Hal qof iyo eedeysanaha weerarka geystay ayaa dhintay kadib weerar mindi loo adeegsaday oo Isniinta maanta ah ka dhacay magaalada…
Browsing: Somalia
Al-Shabaab is gearing up to seize Mogadishu and establish its own government within the next two weeks, capitalizing on the…
Madaxda Midowga Yurub,waxay ku kulmeen Ingiriiska si ay uga tashtaan waxa ay ka yeelayaan dagaalka Ukrain kadib kulankii fashilmay ee…
Saakay firxadkii argagixisada,ayay ku heleeleen Ciidanka Difaaca Puntland Aaga Tasjiic,wayna ka dileen ku dhawaad 20-Xubnood. Ciidanka,waxaa ka Shahiiday Laba Askari,iyadoo…
Waa aragtida aan difaacaynay 50-kii Sano ee udanbeeyay mida MW Deni hada difaacayo. Aragtidan,waa mida Siyaasiyiinta ku mashquulsan Shaqo mudo…
Waa God kale iyo Talis muhiim ahaa oo argagixisadu lahayd Buq Caleed oo ay Ciidamada Difaaca Puntland Gacanta ku dhigeen.…
Reer Mudug,waa Dad qiyam,gaar ahaan Puntlander-nimada markay timaado kama gorgortamaan. Laamiyada Galkacyo ee lagu dhisayo Lacagta horumarinta ee la saaro…
Puntland= 200-kun KM oo Isku wareeg ah. Puntland=1650-km oo Xeeb ah. Puntland =3-Meelood 1-Dhaqaalaha Geeska. Puntland =4-Milyan oo Qof. Puntland…
WQ:-Jibril Qoobey. Markaan saa ku leeyahay,waxaan soo gudbinayaa dareenka Dadka caadiga ah ee reer Puntland. Dadka Siyaasada xog ogaalka ka…
Seleniski,waa laga gar lahaa,marka laga soo tago asluub xumada Diblomaasiyadeed ee Trump iyo ku xigeenkiisu muujiyeen ee ceebta ku ahayd…
Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelenskyy, iyo Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa dood adag dhex martay kadib markii ay isku khilaafeen arrimaha…
Madaxweyne Donald Trump,ayaa si caro leh ugu jawaabay Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, intii lagu guda jiray kulan ka dhacay Xafiiska…
Khudbad qiimo badan,waaqiciya,dareen damqasho leh wadata,soo gudbinaysa digniino amni iyo kuwo jiritaan Umadeed oo Dadka midaynaysa,ayuu jeediyay Madaxweyne Deni…. 1.Wuxuu…
Hadaysan jirin,wax qarsoon oo lagu heshiiyay Warmurtiyeedka laga soo saaray kulanka Abiy iyo Xasan waxba kama muuqdaan macno leh. Kooxda…
Lix Hoobiye,ayaa lagu soo tuuray Garoonka Aadan-cade xili uu ka dagayay RW Itoobiya. Hoobiyayaashu tois uguma dhicin Garoonka,mana jirto khasaare…
Gantaaladan mahan kuwa caadiya ee waa Tuubooyin argagixisadu jarjartay oo ay ka buuxin lahaayeen Biro,Masaamiir iyo Qaraxyo,kadibna ay u isticmaali…
Mogadishu, (Idil News) – A teenage boy was shot and killed by Somali security forces at Lido Beach in Mogadishu…
Mustaqbalka Galkacyo,waa iftiimayaa,waxaana tusaale loosoo qaadan karaa Laba Qodob….. 1.Beesha Sacad oo Nabada Magaalada ku bixinaysa Dhaqaale,isla markaana diiday colaad…
Go’aanka Trump ee Nabada Ukrain,waxa uu ku fadhiyaa Laba aragti oo macno uleh Cadaanka iyo Maraykanka…. 1.Colaada Ruushka iyo Ukrain,waxaa…
Urur uu hogaaminayo Talyaha Qaybta Booliska Gobolka Bari Col.Cabdiqaadir Jaamac Dirir,ayaa Maanta,waxay heleen in ka badan 15-Nin oo firxadkii argagixisada…
Sahanka Ciidanku,waxa uu galay Dhasaan oo ujirta Dhadaar 8-km ahna halka ugu danbaysa ee hawlgalka sifaynta ee Toga-jeceel iyo Dhulkii…
Waa laysku awood sheegtay mana jiri doonto meel ay uga baxsan doonaan Bad iyo Bariba Quwadaas dul hoganaysa argagixisada. Markaan,waxaa…
Oromadan,waxaa lagu qabtay Aaga Qardho,iyagoo lagu daadshay.. Gawaari,ayaa looga soo qaaday Laascaanood agteeda,waxaa lasoo marsiiyay Dhulka Hawdka ah,kadibna,waxaa lagu daadiyay…
15-kii KM ee ka harsanaa hawlgalka sifaynta argagixisada Buuraha Calmiskaad,waxaa la dhamaystiray kala bar oo waxaa la dagay Dhadaar oo…
Waa Guul la taaban karo oo lagu faani karo. 15-ka KM ee harsan argagixisadu ma joogto oo way ka carareen…
Sheebaab qabashadeedu,waxay ka dhigan tahay oo kale in la sifeeyay Dhadaar,Dhasaan iyo Tuulooyinka kale oo Toga-jeceel ku faafo. Sheebaab markaad…
Si buuxda,ayaan Gacanta loogu dhigay Sheebaab iyo Deegaamadii ku teedsanaa oo uu ku jiro Fariisinkii Argagixisada ee Gaatir-Oodan. Gacan ku…
Askariga Xabada ridaya,marka laga soo tago Mushahaarkiisa,waxa uu qaataa $15 Maalin walba,waxaana siisa Dowlada Puntland. Si la mid ah Askariga…
Jeneral Aadan Cabdi Xaashi,waa Talyaha Ciidamada Difaaca Puntland. Waa Sarkaalka hogaanka uhaya hawlgalkan sifaynta argagixisada ee guulaystay. Aadan Cabdi Xaashi,waa…
Ciidamada Difaaca Puntland Saakay horay ayay uguureen,waxayna gaareen Daramadoobe iyo Afka hore ee Toga Curaar. Ciidanku,waxa uu halkaas ugu tagay…
Madaxweyne Donald Trump ayaa joojinaya malaayiin doollar oo Mareykanku ku bixiyo dhiirrigelinta dhaqanno ka hor imanaya diinta & caadooyinka dadka…
10-Tuulo oo si gaar ah ay udegto Beesha Harti Abgaal,ayay argagixisadu la wareegtay Maalin ka hor. Sidoo kale,waxay argagixisadu khafiifisay…
Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Somaliya, Danjire.Michael Nithavrianakis iyo wefti uu hogaaminayo,ayaa yimid Bosaso. Weftigan,waxay la kulmeen Madaxweynaha iyo Golaha Wasiirada,waxayna…
Waxaa la garaacay Cascaso iyo Marsheed Maanta. Garaacista,waxaa fuliyay Sxb-da PL,gaar ahaan Maraykanka. Xaley ila Saakay,waxay Diyaaradaha Maraykanku wadaan ugaarsi…
Argagixisada? Maalin ka hor ayay qabsadeen 10-Magaalo oo Xamar ku hareeraysan,waana ku fashilmay Dagaalkii uu ku qaaday Sanad ka hor.…
Argagixisada,waxay Difaacooodu ku ururiyeen Gaatir-Oodan oo ah goob muhiim u ah dagaalka oo leh Difaacyo dabiiciya. Ciidamada Difaaca Puntland iyo…
By:-✍️ Dr. Liban Cigaal. Puntland waxay si geesinimo leh u hoggaamineysaa dagaalka lagula jiro Khawaarijta ISIS, iyada oo aan wax…
Maanta ma dhicin wax dagaal ah kaliya Ciidanku horay,ayuu uruqaansaday Shido la’aan. Shalay,waxaa dhacay dagaal guul weyn lagu gaaray hadana…
Fiqi waxa uusan fahansanayn hadalkan in MW Deni uyahay faa’ido weyn oo Shacabka Puntland usoo jiidaya,isla markaana uxaqiijinaya in uusan…
Saldhigyada Toga-jeceel ee ku harsan Gacanta Argagixisada,waa …. 1.Gaatir-Oodan. 2.Curaar. 3.Sheebaab. Sadexdan Saldhig,waxay ku fadhiyaan 26-km,waxaana qiyaastu tahay Laba Maalin…
Sheebaab oo ahayd Madaxtooyada Argagixisada,waxay noo jirtaa 25-Km Caawa. Ciidanka Difaaca Puntland,waxay soo nadiifiyeen Dhul gaaraya 250-km oo ah Dhul…
Maanta Garaacistii Labaad,ayay fuliyeen Diyaaradaha Drons-ka Imaaraadka. Garaacistii saakay,waxaa lagu dilay 20-Maleeshiyada argagixisada ah. Kan Goor dhawayd dhacay weli ma…
Hawlgalkii maanta oo ahaa Cir iyo Dhul, waxaa lagu dilay in ka badan 44 Argagixiso Daacish ah, waxaana laga qabsaday…
Ciidanka Difaaca Puntland,waxay Gacanta ku dhigeen Deegaanka Qurac iyo Dandamale oo ujirta Taliska Guud ee argagixisada ee Sheebaab 34-KM. Ciidanku…
Ciidamada Difaaca Puntland,waxay bilaabeen weerarkii soo afjarida argagixisada. Waxay Cagta mariyeen Talal ilaa Dhasaq. 13-Miino ayay qarxiyeen Ciidanku inta ay…
Kenya,waxay Qayb ka noqotay Quwadaha Gacmaha kula jira Sudan. Si cad,waxay uga Shaqaynaysaa burburinta Dowladnimada Sudan oo hadaba wiiqantay. Wadankeeda,waxaa…
Bosaso : 19 February 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Amar Madaxweyne kusoo saaray in la joojiyey…
Somaliya iyo Itoobiya,ayaa yeeshay wareeggii ugu horreeyay ee wadahadallada farsamo ee kadib heshiiskii Baaqa Ankara, oo lagu doonayo in lagu…
Duqayn kale,ayaa ka dhacday Buuraha Cal miskaad. Duqeyn,waxaa lagu dilay 11-xubnood oo ka mid ah Maleeshiyada Argagixisada Daacish,sida ay xaqiijisay…
Wadadan,waxay muhiim utahay loolanka Gobolka Sanaag ee Puntland iyo Somaliland,waana mida ku aadan Wadada Burco-Ceerigaabo. 60-kii Sano ee Somaliya ay…
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Marco Rubio ayaa Isniintii shalay gaaray dalka Sacuudiga, isagoo madaxda Boqortooyada Sacuudiga kala hadlaya xabbad-joojinta…
Waxaa la yaab leh in Safiirka Somaliya ufadhiya Sacuudiga uu hayo Magacyada Dadka xiran ee la Tooganayo. Safiirku arinkaas kama…
DFS,waa Magac haysta Aqoonsiga QM,intaasaa keenaysa in la xuso ee wax saamayn ah iyo wax tala ah oo ay ku…
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari G/sare, Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo ka warbixiyay Hawlgallada Amni ee ka socda magaalooyinka Gobolkaasi ayaa…
Saraakiil sare oo ka kala socda Ruushka iyo Mareykanka,ayaa Talaadada ku kulmi doona Sucuudiga si ay uga wadahadlaan hagaajinta xiriirka…
Sxb-da Caalamka ee Puntland,ayaa fuliyay Sadex duqaymo Galabta ilaa Caawa. Xakookil oo udhow Dhasaan ah iyo Godka Kunle oo udhow…
Argagixisada,ayaa Ciidanka usoo dirtay Afar Diyaaradood oo Qaraxyo sida. Dhamaan Drons-kaas,waa lawada soo riday. Majirto khasaare kasoo gaaray Ciidanka Diyaaradahaas.…
Dowladda Puntland oo kaashanaysa Saaxibada Imaaraadka ayaa galabta fulisay duqeymo lagu beegsaday Boholaha Xankookib oo u dhaw deegaanka Dhasaan ee…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay dagaalka ciidamada geesiyaasha ah ee Puntland kula jiraan argagixisada caalamiga ah ee Daacish,…
Maxamuud Cali Yuusuf oo 58-jir ah waxa uu wasiirka arimaha dibadda ka yahay Dal yar oo istiraatiijiyad muhiim ah ugu…