Author: Jibril Qoobey

Koox ganacsato ah oo mataleysa cisbitaallada ayaa muujisay cabsida ku saabsan qorsha caafimaadka ee Jamhuuriga ay wadaan. Kooxda waxay sheegtay in dadka aan waxba haysan ee Amerikaanka ah ay wayn doonaan ceymiska caafimaadka. Ururka cisbitaallada Mareykanka ay ku mideysan yihiin ee AHA wuxuu sheegay in dadka “ugu nugul” xaaladdooda shaki uu gelin karo qorshaha cusub. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la kulmay mudanayaasha Congress-ka Arbacadii, wuxuuna u sheegay inuu taageeray xeerka. Jamhuuriyiinta qunyar socodka ah ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin in dadka masaakiinta ah laga qaado kaararka ceymiska. Qorshaha csusb oo loo bixiyay, Xeerka Caafimaadka Amerika, wuxuu badalayaa…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Safiirka Jermalka u qaabilsan dalalka Soomaaliya iyo Kenya Ambassador Jutta Frasch, ayaa ka wada hadlay sidii dib loogu soo nooleyn lahaa xiriirkii Taariikhiga ahaa ee labada dal, madaxweynaha ayaa sheegay in  dowladda Fedraalku ay diyaar u tahay wax wada qabsiga iyo iskaashiga ballaaran ee u dhaxeeyey Jermalka iyo Soomaaliya, xilligaanna ay aad uga muhiimsan tahay marxaladihii la soo maray. Madaxweyne Farmaajo, ayaa sidoo kale kala hadlay  Ambassador Jutta Frasch abaaraha dalka ka jira iyo sida ay muhiim u tahay in dowladda Jermalka gacan ka geysato gurmadka dadka ay aafeeyeen abaaraha. Ambassador Jutta Frasch, ayaa sheegtay…

Read More

Munaasabadaan oo intii ay socatay ay qudbado kala duwan oo dhanka nabadaa kasoo jeediyeen qaar ka mida ka qeyb galayaashii xaflada lagu maamusayay maalinta haweenka aduunka ayaa ugu danbey waxaa munaasabada,waxaa soo xiray Gudoonka Maamulka Gobolka Mudug  oo ku booriyay bulshadsa galkacyo in ay uwada istaagaan ka shaqeynta nabada gobalka,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/VjKtC6RkHF0

Read More

Sida lagu soo qoray boga Twitter-ka ee Safaarada Turkiga ay ku leedahay muqdisho ,ayaa waxaa lagu sheegay in Dawlada Turkiga  ay ku wareejisay Dawlada Fadaraalka Somaliya Lix Milyan oo Dolar oo ay ugu talagashay in wax looga qabto abaaraha,hoos u dhaca miisaaniyada iyo horumarka Dalka. ”Delivered 6 mlns USD budgetary support to new government that will pay salaries. Based on public support and trust, the FGS can move ahead”hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/iTtBCCYB9Lo

Read More

Munaasibadda 8-da Maarso oo ay Haweenka adduunka si weyn u xusayaan maanta ayaa waxaa Hambalyo ku aadan Maalintan u dirtay Haweenka Soomaaliyeed Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Seynab Cabdi Macallin. “Waxaan Hambalyo ku aadan maalinta Haween weynaha Adduunka u dirayaa Haweenka Soomaaliyeed, waxaana idin leeyahay sannadkan sannadkiisa kale Eebbe ha nagu gaarsiiyo Nabad iyo Barwaaqo” ayay tiri Marwada Madaxweynaha Dalka. Marwo Seynab Cabdi Macallin ayaa tiri “Xuska 8-da Maarso waa maalin loo dabaaldego horumarka ay ku tallaabsadeen Haweenweynaha adduunka, waana inaan is xusuusinaa caqabadaha ku horgudban haweenka Soomaaliyeed, ahna kuwa ugu nugul bulshada uguna waxtarka badan”. Marwada Madaxweynaha dalka…

Read More

Ugu yaraan 30 qof ayaa lagu soo warramayaa inay ku dhinteen, balse waxaa suuragal ah tirada dhimashada ay intaa ka badato. Ciidamada komandoska Afghanistan ayaa diyaarad laga daadiyay, gudaha ayeyna u galeen cisbitaalka si ay mintidiinta ula dagaallamaan. Ururka la baxay Khilaafada Islaamka ayaa sheegtay masuuliyadda weerarkaasi. Madaxweynaha dalkaasi Ashraf Ghani wuxuu sheegay in weerarka lagu qaaday cisbitaalka uu yahay mid halis gelinayo qiimaha nolosha aadanaha. “Dhammaan diimaha, cisbitaalka waxaa loo tixgeliyaa sida meel sharfan, in la weerarana waxay ka dhigan tahay in Afghanistan oo dhan la weeraray”, ayuu yiri madaxweynaha. Weerarka wuxuu ku bilowday qof isku qarxiyay albaabka dhanka koonfurta…

Read More

Shirkadda caanka ku ah soo saarista dharka iyo kabaha ciyaaraha ee NIKE ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku howlanayd sanado badan oo ay ugu talagashay haweenka Muslimka ah ee ka qayb qaata ciyaaraha caalamiga ah ee adduunka, waxayna haatan suuqyada soo dhigtay xijaab ay ugu talagashay haweenka Muslimka ah ee ka qayb qaadan doona tartammada orodka iyo wixii lamid ah. Xijaabkan cusub oo ah nooc xirashadiisu fudddahay waxaa laga sameeyay maro qafiif ah oo sidii laastiigga u kala baxaysa lehna dulduleello yaryar oo hawo kasoo gali karto, wuxuuna soo shabahaa marada qammaarka. Dadka xayaysiinta xijaabkaas ka qaby qaadanaya waxaa kamid…

Read More

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka Qaranka, sanadkan 2017-ka, ay Guddoonka usoo gudbiyaan, haddii doorasho “Qof-Iyo-Codkiisa ah” dalka ay ka dhici karto iyo in kale. “ Barlamaanka labada Aqal ma sugi doono ilaa 2019-ka, ka bacdi in la fiiriyo oo la yiraahdo suuragal matahay doorasho “Qof-iyo-Codkii “ ah, hadda 2017-ka ayaan bilaabeynaa suuragal matahay Haa ama Maya. Guddiga waxaan ka rabnaa in ay xisaabtamaan oo ay noo soo sheegaan in la qaban karo iyo in kale, waxaan heysanaa waqti farabadan” ayuu yiri. Sidoo kale, Jawaari,  waxaa uu sheegay, “Doorashada Qof-iyo-Codkiis haddii…

Read More

Shabakadda Wikileaks ayaa baahisay macluumaad ku saabsan waxa ay ku sheegtay farsamooyin badan oo hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA-du u adeegsato in ay xogta kagala baxdo kombuyuutarrada. Farsamooyinkan la sheegay in ay CIA-du adeegsato ayaa la sheegay in ay ka mid yihiin barnaamijo si fudud sirta ugala bixi kara Windos, Android, iOS, OSX iyo Linus oo dhamaantood ah habab ay kombuyuutaradda iyo telefoonnada gacantu ku shaqeeyaan. Software-yadan wax lagu basaasayo ayaa la sheegay in CIA-du samaysatay laakiin waxa kale oo la sheegay in laanta sirdoonka ee UK ee MI5 ay gacan ka siisay CIA-da in ay samaysato barnaamijyo ay kula…

Read More

Taliyaha Ciidanka Milatariga Soomaaliya Maxamed Aadan Axmed Buud, oo Warbaahinta kula hadlay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, ayaa sheegay in ciidamadda Milatariga dowladda laga saari doono  dhamaan magaaladda Muqdishu. “ Ciidanka Booliiska iyo Nabadsugida ayaa lagu wareejinayaa amaanka muqdisho, iyaga ayaana lagula xisaabtami doonaa” ayuu yiri taliyaha. Ciidamadda Milatariga iyo kuwa kale ee ku sugan magaaladda ayaa dadka ay ku wareeraan kala saaridooda,hoos ka daawo muuqaalka Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/8rExGvWJm7o

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa cambaareeyay xayiraadda Donald Trump uu saaray lix dal oo Muslimiin ah. Madaxweyne Farmaajo ayaa haysto dhalashada Mareykanka iyo midda Soomaaliya. Dalalka uu Trump dadkooda ka mamnuucay inay u safraan Mareykanka waxaa ka mid ah Soomaaliya. Wakaaladda wararka ee AP ayaa soo xigatay madaxweyne Farmaajo oo sheegaya in 150 kun oo qof oo Soomaali ah inay “gacan ka geysteen dhaqaalaha Mareykanka iyo bulshooyiinka Mareykanka qaabab kala duwan”. “Waa inaan ka hadalnaa waxtarka dadka Soomaalida ay ku leeyihiin Mareykanka, halkii aan ka hadli lahayn dhowr qof oo dhibaato sababay”, ayuu yiri madaxweyne Farmaajo. “Waa muhiim in…

Read More

Munaasabad kadhacday xarunta hay’ada ee Garoowe ayna ka qaybgaleen mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxaa xilka kula kala wareegey labada mas’uul iyagoona madasha ka jeediyey khudbado kala duwan. Gudoomiyihii hore ee hay’ada wadooyinka Puntland Eng Maxamuud Cabdinuur Ayaa cadeeyay inuu Xilka Ku Wareejinayo Ku Xigeenkiisa, Waxuuna Sheegay ineysan jirin wax Hanti Ama Dhaqaale ah oo Uu Isagu Qaatay, Goobta ayuu Ku Wareejiyay Faylasha Mashaariic Hormarineed oo ay Hay’adda waday, Iyo Lacag ku jiray Akoomada Dowladda iyo Kuwo Gaar Loo leeyahay,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/oDPe24-_01M

Read More

Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus ee Puntland Col. Cabdiftaax Xaaji Aadan Ayaa Ku Dhawaaqay Go’aanka Maxkamadda, Waxaanna 6-kamid ah Dhalinyaradaasi loo Heystay Iney kamid ahaayeen Al-Shabaab, Halka Labo Kamid Ah Ciidamada Puntland Loo Heysto Iney Degmada qandala ku Dileen Nin Oday ah, Halkan ka akhriso:- Cabdiwaaxid Macalin Axmed Xasan – 22 -Sano Jir Mahad cali Xuseen ibraahim 22 – Sano Jir Yaasiin Maxamed Cabdi Ciise 39 – Sano jir C/laahi Cabdiraxmaan Barre 19 – Sano Jir Maxamed Cadi-qani Xasan 33 – Sano jir Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/fVN5AhVBwkE

Read More

Waxaa magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho soo gaaray Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Antonio Guterres, kaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde). Hadaba waxaa saxaafada uga waramay socdaalka Xoghayah guud Madaxweyne Farmaajo oo shir jaraa’id qabtay,hoos ka dhagayso codka Madxaweynaha. Halkan ka dhagayso codka farmaajo

Read More

Waxaa maalmahan laysla dhexmarayaa warar hoose oo sheegaya in 11-ka bishan lagu dhawaaqayo Golaha Wasiirada Dawlada fadaraalka ee cusub.   Xogta Hoose Ee La Helayo ayaa sheegaysa in Golaha Wasiirada DFS loo qaybiyay shadxan hoos ka muuqata:-   Fiiro Gaar ah”   Xogtan mahan mid boqolkiiba boqol dhab ah,balse waa mid ka mid ah kuwa loogu kalsooni badnaan karo.       Liiska Gollaha Wasiirada hoos ka akhriso:-   Beesha Dir   1. Ridwaan Xirsi Maxamed ( Isaaq , Habar Yoonis ) 2. Abdi Ismaaciil Samatar ( Godo-Biirse) 3. Cabdullahi Cabdi Carab ( Dir , Surre ) 4. Axmed Gaboobe…

Read More

Dawladda Maraykanka ayaa ka fikiraysa in ay kala gayso carruurta iyo waalidkood haddii la qabto iyaga oo si sharci darro ah uga soo talaabaya xadka Maksiko. Xoghayaha arrimaha gudaha ee dalka Maraykanka John Kelly ayaa warbaahinta CNN u sheegay in ujeedada go’aankani uu yahay isku day lagu doonayo in la baajiyo qoysaska safarada khatarta ah ka soo gala bartamaha Ameerika. Tobannaan kun oo waalid iyo carruur isugu jira, kuwaas oo badankood ka soo cararaya qalalaasaha Honduras iyo El Salvador ayaa la xiray iyaga oo xadka ka soo gudbaya. Sanado ayay qaadan kartaa inta maxkamaduhu ay go’aan ka gaarayaan codsiyada ay…

Read More

President Donald Trump has signed a new executive order placing a 90-day ban on people from six mainly Muslim nations. Iraq – which was covered in the previous seven-nation order – has been removed from the new one after agreeing additional visa vetting measures. The directive, which includes a 120-day ban on all refugees, takes effect on 16 March. The previous order, which was blocked by a federal court, sparked confusion at airports and mass protests. Presented as a means to strengthen national security against terror threats, it was blocked by the courts and effectively remains on hold. The new…

Read More

The broader conflicts around control of the Red Sea and its littorals are being played out in the new aspects of the transformation of the Republic of Somaliland, which dominates the southern coastline of the Red Sea mouth into the Indian Ocean, but which also remains internationally unrecognized. At its core, the collapse of governance in Somaliland — centered in its deep-seated corruption — has given strength to a number of factors relating solely to Somaliland itself: 1. Moving Away From, Rather Than Towards, International Recognition: The abandonment, which began with the inauguration of the Kulmiye Party Government on July…

Read More

  Xiriirka Kubada Cagta  Puntland   Puntland FootBall Federation Tell:+2520907728825/2520907790256/2520907770141 Email: pufofed@gmail.com /pufofed@yahoo.com Website: www.punsoccer.com: post DHL Garawe Date  04 /03/2017 Puntland League Table No TEAMS PLAYED WIN DRAW LOSE GOAL/DIFFERENT POINTS 1 Garoowe City 6 3 2 1 13 – 6 11 2 Hamboboro 6 2 4 0 6  –  2 10 3 Sbc Fc 7 3 1 3 6  –  8 10 4 Bari Fc 6 2 3 1 4  –  4 9 5 Horseed Fc 6 2 2 2 6  –  7 8 6 Somtel 6 2 2 2 7  –  11 8 7 Comset Fc 5…

Read More

War ka soo baxay Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in madaxweyne Trump uu saxiixay amar cusub oo lagu mamnuucay Muslimiinta lix dal. Xayiraaadda oo la mid ah middii hore waxay dhigeysaa in Muslimiinta dalalka Soomaaliya, Yaman, Suuriya, Sudaan, Liibiya, iyo Iiraan aysan gali karin dalka Mareykanka. Wuxuu diiwaankii hore ka reebay dalka Ciraaq. Xoghayaha arrimaha gudaha ee Mareykanka ayaa sheegay in amarka cusub ee Madaxweynaha loo dhaqangelin doono si deggan. John Kelly, wuxuu sheegay in madaxweyne Trump uu doonayo in dadka Mareykanka ay nabad iyo amni ku noolaadaan. Amarka oo dib u eegis lagu sameeyay wuxuu noqonayaa kii ugu horeeyay…

Read More

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ( Madaale) ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii Waaxda Dab-damiska dowlada hoose Xamar  Cabdullaahi Maxamed Cabdulle ( Saney) oo maanta sheegay inuu is casilay kadib markii uu gudan waayay waajibaadkiisa shaqo sida lagu sheegay warqada xil ka qaadistiisa. Sidoo kale, guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa  C/laahi Maxamed Cabdulle u magacaabay agaasimaha waaxda arimaha dibada ee dowlada. Halkan ka akhriso:-

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kulan Qado Sharafeed ah la qaatay Maamulka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xasan Jimcaale , Haween iyo Xildhibaanada Haweenka ee ku jira labada aqal ee Baarlamaanka. Waxana jeedka kulankani ahaa mid looga hadlayay wada shaqayn dhex marta Dawladda iyo Haweenka Soomaaliyeed, isla markaana looga xaajoonayay sidii wadajir looga qeyb noqon lahaa gurmadka Shacabka Soomaaliyeed ee Abaaruhu saameeyeen. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay inay si buuxda u taageersan yihiin qoondada haweenka ee goleyaasha qaranka, isagoo kula dardaarmey inay u midoobaan gaarista hadafkooda siyaasadeed, isla markaana ay door weyn ku yeeshaan talada…

Read More

Saraakiil ka socota hawlgalka la dagaalanka Burcadbadeeda Soomaaliya ayaa imaanaya maalmaha soo socda Puntland, kuwaas oo kulan la qaadan doona Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar.   Waxaa kulankooda ka dib ay Saraakiishu Daahfuri doonaan xafiis rasmi ah oo ay ka furteen Puntland, waxaana xafiisku uu isku xiri doona Puntland iyo Saraakiisha si ay isaga kaashadaan waxyaabo badan oo ay ka mid tahay Argagixisada iyo Burcadbadeeda sida laga helay xog ay bixiyeen masuuliyiin ka tirsan puntland   Barnaamijkan oo horay uso socday ayaa waxaa soo dadajiyay xiriir wannaagsan oo Puntland iyo Saraakiisha hogaamisay hawlgalka ay yeeshen ka…

Read More

Guddoomiyihii hore ee Bangiga Dhexe ee Somalia, Yusur Aadan Abraar ayaa soo gaartay magaalladda Muqdisho, kadib, markii ay Madaxda Dowladda cusub u yeereen, si loogu dhiibo Xil Qaran. Ilo-wareedyo ku dhow Xafiiska Ra’isul-wasaaraha ayaa sheegaya  in Yusur Abraar safka hore kaga jirto Mas’uuliyiinta Xilalka dawlada Fadaraalka loo dhiibi doono, balse ma kala cadda in loo magacaabi doono Xil Wasiir ama ay noqon doonto Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliya. Waraarka qaar ayaa sheegaya in loo magacaabi doono xilka Wasiirka Maaliyadda ama Qorsheynta Qaranka, inkastoo ay dhici karto in dib loogu magacaabo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe Somalia  iyo Madaxa Guddiga Qaranka ee La-dagaalanka Musuqmaasuqa.,hoos ka…

Read More

Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyay mudo kordhin loo sameeyay  Dawlada iyo Golayaasha Somaliland. Xukuumada Somaliland oo xilku uga keaa bisha afraad ee sanadkan ayaa xilka loo kordiyay,iyadoo la gaarsiiyay mudo xileedkeeda bisha 12aad ee sanadkan, Dhanka kale waxaa ka hadlay mudo kordhinta loo sameeyay Golayaasha Somaliland Xisbiyada siyaasada,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/P_ILuXMDYHM

Read More

Agaasimaha guud ee FBI-da James Comey aayaa beeniyay sheegashada Trump ee ka dhanka madaxweynihii hore Barack Obama. Wuxuu Obama ku eedeeyay inuu amray in telefoonkiisa la duubo ka hor intuusan doorashada ku guuleysan, sida warbaahinta Mareynka ay ku waramayaan. Mr Comey ayaa weydiistay waaxda cadaaladda ee Mareykanka in si cad ay u beeniyaan sheegashada Donald Trump, sida ay baahiyeen New York Times iyo NBC. Wuxuu Comey sheegay inuu dalbanayo in arrinta la saxo, sababtoo ah “waxay muujineysaa in FBI-da ay jebiyeen sharciga”. In agaasimaha FBI-da uu canaanto madaxweyne talada haya waxay muujineysaa in cadaadis uu ka haysto dhanka Dimuquraadiga oo…

Read More

Dalka Kuuriyada Waqooyi ayaa maanta markale tijaabiyay gantaal aan noociisa la aqoon, kaa oo ku dhacay badda dalka Japan sida laga soo xigtay saraakiil katirsan Dowlada Kuuriyada Koonfureed. Gantaalkan ay tijaabisay Dowlada Kuuriyada Waqooyi ayaa laga riday gobolka Tongchang-ri oo ku dhaw xadka Woqooyiga Kuuriya la leedahay Shiinaha, waxaana gantaalkan la tijaabiyay mar kale xiisad ka abuuray dowladaha dariska la ah Waqooyiga Kuuriya. Gantaalka waxa laga ganay gobolka Tongchang-ri oo ku dhaw xadka Woqooyiga Kuuriya la leedahay Shiinaha, sidaana waxa sheegay milatariga Koonfur Kuuriya. Bishii hore ayaa Woqooyiga Kuuriya waxay sheegtay in ay ku guulaysatay tijaabinta nooc cusub oo ah…

Read More

Soomaalidu waa dad aad u dhiifoon oo badi waxa ay diidaan aan lagu khasbi karin, ayna adag tahay waxay mar ka didaan inay dib ugu laabtaan.   Doorashada madaxweyne Farmaajana waxay tusaale cad u tahay, in soomaalida aanay badalin dhaqan ahaan dhibaatadii badneyd ee ay kusoo jireen ilaa 1991kii oo ay ahaayeen dad & dal dowlad la’aan ah, oo haddana dagaalo sokeeye oo qabiilka ku dhisan & kuwo kooxo diimeed ay u dheer yihiin.   Dadnimadaas soomaalida ee aan doorsoomin ayaa kaliftay in ay aqlabiyad ku doortaan madaxweyne Farmaajo, ayagoo hareer maray rabitaankiii dalalka dariska ah, kuwa daneeya arrimaha soomaaliya,…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhawaan u safri doona Dalalka dariska ah ee Itoobiya iyo Kenya. Madaxweyne Farmaajo ayaa kaga qaybgali doona nayrobi shir ay yeelan doonaan madaxda urur Goboleedka IGAd,shirkaas oo looga arinsanayo arimaha Qaxootiga. Socdaalka Madaxweynaha ee Dalalka dariska ah ayaa la filaya ain uu waxtar u noqod xiriirka dalalkaas iyo Somaliya,sidoo kale uu dajiyo shakiga xooga badan ee dalalkaas ay ka qabaan hogaamintiisa. Dahawaan Warbixin ay soo saartay kooxda caalamiga ah ee xasaradaha adduunka “International Crisis Group” oo ay cinwaan uga dhigtay “Qatarta ay dalalka gobolka ku keeni karaan rajada Soomaalida” ayay diiradda ku saartay halista Madaxweeynaha cusub ee…

Read More

Dowlada Imaaraatka Carabta ayaa ka carootay go’aanka ay Dowlada Federaalka Soomaaliya uga soo horjeesatay in saldhiga Milatari ay ka dhigato garoonka Diyaaradaha magaalada Berbera, waxa ayna horey saldhigaasi ugala heshiisay Maamulka Somaliland. Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo oo dhawaan booqasho ku tagay Boqortooyada Sacuudiga ayaa la sheegay in madaxda dalkaasi kala hadlay sidii loo faragalin lahaa qorshaha Imaaraatka ku doonayo in saldhig milatari uga dhisato Garoonka Diyaaradaha Berbera. Dowlada Imaaraatka Carabta ayaa la sheegay in si deg deg ah ugu yeertay Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Danjire Maxamed Cusmaan Al-Xamaadi, waxa uuna safiirka ku laabtay magaalada Abuu Dubai. Amarkan kasoo baxay Wasaaradda arrimaha…

Read More

Madaxweynaha oo kulanka hadal ka jeediyay ayaa sheegay in warbaahinta madaxa bannaan ay kusoo shaqeeysay duruufo aad u adag, isaga oo uga mahadceliyay sidii ay u garab istaageen xilligii uu ahaa Ra’iisul Wasaaraha, oo ay xukuumaddiisa dagaal adag kula jirtay kooxda aAl Shabaab . Dagalkaas ayaa markii dambe looga xorreeyey maleeshiyada magaalada Muqdisho iyo gobollada qaar,hoos ka daawo muuqaalka. Hakan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/6fsNvf-GypM

Read More

Warbixin ay soo saartay kooxda caalamiga ah ee xasaradaha adduunka “International Crisis Group” oo ay cinwaan uga dhigtay “Qatarta ay dalalka gobolka ku keeni karaan rajada Soomaalida” ayay diiradda ku saartay halista Madaxweeynaha cusub ee dalka uga iman karta dalalka deriska la ah Soomaaliya, oo ay sheegtay in ay shaki weyn ka qabaan madaxweeynaha cusub ee loo doortay Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo. Warbixinta ayaa lagu sheegay in guusha Farmaajo ay fursad siineeyso dalalka daneeya arimaha Soomaaliya, taa oo ay nabad iyo xasilooni ugu soo celin karaan Soomaaliya iyo guud ahaan geeska Afrika. Balse weli waxaa jira ayaa lagu yiri…

Read More

Ciidamada AMISOM ee Degan xero kutaala deegaanka Ceel Jaalle ayaa shalay u yeeray Wasiirka Gargaarka iyo Naafada Koofur Galbeed,Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha hoose iyo Guddoomiyihii hore ee Magaaladaa Marka. AMISOM ayaa la sheegay in masuuliyiintan weydiiyeen halka ay ku dambeeyeen lacago gar gaar ah oo loogu tala galay dadka ay abaartu saameysay oo loo soo dhiibay, waxa ayna markii dambe u taxaabeen xabsi iyaga u gaar ah. Masuuliyiintan ayaa la sheegay in xalay ku hoydeen xabsiga ay maamulaan ciidamada AMISOM, waxaana la sheegay in ay ku socdaan baaritaano ku aadan lunsashada lacago gar gaar oo maamul Koonfur Galbeed ugu…

Read More

Warar Dheeraad ayaa kasoo baxaaya  Tuulooyinka Hoosyimaada Degmada Mahadaay  ee Gobolka Shabeelaha Hoose kadib Duqeymo ay maanta Ciidamada AMISOM ka geysteen Tuulooyin ku Dhow dhow Degmada Mahadaay oo la sheegay in ay Isku Aruursanaayeen Ciidamo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Waxaana sidoo kale  wararku intaa ku daraayaan in Khasaaro uu soo gaaray Shabaabkii halkaasi la sheegay in ay isku Aruursanaayeen inkastoo aan illa hada la ogeyn Khasaaraha Rasmiga ah ee soo gaaray Al-shabaab,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/fVS1fJNTWkk

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05, March 2017 la kulmay qaybaha kala duwan ee odayaasha dhaqanka Gobolka Bari, waxaana kulnakaasi ka qayb galay masuuliyiinta maamulka Gobolka Bari, nabadoonada iyo saraakiil ka tirsan madaxtooyada Dawladda Puntland. Kulankankii maanta uu Madaxweynuhu la qaatay odayaasha ayaa looga wada hadlay xaaladda nabad-gelyada iyo horumarka gobolka, waxaana odayaashu ay si cad u tilmaameen inay Dawladda ku garab taagan yihiin tallaabo kasta oo lagu xaqiijinayo sugidda ammaanka iyo tubta toosan ee loo marayo horumarka gobolka. Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays “Dhedo” oo kulankii maanta kalmado kooban ka jeediyay ayaa tilmaamay…

Read More

Barnaamijka loo yaqaan faaliyaha Qaranka ee Tv-ga Universal ayaa waxuu sameeyay Ruwaayad gaaban oo ay ku dacayadaynayaan  Madaxweyne Gaas  iyo hogaamintiisa. Hadaba Dawlada Puntland ayaa joojisay guud ahaan hawlgalkii Tv-ga Universal ee Puntland. Qoraal kasoo baxay wasiir ku xigeenka xilka sii haya ee Puntland ayaa lagu sheegay in Telefishanka Universal ku dhaqaaqay iska hor keenka iyo khalkhal gelinta amniga Puntland. Hoos ka akhriso wareegtada lagu joojiyay Universal Tv:- Sidoo kale waxaad hoos ka daawataan muuqaalka barnaamijka lagu joojiyay Universal Tv. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/xH9dFTlVwH4

Read More

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyey Madaxweynihi uu xilka kala wareegay Barack Obama in uu dhegaysan jirey Telefoonadiisa, markii uu ku sugnaa qasrigiisa Trump Tower ee magaalada New York sanadkii 2016. How low has President Obama gone to tapp my phones during the very sacred election process. This is Nixon/Watergate. Bad (or sick) guy! l’d bet a good lawyer could make a great case out of the fact that President Obama was tapping my phones in October, just prior to Election! Is it legal for a sitting President to be “wire tapping” a race for president prior to an…

Read More

Degmada Kalabayr ee Gobolka Sool ayaa waxaa ka dhacay dagaal xoog leh oo dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo shacabka Degmadaas. Dagaalka ayaa waxaa sababay kadib markii ay damceen in Ciidamada Somaliland qayb ka mid ah ay Xabsiga u taxaabaan nin ka mid ah Gancsatada magaalada aadka looga yaqaan. Dagaalka ayaa dhaliyay khasaare dhimasho iyo Dhaawacba leh,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka https://youtu.be/vyazzr30O08

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha, waxana ay si gaar ah uga wada hadleen wax u qabashada dadka Soomaaliyeed ee saameynta ballaaran ay ku yeesheen Abaaruhu. Kulankan oo ay guddida gurmadka abaaraha ugu warbixiyeen Ra’iisul Wasaaraha waxa ay soo bandhigeen in xaaladu tahay mid ku adag dadka xoolo dhaqatada ah iyo duunyadaba, iyagoo hogo tusaaleeyey soona bandhigay in ay jiraan dad ay isugu darsameen abaaro iyo shuban biyood. Ra’iisul Wasaaruhuna waxa uu u balan qaaday in aanay ka xukuumad ahaan waxba kala hari doonin dadkaasi abaartu…

Read More

Magaalada Copenhagen ee Caasimada Dalka Danmark, waxaa lagu dhex wataa tiro baaskiilo(bushkuleetiyo) ah oo ka badan baabuurta magaalada. Kaamaradaha wax duuba ee magaaladu waxa ay tiriyeen 265,000 oo baaskiil in lagu wato magaalada bartamaheeda(city center), halka baabuurtu tahay 253,000. Dadka baaskiillada ku orda ee magaaladu waxa ay maalintii jaraan masaafo dhan 1.24 milyan KM. Dowladdu waxa ay wadooyinka ay baaskiiladu maraan iyo meelaha la dhigto ku maalgelisay lacag dhan 140 milyan oo dollar tan iyo sanadkii 2005. Xigasho: World Economic Forum

Read More

Qoraalkan oo aan ugu magac daray RAAD-RAAC waa milicsi taariikheed oo aan filayo inuu dib u cusbooneysiinayo sooyaal iyo dhacdooyin hore oo maqalkooda maahane uu aragoodu gaasir ahaa ama aanu jirinba.   Waa taariikhdii AUN. Eng Caydarus Cisman Kenadid .   Waxa aan qoraalka Ku bilaabi doonaa gabay uu tiriyey Cismaan Kenadid, sidoo kalena waan kusoo gabagabeyn doonaa qaybaha danbe ee qormadan.   – Caaqibo dambeetiyo adduun cirib lahaan waaye -Cisadiisu waa maalintaad caafimaad tahaye -Ciriiriga qabuurtiyo khalqiga ciidda lagu aasi -Wedka caarran iyo geeridaan axadna ceeseynin -Waa xaal cajaa’ib ehe sow kuma ciraab qaadan?   Eng. Caydarus oo ahaa…

Read More

Waxaa soo baxaya in uu jiro Jah-wareer  ka jira Qaabka madaxda Dawlada Faderaalka ee  cusub u wada shaqeyn karto Dhibka ugu way oo ah  madaxweyne Farmaajo iyo Raysa wasaare khayre oo xilka ku helay si lama Filaan ah  Waqtiga la joogo waxaa dhibka iyo jahwareerka wada Gudoomiye jawari iyo xildhibaanadii Dib loo soo Doortey Mar labaad ee horena xilka wasiirnimo soo Qabtay. Shirar   is daba jooga  ah ayaa ka socda maalmahan oo dhan  madaxtooyada Soomaaliya  kaasi oo u dhexeeya  madaxda ugu saraysa Dawlada Faderaalka  Gaar ahaa madaxweynaha Soomaaliya, ra’iisul wasaaraha iyo guddoomiyaha baarlamaanka. Shirkan  waxaa keenay  in la isla Fahmo…

Read More

Waa waayada ka mid ah ayaa oday iyo ooridiisa goob miyi oo buur dhakadeed ah oo durdur weyn uu hoos maro ku noolaa oo deggennaa. Carruur, xoolo nool oo dabjoog ah iyo hanti kaleba gaadhi-dameer oo qudha ayay ka haysteen. Dharaar walba odayga ayaa gaadhi-dameerkiisa caws ku daabuli jirey si suuqa magaalada u dhow uu ugu iibgeeyo. Maalin kasta laba jeer ayay durdurka, isaga iyo gaadhi-dameerka, soo gooyaan oo sii gooyaan. Dabadeed wixii lacag ah oo uu halkaa ka helana wuxuu ku soo iibsan jirey cad iyo caano iyo hadba wixii reerku kolkaa u baahanyahay. Maalin maalmaha ka mid…

Read More

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku biiray Xildhibaannada Golaha shacabka kaddib markii loo dhaariyay xilkaas. Xasan Sheekh Maxamuud Xilka loo dhaariyay waa Xildhibaan sharafeed ka mid ah goalaha shacabka mana jiro XIldhibaan uu beddelay,waxaana uu noqday Xildhibaanka 276aad ee Golaha shacabka Soomaaliyeed. Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa siinaya Madaxweynaha xilka ka dega in uu noqonayo Xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu noqday Qofkii ugu horreeyay ee Madaxtinimada Soomaaliya ka dega islamarkaana toos ugu biira Golaha shacabka iyada oo uu siinayo Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka.…

Read More

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiis kiisa ka soo saaray  degreeto xeer  Madaxweyne Lr.22 ee march 03 2017 kuna saabsan magcaabis Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Gobolka Nugaal Madaxweynaha Dawladda Puntland. Markuu arkay:             Dastuurka Dawladda Puntland. Markuu arkay:             Aqoontiisa, kartidiisa, iyo waayo aragnimadiisa shaqo. Markuu tixgeliyey       Talo soo jeedinta Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dawladdaha  Hoose. Wuxuu xeeriyey: Waxaa Calisalaad Diiriye Faarax loo magcaabay Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Gobolka Nugaal . Xeerkan wuxuu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu saxeexo, wuuna saxeexay madaxweynuhu maanta. –DHAMMAAD— XAFIISKA, WAR-FAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.…

Read More