the President called on Arab leaders to unite to overcome these challenges and galvanize wide ranging support to safeguard the future of the Arab world and its citizens. “We need to…
Xaakim ka tirsan Federaalka Maraykanka oo jooga Hawaii ayaa wakhti aan la cayimin kordhiyey inay sii jirto hakinta amarkii socdaalka ee uu madaxweyne Trump ku soo rogay lix dal oo Islaam ah. Xukunka xaakim Derrick Watson ayaa micnihiisu wuxuu yahay in Mr Trump laga hor joogsado dhaqan galinta mamnuucista socdaalka ee Mr Trump inta maxkamadaha la isla marayo. Dacwad ayuu gobolkaas ku sheegay in mamnuucista ay waxyeello u gaysanayso dalxiiska iyo awoodda uu gobolka uu ku qoran karo arday iyo shaqaale ajnabi ah. Madaxweyne Trump wuxuu sheegay in mamnuucistiisa dib u eegista lagu sameeyey ay hor istaagayso argagixisada inay soo…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/vysK702Z0Lc
Beesha Caalamka ayaa waxa ay ka hadashay Go’aankii 29-kii Bishan xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ay ku ansixiyeen Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya, oo uu soo magacaabay Ra’iisul Wasaare Khayre. Saaxiibada daneeya arrimaha Soomaaliya oo ay ka mid yihiin QM, Midowga Afrika, Midowga Yurub, IGAD, Talyaaniga, Belgium, Netherlands, Sweden ayaa si wadajir ah waxa ay u soo dhaweeyeen ansixinta Golaha Wasiirada cusub ee Soomaaliya. Waxa ay sheegtay Beesha Caalamka Dowladda Federaalka, gaar ahaan xukuumadda cusub in ay kala shaqeyn doonto sidii arrimaha wax looga qaban lahaa iyo in arrinta la xiriirta Amniga isbedel weyn lagu sameeyo, lagana hortago dilalka macno darada ah ee…
https://youtu.be/XGnWT4oqRqk
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti ay hogaminaysey Safiirka wadanka Filand u qaabilsan arrimaha Soomaliya Miss. Tarja Fernandez oo ah markii ugu horaysey ee ay timaado Puntland. Kulanka ayaa waxaa Madaxweynaha Ku wehelinaayey masuuliyiin ka tisan goloyaasha dawladda Puntland iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland. Kulanka oo ay debed joog ka ahaayeen warbaahintu ayaa waxaa markuu soo idlaaday Madaxweynaha Dawladda Puntland uu sheegay warfidiyeenada in Puntland iyo Dalka Finland ay leeyihiin xiriir aad u wanaagsan isla markaana ay ka dhexayso wadashayn dhow. Sidoo kale…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/itPrAdj5CaM
Ra’iisul wasaaraaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta golaha Baarlamaanka horgeeyay Xukuumadda cusub ee uu uu dhowaan soo magacaabay iyo qorshe howleedka u degsan Xukuumaddiisa,hoos ka daawo muuqaalka khudbada Ra’isalwasaaraha. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/hxssGmhqlaQ
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Cammaan ee dalka Urdun, halkaasi oo uu Madaxweynuhu kaga qeyb geli doono shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carabta. Madaxweynaha ayaa ku sii hakaday Garoonka Diyaaradaha ee Jabuuti, halkaas oo uu qadar 30 daqiiqo ah kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha Jabuuti Cabdiqaadir Kaamil Maxamed. Diyaaradda waday wafdiga Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku hakatay magaalada Madiina Al Munawara inta aanay u duulin Boqortooyada Urdun,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/PaV74tvEbyw
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/ZzmjHiVKLoE
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ayaa codka kalsoonida ah siiyay Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo dhisay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre. Hadaba waxaan idin la wadaagaynaa taariikh nololeedka Golahan wasiirada cusub ee maanta la anisixiyay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/CN82jmHLJSY
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha Shacabka ayaa codka kalsoonida ah siiyay Golaha Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo dhisay. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa baarlamaanka ka hor akhriyay qorshaha Xukuumadda Soomaaliya ay ku shaqeyn doonto muddada afarta sano ee soo socoto, waxaana uu baarlamaanka ka codsaday inay meel mariyaan Golaha Wasiirada oo arrimahan fulin doono. Kulanka Golaha shacabka oo uu shir guddoominayay Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa waxaa soo xaadirtay 241 mudane, waxaana codka kalsoonida ah siiyay 224, 15 mudane waa ay diideen, waxaana ka aamustay labo mudane, sida uu…
Duulimaadkii u horeeyay ee toos ah Muqdisho iyo Nairobi ayaa maanta oo Arbaco ah ka duushay garoonka aadan-Cade ee muqdisho. Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah udhaqan gelisay heshiiskii todobaadkii hore ay wada gaareen Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb gelay xafladda lagu daah farayo duulimaadka Muqdisho iyo Nairobi, iyadoo diyaaradii ugu horeysay oo toos ah ay saaka ka dhooftay magaalada Muqdisho,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/4ghxiHTe8iU
Waxaa safardibada ah ku baxay Madaxweyanaha Dalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo wuxuu Magaalada Cummaan Ee Dalka Jordan uga qeyb galayaa Shir Madaxeedka Wadamada Jaamacadda Carabta. Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta ayaa warbaahinta caalamka u sheegay shirka beri ka furmaya Magaalada Cammaan in si weyn dhaqaalo loogu aruurin doono Abaaraha haysta shacabka soomaaliyeed. Shirka madaxda Carabta waxaa sanadkan ka qeyb galaya laba Boqortooyo ee ugu waa weyn Dawladaha suniga waa boqorka dalka Moroco boqor Maxamed iyo boqorka dalka Sacuudiga. boqor salman Waxaa kaloo shirkan ka qeyb galaya madaxda wadamada carabta intooda suniga ah ee dareensan Qatarta ku wareegsen ee dawlada iran…
Guddiga qaran ee gurmadka abaaraha ayaa hal milyan iyo boqol iyo konton kun oo dollar (1200.000) u qebiyay Dalka oo idil si ay ugu kaashadaan dadaallada loogu gurmanayo dadka ay waxyeelaysay abaarta ka jirta dalka. Sheekh Nuur Baaruud Gurxan, oo guddigan ka tirsan, ayaa sheegay in lacagtan ay tahay qeybtii labaad ee lacag loogu talagalay gurmadka abaaraha, taas oo qeybteedii hore sidan oo kale loo bixiyay. Maamulka Somaliland ayaa ka helay lacagtan 200.000 kun oo dolar (Labo boqol oo kun dolar). Somaliland ayaan horay qoondo uag helin wajigii hore ee lacagta loogu talagalay gurmadka abaarta. Puntland,…
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Kuwait Danjire Cabdul qaadir Amiin Sheikh ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankaasi Kuwait waxaana uu kala hadlay sidii ay door muuqda ugu yeelan lahayd jaaliyadu u gurmashada dadka ay saameynta adag ku yesheen abaaraha ka jira Soomaaliya safiirka ayaana furay sanduuq loogu talo galay in lagu kaalmeeyo dadkaasi . Safiirka ayaa sidoo kale waxaa uu booqasho ugu tagay xafiisyada hay,adaha samafalka dalkaasi Kuwait kuwaas oo uu kala hadlay sidii ay Soomaaliya oo xaalad adag ku jirta ugu gurman lahaayeen waxaana uu safiirku ku guuleystay in dowladda Kuwait ay Soomaaliya u balan…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/rZFkJb-ld68
Madaxweyne Gaas ayaa u magacaabay Waxaa Burhaan Cilmi Xasan Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada ee xiriirka caalamiga ah. Burhaan ayaa horey u soo noqday wasiir ku-xigeenkii wasaaradda deegaanka iyo duurjoogta, waxaa kaloo uu ka mid noqday xubnihii guddiga doorashadda dadban ee heer fadaraal,waxuuna u qaabilsanaa qaybtii doorashada ee Puntland. Booskan loo magacaabay Burhaan ayaa waxaa mudo dhawr sano ah soo hayay Dr. Maxamed Cabaas Macalin Cumar,kaasoo kal hore iskaga casilay sababo uusan saxaafada la wadaagin. Halkan ka akhriso:-
Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika waxa ku geeriyooday Ahmed Kathrada oo ka mid ahaa shaqsiyaadkii u soo halgamay in dalka laga saaro xukunkii midab takoorka. Waxa uu xiriir dhow la lahaa madaxweynihii hore ee dalkaasi Nelson Mandela, kaasi oo ay muddo 18 sano ah ku wada xirnayeen xabsiga Robben Island. Markii xabsiga laga sii daayay, waxa uu ka mid noqday golaha fulinta ee xisbiga African National Congress, waxaana loo magacaabay in uu noqdo la taliyaha dhinaca siyaasadda ee Mandela. Waxa uu ka fariistay baarlamaanka sanadkii 1999, balse weli wuxuu si firfircoon uga dhex muuqday siyaasadda. Dhawaan waxa uu cambaareeyey…
Guddoomiyaha Guddiga Sirdoonka ee Aqalka Wakiilada Mareykanka Devin Nunes ayaa isniintii sheegay inaanu qorshaha ugu jirin inuu iska casilo baaritaanka guddiga uu ku hayo faro-gelinta Ruushka ay ku sameeyeen doorashadii madaxtinimo ee 2016. “Wax walba waa siyaasad, dadka waxay halkan ku sheegaan waxyaabo badan, waana caadi, waa siyaasad” ayuu Nunes u sheegay weriyayaasha daqiiqado un kadib markii ninka ugu sarreeya xubnaha dimoqraadiga ee guddiga ku jira Adam Schiff uu soo saaray bayaan uu ku dalbanayo in Nunes uu is-casilo. Schiff ayaa sheegay inay adkaan doonto in dadka ay ku kalsoonaadaan baaritaanka, haddii uu Devin Nunes uu qeyb kasii ahaado. Nunes…
Qaraxaan oo ahaa Nooca Lagu Aaso Wadada ayaa La sheegay in uu Ku qarxay Ragii aasayay wadada Warshadaha waxaana Qaraxaan Laga Maqlay Inta Badan Muqdisho. Dadka Deegaanka Ayaa sheegay in Sagaalka Saac ay Maqleen Qarax Xoogan Oo ahaa Miinaada Nuuca Dhulka Lagu aaso ah Waxaana Saakay Markii La isugu Soo Baxay Goobta Lagu Arkay Ragii Miinada Xiligaasi Aasayay Oo Dhamaantood Meyd ah. Mudooyinkaan Dambe ayaa Magaalada Muqdisho waxaa kusoo Batay Qaraxyada Oo Inta Badan Ay Sheegtaan Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab Kuwaasi oo lala Bartilmaameedsado Saraakiisha Iyo Dhamaanba Shaqaalaha Dowlada .
Madaxda dalalka Jaamacadda carabta ayaa berito oo ku began 29-ka bisha Marso lagu wadaa in dalka Urdun ay kaga qeybgalaan shir looga hadlaayo qodobbo dhowr ah oo la xiriira arimaha siyaasadda,dhaqaalaha iyo kuwa bulshada, Shirkasi oo ay soo qaban-qaabiyeen madaxda dalka Urdun,ayaa la filayaa in lagu qabto magaalada Baxru Meyto oo 25-kiilo mitir koonfur galbeed kaga began magaalada Caasimadda ah ee cammaan. Shirkaasi oo ah kii 28-aad ee u qaboomaya wadamada jaamacadda Carabta,waxaa lagu lafaguri doonaa arimo ay ka mid yihiin qadiyadda dalalka ku jira Jaamacadda carabta ,gaar ahaan dhinayada siyaasadda,dhaqaalaha iyo kuwa bulshada ee taagan xilligaan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/9HINf0OiPyA
Haweeney iyo Digaagaddeeda Haweeney ayaa lahayd Digaagad xabbad bayd ah dharaar walba u dhasha. Waxay sida qaalibka ah si feejigan uga fekeri jirtey habkay maalintii laba haloo ukun ah ku heli lahayd halka xabbad qudha ay ka hesho. Ugu dambeeyntii, si ujeeddadeeda u hirgesho, waxay go’aansantay in labajibbaar mesego ah ay Digaagaddii siiso. Maalintaa iyo wixii ka dambeeyey Digaagaddii waxay noqotay wax buuran oo aan qanaaco lahayn oo aan dib dambe bayd u dhalinnin. The Woman and Her Hen A Woman possessed a Hen that gave her an egg every day. She often pondered how she might obtain two eggs…
Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Hirshabelle oo ay ka mid ahaayeen wasiira arrimaha gudaha Maxamed Cali Caadle iyo wasiirka warfaafinta,dalxiiska iyo dhaqanka Mahad Xasan Cismaan iyo xubno kale. Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa ka dhageystay warbixino Saraakiisha QM iyagoo ka hadlay waxqabadkooda, Iyo qorshayaasha uga degsan mashaariic fulinta deegaanada Hirshabelle. Madaxweynaha ayaa Ka dalbaday Xafiiska Qaramada Midoobay ee Beledweyne in ay muujiyaan doorkooda kaga aadan dib u dhiska Iyo horumarinta guud ahaan deegaanada Hirshabeelle, Iyo in ay xaliyaan cabashada dadka deegaanka oo ay si wanaagsan ula shaqeeyaan. Cali Cabdullaahi Cosoble…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/UMXi5-lgsNI
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 March 2017 Xafiiskiisa Madaxtooyada Garoowe kulan kula qaatay wefti ka socdey Bangiga Aduunka. Madaxweynaha yaa waxaa kulanka ku wehelinaayey Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Maaliyada Dawladda Puntland iyo saraakiil ka tisan Madaxtooyada Puntland. Kulanka uu la yeeshay Madaxweynuhu weftigan ayaa waxaa lagaga arrinsanayey mashuuca hab Maamulka Xisaabaadka Dawladda Puntland Public Financial Management (PFM) iyo Daafurka Mashruucaasi. Mashruuca hab maamulka xisaabadka Dawladda Puntland ayaa waxaa lagaga gudbi doonaa habkii hore loo isticmaali jirey kaas oo lagu bedeli doono hab casri ah oo la adeegsan doono qaab electronic ah. Madaxweynaha Dawladda Puntland…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/5o_RQLY8kag
Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in dhimashada dadka rayidka ee Ciraq ee magaalada waqooyi ee Mosul ay tahay musiibo aad u xun, ayna baarayaan tuhunada ku saabsan in duqeymaha isbaheysiga Mareykanka uu hogaaminayo ay ku dhinteen 100 qof oo rayid ah, horaantii bishan. Wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ayaa sheegtay in dub u eegis horudhac ah ay muujisay in diyaaradaha dagaalka isbaheysiga ay duqeymo ka fuliyeen 17-kii March goob ku dhow halka la sheegay in dadka rayidka lagu dilay ee galbeedka magaalada Mosul. Ciidamada Ciraq oo taageero dhinaca cirka ah ka helaya isbaheysiga ayaa ka shaqeynaya sidii ay u qabsan lahaayeen galbeedka magaalada…
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay 31 Al-Shabaab ah ku dileen weerar ay ku qaaday xarun ay kooxda ku leedahay degmada Badhaadhe, Jubbada Hoose. War saxaafadeed dowladda Kenya ay soo saartay waxaa lagu sheegay in KDF ay soo qabteen 11 AK-47 ah, afar miino, qalab isgaarsiin, cunto iyo dharka ciidamada. Warka dowladda Kenya ayaa sidoo kale lagu sheegay in ciidamadeena dhulka ay fuliyeen weerarka, kuwaas oo taageero ka helayay diyaaradaha qummaatiga u kaca. Weerarka ayaa la sheegayaa in uu dhacay Axaddii. Warkaas ka soo baxay Kenya ayaan weli loo xaqiijin karin si madaxbannaan. Dowladda Kenya ayaa soo saartay sawirada…
Wasiir hore oo ka tirsanaa maamulka Somaliland,ayaa maanta shir jaraa’id oo ku qabtay magaalada Hargaysa ku sheegay in heshiiska saldhiga Berbera ay dawlada Fadaraalka somaliya la gashay dalka imaaraadka. Wasiirka ayaa si cad u sheegay in aysan jirin wax heshiis ah oo ay wada galeen somaliland iyo imaaraadka,taa badalkeedana dawalada fadaraalka iyo imaaraadku wada galeen heshiiska ,sidoo kale somaliland ay tahay maamul goboleed hoostaga dawlada fadaraalka.hoos ka daawo muuqaalka oo faah faahsan. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/3ZUFSvoa6HE
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya in ay meel mariyaa xukuumada cusub ee dhawaan uu soo dhisay ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre. Madaxweynaha ayaa sheegay in uu taageeray gollaha wasiirada cusub oo sida uu hadalka u dhigay ah dad aqoonyahanno ah oo ka soo bixin kara howsha loo idmaday, sidaa daraadeed baarlamaankana uu ka filayo in ay codka kalsoonida siiyaan. ‘’Dalka waxaa uu ku jiraan xaalad adag, abaaro iyo dagaal lagula jiro kooxaha xagjirka ah ee Al-shabaab sidaa daraadeed si howlaha – na hor yaala loo dardar galiyo baarlamaanka waxaa ka codsanayaa…
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Axk8j82cMew
Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamanka Somalia Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa markii ugu horeysay ka hadlay muranka ka taagan golaha cusub ee wasiirada xukuumada Somalia. Isagoo la hadlayey qaar ka mid ah warbaahinta gudaha ayuu sheegay Cabdi Xaashi C/llaahi in xildhibaanada aqalka hoose looga baahan yahay iney ansixiyaan golaha cusub ee wasiirada xukuumada Somalia muran la’aan. Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ku baaqay in la joojiyo kooxeysiga iyo khilaafka, loona daneeyo shacabka Soomaaliyeed. “Xildhibaanada Baarlamanku waa iney xukuumada cusub siiyaan fursad ay ku shaqeyso, xalna uma arko in laga horyimaado iyadoo aan arkin waxqabadkeeda. Nidaamka dowladnimada inaan ilaalino ayaa fiican” ayuu yiri…
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa 26 March 2017 kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Magaalada Garoowe Nabadoonada, Cuqaasha iyo waxgaradka gobolka Nugaal, kulanka ayaa waxaa lagaga arrin sanayey arrimo Laxiriira Amaanka gobolka, isxog waraysi iyo sidii ay wadashaqaynta u dhexeysey Dawladda iyo Nabadoonada gobolkasi loo xoojin lahaa. Madaxweynaha ayaa Nabadoona gobolka Nugaal ku amaanay sida ay markasta uga shaqeeyaan ilaalinta iyo xasiloonida gobolka, taas oo sahashay in si wadda jira lo xaliyo caqabad kasta oo timaadda. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa xusay in Nabadoonada, cuqaasha iyo waxgaradka gobolku ay yihiin hormuudka iyo hogaanka guud ahaan Dawladda iyo gaarhaan…
https://youtu.be/rtEN0UNVsVs
https://youtu.be/2qivcfl0zfg
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/f2-v2zxlP98
Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/-Y0gdl9puFM
Rw Xasan Cali Kheyre ayaa muhiim ahaa la qaatay guddoomiyaha Baarlamanka Somaliya Maxamed Cismaan Jawaari. Labada masuul oo Kulankoodu ahaa mid saacado badan qaatay albaabaduna u xirnaayeen,ayaa wararka hoose ee laga helayo ilo ku dhow dhow, waxay sheegayaan in aan laga gaarin wax is afgarad ah. Ra’isul wasaaraha Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa heysta muddo lix maalmood ah oo uu Baarlamanka ku horgeeyo golihiisa cusub ee wasiirada, Jawaari ayaa shalay soo saaray war qoraal ah oo ku socda Ra’isalwasaare Khayre,kaasoo ku aadan in uu wax ka badal ku sameeyo golahiisa wasiirada inta uusna horkeenin Baarlamaanka. Jawaari…
Laba Qarax, ayaa maanta ka dhacay degmooyinka Waaberi iyo Dharkeynleey ee magaaladda Muqdisho. Qaraxii koowaad, waxaa uu ahaa gaari lagu xiray qarax oo ku qarxay nawaaxiga isgooyska dabka ee magaaladda Muqdisho.wax khasaara ahna kama dhalan. Qarax labaad ayaa Gaarigiisa loogu xiray mid ka mid ah Ergadii soo dooratay xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan mudanayaashii Barlamaanka kasoo galay Degaanada Hirshabeelle. Qaraxa gaariga ayaa waxaa uu ka dhacay, Degmada Dharkeynley gaar ahaan agagaarka Ajabka ee xaafada Dabakaayo Madow.
Madaxweynaha maamulka Koofur-galbeed Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay waxa uu ka hadlay xukuumadda cusub ee uu soo dhisay ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre, iyo khilaafka ka dhex jira Baarlamanka ee ku saabsan xukuumaddaas. Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Baydhabo, ayaa waxa uu taageeray xukuumadda cusub, isaga oo Baarlamanka ugu baaqay in ay kalsoonida siiyaan xukuumadda. Shariifka ayaa waxa uu tilmaamay in howla badan oo ay beesha caalamku la qaban lahayd Soomaaliya ay u xayiran yihiin xaaladda kumeel-gaarka ah ee lagu jiro, sidaas darteedna ay lagama-maarmaan tahay in degdeg loo ansixiyo xukuumadda, si ay u qabato…
Masuuliyiin ku sugan magaalada Cincinnati ee gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in ugu yaraan 15 qof la toogtay, kuwaas oo qof ka mid ah xaaladdiisu ay halis tahay, ka dib markii xalay rasaas lagu furay xarun lagu caweeyo oo dad badani ku sugnaayeen. Sarkaal boolisa ayaa sheegay in waxa ka dhacay goobtan lagu caweeyo ay masiibo ahayd. Sarkaalka ayaa sheegay in boqollaal qof ay goobta ku sugnaayeen marka rasaasta lagu furay xaruntan lagu caweeyo ee ku taalla gobolka Ohio, illaa haddana lama sheegin in cid lala xiriirinayo weerarkan.
Madaxweyne Maraykanka Donald Trump, ayaa sheegay in uu u jeesanayo dib u habeynta canshuuraha ka dib markii garwaaqsaday in uu ku guul dareeystay in uu xaqiijiyo balanti u qaaday xilligii doorashada ee ku saabsaneeyd daacadnimada. Xeer la donayey in looga takhaluso dib u habeeynta caafimaadka ee Madaxweynaha ayaa dib loola noqday maalintii Jimcihii . Donald Trump, ayaa qeexay inuu la yaabay oo uu ka niyadjabay inuu burburay sharci la doonayay in lagu badelo adeega caafimaad ee Obamacare. Xisbigiisa Jamhuuriga ayaa dib ula laabtay hindise sharciyeed ka hor inta uusan u codeyn Kongareeska Mareykanka, markaasi oo ay caddaatay in aanay haysan…
Waxaa maanta uu badalay Madaxweyne Farmaajo Talyihii ilaalada Madaxtooyada Soomaliya Ibraahim Sh. Muxyidiin,iyadoo Xilkaas loo magacaabay Col. Axmed Maxamed Af-cadey Oo Horey u ahaa Talyihii Madaxtooyada Xiligii Shariif Shiikh Axmed Taliyaha xilka laga bedelay Ibraahim Shiikh Muxyadiin ayaa mar soo noqday Madaxa Paratocol-ka Madaxweynihii hore, waa nin ay aad isugu dhowaayeen Xasan Sheekh. Madaxweyne Farmaajo ayaa horey isbadal ugu sameeyey Agaasimihii madaxtooyada iyo xubno kale.